we
Home » Entries posted by admin
Entries posted by admin
Booliska Nugaal Oo Hubka Ka Mamnuucay Gudaha Magaalada Garoowe

Booliska Nugaal Oo Hubka Ka Mamnuucay Gudaha Magaalada Garoowe

Garoowe: Saraakiisha Booliiska Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal ayaa shaaciyay in hub aan lagu dhexwadan karin gudaha Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland. Taliyaha qeybta Booliiska Gobalka Nugaal C/raxmaan Abshir Faarax ayaa shalay Garoowe ka sheegay in ciidanka ammaanka ay soo qabtaan cidii ay ku arkaan hub aan sharciyesneyn. Ciidamada Booliiska Magaalada Garoowe ayuu sheegay inay sameeyaan [...]

Guddoonka Baarlamaanka Puntland Oo Sheegay Inaysan Waxba Ka Ogeyn Dhimista Mushaaraadka Ciidanka Puntland

Puntland: Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa sheegay inaysan waxba kala socon mushaar dhimista ciidanka maamulka Puntland maalmahan dambe la hadalay haye ayna ka gadoodeen ciidanka. C/rashiid Maxamed Xersi Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ciidamada laga doonayo inay muujiyaan sabar badan oo ku aadan sugida dhanka mushaaraadka xiliga ay qaadanayaan. Wuxuu sheegay in Baarlamaanka Puntland aan [...]

Continue reading …
Mooshin ka dhan ah Ra’iisal wasaare Saacid oo ay wadaan xildhibaanada ugu tirada badnaa  ayaa ka socdo Muqdisho,waxeyna leeyihiin waa qof marti ka ah xafiiskiisa

Muqdisho(A.M.Network) Muqdisho ayaa waxaa ka socda mooshan kadhan ah Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdifaarax Shirdoon Saacid oo loo arkay qof howshiisa gudan Karin oo marti ka ah xafiiskiisa, howshii uu lahaa dhan uu lawareegay madaxweyne Xasan uu isla wato howshii madaxweynenimo iyo tii Ra’iisal wasaarenimo, Mooshan ayaa sida la sheegay waxaa wada Xildhibaano tiro badan oo [...]

Continue reading …
Dhageyso Prof,Maxamed Mukhtaar fikirkii uu horey u aamin sanaa & kan cusub ee maanta uu lasoo baxay maxey tahay sababta?

Muqdisho:(A.M.Network)Shabakada arlaadii.net ayaa u kuurgashay sida ay wax ugu ogaan laheyd fikirka cusub uu lasoo baxay Prof,maxamed Xaaji Mukhtaar,fikirkaasoo ah in aan Digil&Mirifle maslaxad ugu jirin haduu wadanka uu kadhaqan galo nadaamka Federaalka,Prof,Mukhtaar oo ah khabiir taariikhyahan kana dhiga jamacada kutaala dalkaasi mareykanka. Dad badan oo aqoonyahano ah aan wax ka weydiinay arinkaas ayaa noosheegeen [...]

Continue reading …
Dhageyso Ex,xildhibaan Xasan Maxamed Idris 80% xuquuqdii Digil&Mirifle ay ku lahaayeen dowlada Federaalka Somaliya waa la duudsiiyay

Muqdisho:(A.M.Networ)Xasan Maxamed Idiris oo horay uga tirsanaa xildhibaanadii dowladii KMG ee madaxweynihii geeriyooday Cabdulaahi Yuusuf Axmed uu hogaaminayay ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo quseeya shirkii ay xildhibaanada Digil iyo Mirifle la yeesheen dhawaan madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo arimo kale. Halkaan kadhegayso Ex-Xildhibaan Xasan Maxamed Idiris 80% xaquuqdii  Xasan Maxamed [...]

Continue reading …
Dhageyso Ex,xildhibaan Xasan Maxamed Idris 80% xuquuqdii Digil&Mirifle ay ku lahaayeen dowlada Federaalka Somaliya waa la duudsiiyay

Muqdisho:(A.M.Networ)Xasan Maxamed Idiris oo horay uga tirsanaa xildhibaanadii dowladii KMG ee madaxweynihii geeriyooday Cabdulaahi Yuusuf Axmed uu hogaaminayay ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo quseeya shirkii ay xildhibaanada Digil iyo Mirifle la yeesheen dhawaan madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo arimo kale.  Halkaan kadhegayso Ex-Xildhibaan Xasan Maxamed Idiris” 80% xaquuqdii ay Digil [...]

Continue reading …
Dhageyso shirkii jaraa’id ay qabteen xildhibaanada D&M oo cara darteed maanta fadhiga uga soo kaceen Madaxweyne Xasan calasoow

Muqdisho:(A.M.Network) Waxaa galabta abaarihii sedexdii galabnimo uu kulan ku dhexmaray Villa Somaalia Xildhibaanada kasoo jeeda Beelweynta Digil iyo Mirifle iyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. HALKAAN KA DHAGEYSO SHILKII JARAA’ID AY QABTEEN XILDHIBAANADA D&M Xildhibaanada la kulmay  Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa tiradooda lagu sheegay 55-Xildhibaan waxa ayna Madaxweynaha kala hadlayeen Xil kaqaadistii lagu sameeyay [...]

Continue reading …
Col. Xassan Mohammed Nuur, (Shaargaduud) Saameyntii  uu  ku lahaa Howlaha Baniaadannimo ee dalka Soomaaliya  1996-2006

Baydhabo janaay:(A.M.Network)Waxay aheyd bartamihii sanadkii 1997 oo aan markii iigu horeysay la kulmay Kornel Xassan Mohammed Nuur,(Shaargaduud), waxaana kula kulmey Shaargaduud duleedka magaalada Baydhabo, waqtigaas oo uu ahaa hogaamiyihii Ururkii hubeysnaa ee wax iska caabinta ee Raxanweyen (RRA) kaas oo waqtigaas dagaal kula jirya ciidankii Jeneraal Mohamed Farah Ceydiid, ka dib qabsashadii gobolada Baay iyo [...]

Continue reading …
Col,Hassan Mohamed Nuur (Shaargaduud) and Humanitarian impact in Somalia 1996-2006

Baydhabo janaay:(A.M.Network)It was in the middle of 1997 when I first met Col. Hassan Mohamed Nuur Shaargaduud,   in the outskirts of Baidoa town, where he led Rahanweyn Resistant Army (RRA) fighters against General Mohmamed Farah Aidid militiamen occupation in Bay and Bakool. I was one of the few Local UN humanitarian staff that used to [...]

Continue reading …
Daawo Aqoonyahan kaso Jeedo Sh/hoose oo Shegay Dadkii Qabiilka kudhibaateen Jiray Dadka ku Dhaqan SH/hoose Maantana kudhibaateynaya Dikreeto Dowladeed

Afgooye:(A.M.Network)Aqoonyahan kasoo jeeda gobolka shabeela hoose ayaa ka hadlay dhibaatooyinka heysta shacabka kudhaqan goboka shabeelaha hoose,iyo sida looga bixi karo dhibaatadaasi heysata dadka kudhaqan gobolkaasi. Wuxuuna fariin cad udiray masuuliyiinta dowlada federaalka Soomaaliya si xal loogu helo dhibaatada ka taagan gobolkaasi ee labo iyo labaatan jirsatay mar shaar qabiil & marna shaar dowladeed loo adeegsanayo [...]

Continue reading …
Daawo mucjiso rabaani oo lagu arkay dalka Nabaal,ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR ALAAHU AKBAR

Nabaal:(A.M.Network)Mucjiso rabaani ayaa lagu arkay wadanka Nabaal oo ay muslimiinta ku badan yihiin,bulshada muslimiinta ee dalkaasi ayaa dhistay Masjid aad u weyn marka ay dhamaatay dhismihii ay dhimantahay manaadara kor ee masjidka oo aad u cusleeyd ayey waa jeen wax ka caabiyo. Rafiicul aclaa dhankiisa ayaa caawimaad katimid waxaa la arkay isla markii manadara oo [...]

Continue reading …
Beelweynta hubeer oo kulan looga hadlayay aayaha beesha kuyeeshay Muqdisho kana soo saaray dhoor qodob

Muqdisho:(A.M.Network)Waxaa kulan ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada beelweynta hubeer uu kadhacay Magaalada muqdisho gaar ahaan xaafada taleex, Hotel Safa. sidoo kale kulanka waxaa ka soo qeyb galay kulanka Odayaal, Salaadiinta beesha, Siyaasiyiin,Aqoonyahano,waxgarad,& Ururada bulshada oo kala duwan. Kulanka ayaa lagu gorfeeyay arimo badan ee quseeya beesha & deeganada ay degto doodi dheer kadib ayaa la isku [...]

Continue reading …
Daawo Soomaalida kudhaqan dalka Nederland oo ku faraxsan fasaxida Qaatka oo in muda dhoor bil ka hor laga joojiyay dalka Nederland

Arlaadii waa uadeegaha Bulshada Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com

Continue reading …
Shariif Xasan oo dhowr bilood kadib muqdisho kusoo laabtay masuuliyiin sare & xildhibaano & dadweyne farabadan oo uga hortagay garoonka diyaaradaha ee Adan Cade Airport

Muqdisho:(A.M.Network)waxaa goordhow garoonka diyaaradaha ee Adan Cade Airport Muqdisho lagu soo dhoweeyay Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka ahna Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka. Shariif Xasan ayaa mudooyinkii u dambeeyay ka maqnaa dalka, isagoo ku sugnaa Nairobi iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo dib ugu soo laabashadiisa Caasimada ku soo aadeyso, iyadoo Baarlamaanka bilaabay [...]

Continue reading …
Madaxweyne xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

Muqdisho:(A.M.Network)Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib markii ay dalka Itoobiya uga soo qeyb galeen shir ay yeesheen wadamada Afrika. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyeen R/wasaare ku xigeenka ah wasiirka arrimaha dibada Fowsiyo Yuusuf  Xaaji Aadan, wasiiru dowlaha madaxtooyada Faarax [...]

Continue reading …
Wariye katirsan warbaahinta qaranka oo gordhow lagu dilay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir

Muqdisho:(A.M.Network)Allaha unxariistee wariye Maxamed Ibraahim Raage oo katirsanaa warbaahinta qaranka gaar ahaan SNTV Iyo Radiomuqdisho ayaa waxaa galabta abaara 5:20 daqiiqo dhagarqabayaal hubeysan ay ku toogteen ilinka hore ee hooygiisa oo kuyaala degmada Wadajir ee gobolka Banaadir xili uu fadhiyay. Allaha u naxariistee marxuumka oo galabta ka rawaxay xarunta wasaaradda warfaafinta, boostada, Isgaarsiinta, iyo Gaadiidka [...]

Continue reading …
Why always Mogadisho”By:Isaaq Abdi Abdulahi

Karachi:A.M.Network)The government of Somalia utilizes all its energy to secure Mogadishu and its surrounding areas while the government forgets the rest of the Somali regions in addition to that all of members of the government including president, parliament and the cabinets live in Mogadishu. In other words the current government of Somalia gives to the [...]

Continue reading …
Qunsulka Safaarada Dalka Sudan oo Jirdil u Gaystay Wariye C/qaadir Carab Warbixin

Sudaan: Warar soo gaaray ehelada weriya cabdulqaadir ayaa sheegaya in la xaqiijiyay in Ibraahin Guure Maxamed oo ah Lataliya Safiirka ahna siihayaha Xilka Qunsuliyadda Safaarada Soomaaliyeed ee Dalka Sudan in uu Si shaqsi ah u Jirdalay Wariye C/qaadir Maxamed C/qaadir (Carab) oo ah Wariye Madax Banaan. Jirdilkan ayaa yimid kadib markii uu Ilaalada Gaarka ah ee [...]

Continue reading …
Daawo Shir looga soohorjeedo heshiiskii dhexmaray dowlada madaxweyne Xasan & maamulka Somaliland oo lagu qabtay magalada Minneapolis ee dalkaasi Mareykanka

Arlaadii waa u adeegaha bulshada  www.arlaadii.net  arlaadii@hotmail.com  

Continue reading …
Daawo Beelaha dega waqooyi & maamulka Khaatumo Oo sitoos ah Uqaadacay heshiiskii Madaxweyne Xasan Culusow & Siilaanyo

Nairobi:(A.M.Network)Jaaliyadda Khaatumo ee Nairobi iyo siyaasiyiin kale oo ka soojeeda Soomaalida midnimada jecel ayaa canbaareeyey ficilada guracan ee liita ee Xasan Maxamuud Culusow, waaxayna sheegeen in masiirkii qaranimo iyo hakaylkii dawladdnimo ay god ku dhacday. Shirweynaha oo ahaa mid aad u balaadhan ayaa waxaa soo agaasimey qaar ka mid jaaliyadda Khaatumo iyo xubno fir fircoon [...]

Continue reading …
Daawo marka qalinka lagu duugayay heshiiskii ka kobnaa 7 qodob ee maalintii shalay lagu kala saxiixday magaalada Ankara ee xarunta dalka turkiga

Arlaadii waa uadeegaha Bulshada Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com

Continue reading …
Daawo Muqdisho oo cagta saartay wadadii nawada ee hore loogu barnaa 22 sano kahor

Arlaadii waa uadeegaha Bulshada Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com

Continue reading …
Dhageyso Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo umuujiyay Soomaaliweyn rajo qaran kana hadlay qodobadii kasoo baxay magalada Ankara

Ankara:(A.M.Network)Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa goordhow kahadlay natiijadii kasoo baxday shirkii magaalada Ankara ee dalka Turkiga  udhaxeeyay dowlada Soomaaliya iyo Maamulka  Somaliland. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in ay is-horfadhiistaan maamulka Somaliland ayna ka doodaan qodobo maslaxo u ah bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay kusugan tahay. Xasan Sh ayaa sheegay [...]

Continue reading …
Akhriso qodobadii ay ku kala saxiixdeen dowlada Somaliya & maamulka Somaliland magaalada ankara ee xarunta dalka Turkiga

Ankara:(A.M.Network)Waxaa goordhow lasoo saaray bayaan ku aadan natiijada shirkii magaalada Istanbuul ee ay ku qaateen madaxweynaha dowlada Soomaaliya iyo kan Maamulka Somaliland. Arimaha lagu heshiiyay ayaa waxaa kamid ah in la qeybsado dhamaan deeqaha beesha caalamka ay siiso dalka Soomaaliya, iyo arimo kale. Qodobada lagu heshiiyay waxaa kamid ah. 1-In lasii wado wahadalada udhaxeeya labada [...]

Continue reading …
Shirkii Kismaayo oo dhicisooway & waxa keenay ka akhriso halkaan

Kismaayo:(A.M.Network)Shirkii aan lagala tashan dawladda Soomaaliya ee ka socday magaalada Kismaayo ayaa la sheegayaa inuu istaagay labo maalin kahor, kadib markii ay shirka soo fariisteen dad lagu qiyaasayo ilaa 1200 qofood, dadkaan oo dhamaan ka kala yimid dalka Kenya, Yurub, Maraykanka iyo Maamul Goboleedka Puntland, Dadkaan ka kooban 1200 oo qofood ayaa la sheegayaa inay [...]

Continue reading …
Daawo gudigii looxilsaaray dirista meydka halyeey Xasan Manuur Ibraahin shaatigaduud
Continue reading …
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo oo loogu magacdaray Dr,Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud

Baydhabo(A.M.Network)Maanta ayey ahyd markii laga dejiyay  Meydka marxuum Halyeey Dr,Xasan Maxamed Nuur Ibraahin Shaatigaduud garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay loogana sameeyay Aas qaran ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin isugu jiro wasiiro & xildhibaano iyo qeybaha bulshada ee kudhaqan gobolka Baay & shacab aad u farabadan oo kayimid dhanka magaalada Muqdisho. Halyeey [...]

Continue reading …
Meydka halyeeyga Soomaaliyeed Dr,Xasan Maxamed Nuur Ibraahin Shaatigaduud oo saaka aroortii laga soo dejiyay gegida diyaaradaha ee Adan cadde Airport Muqdisho

Muqdisho(A.M.Network) Waxaa saaka aroortii laga soo dejiyay gegida diyaaradaha caalamiga ee Adan Cade airport ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya,meydka Marxuum halyeeyga Soomaaliyeed Dr,Xasan Maxamed Nuur Ibraahin ee kumagacdheeraa Col, Shaatigaduud oo maalmo ka hor kugeeriyooday Dalka Jarmalka isagoo in mudaba halkaasi ujoogay howlo caafimaad. Marxuumka ayaa gigida diyaaradaha ee Adan Cade loogu dugtay  salaadii [...]

Continue reading …
Xildhibaano cusub oo maanta loo dhaariyay kamid noqoshada Baarlamaanka Soomaaliya kadib boosas ay baneeyeen xildhibaanno kale

Muqdisho: Faarax Cawad jaamac iyo Adan maxamed Cali ayaa maanta waxaa loo dhaariyay kamid noqoshada baarlamaanka Soomaaliya kadib kulan baarlamaanku ay ku yeesheen golasha shacabka Soomaaliyeed. Dhaarinta xildhibanadaan ayaa waxa ay timid kadib Kulan uu shir gudoominayay gudoomiya ku-xigeenka baarlamaanka oo ay ku yeesheesheen xubnaha barlamaanka magaalada Muqdisho iyada xildhibanada ladhaariyay lagu bedelay boosas ay baneeyeen [...]

Continue reading …
Diyaarad ay lasocdeen Masuuliyiin badan oo kamid ah dowlada Soomaaliya iyo shacab fara badan oo si dirqi ah ay uga bad baaday shil ay hawada sare ku gali laheyd

Kenya: Sida ay sheegayaan wararka aan laga helaayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaasi dib ay u caga dhigatay diyaarada African Airways kadib markii ay cilad deg deg ah ku timid inyar kadib markii ay garoonkaasi kasoo duushay. Masuliyiin katirsan Dowlada federlka Soomaaliya ay Kamid yihiin Safiirka Soomaaliya u qaabishan [...]

Continue reading …
Dowlada Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la qabanayo Shirweyne Qaran oo looga hadlayo arimaha la xariira

Muqdisho: Dawlada Federaalka Somaaliya waxa ay qaban qaabinaysaa Shirweynaha Qaran ee kawada tashiga dib u habeynta garsoorka oo uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudene Xasan Sheekh Maxamudd 11kii bishii Febraayo ee sanadkan 2013. Shirkan ayaa waxa uu qabsoomayaa 1da April ilaa 5ta April ee isla sanadkan 2013, waxa uuna ka dhacayaa Magaalada Muqdisho haddii [...]

Continue reading …
Jaaliyada reer arlaadii ee kudhaqan dalka Turkiga ayaa yeeshay shir halkudhigiisu yahay( D&M qofkasti ini kidhiyo caadidaawa nagiteey dhiig milihidii kah aan fidhidolee wal dhiig eh iskuweydii)

Istanbul(A.M.Network) Shir halkudhigiisu yahay( D&M qofkasti ini kidhiyo caadidaawa nagiteey dhiig milihidii kah aan fidhidolee wal dhiig eh iskuweydii) shirkaasoo Ey martigelisey MAZLUMLAR hay’ada uguweyn Tk oo shaqadeedu tahay xuquuqul insaaniga kadhacayna maanta wadanka turkiya magaalada İstanbul xaafada fati hoolalkeeda shirarka hool kamida waxaa ku shire ardada iyo jaaliyada Digil & Mirifle oo ayaamahaan dambe [...]

Continue reading …
Faarax Macalin oo looga adkaaday doorashada Magaalada gaarisa uu kusoo geli lahaa Barlamaanka dalka Kenya.

Gaarisa:(A.M.Network)Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka kenya ee xilligiisa dhamaaday Faarax Macalin ayaa lagaga adkaaday tartankii ugu jiray inuu ku soo baxo kursiga Senedka ee Magaalada Gaarisa waxaana hamigii Faarax Macalin cagta mariyay Wasiirkii Gaashandhigga kenya Yuusuf Xaaji. Labada nin oo si weyn loogu yaqaano Soomaaliya isla markaana miisaan Siyaasadeed ku lahaa Siyaasadda kenya ayaa is legday. Markii [...]

Continue reading …
NASA Astronaut Sunita Williams marka ay kusoo labatay dhulka oo shacisay inay islaamtay Maxey tahay sawabta Akhriso?

London(A.M.Network) Sunita Williams oo ah haweeneey ka howlgasha Hey’ada NASA khibradna uleh howlaha NASA ee qamarsanaaciga ee kutagto Dayaxa,ayaa sheegtay marka ay kusoo laabatay dhulka 07-09-2011 kadib ay shaacisay inay Islaamtay. Sunita markaan aan kusugnaa dayaxa dhulka iyo dayaxa inta udhaxeysa aduunka oodhan wada madoow & mugdi saa’id ah ayey ahaayeen marka laga reebo labo [...]

Continue reading …
Guddoomiyaha golaha fulinta Ahlusuna Sheekh Xeefow oo geeriyooday

Muqdisho:(A.M.Network) War nuxurkiisa hor dhaca ah lasoo gaarsiiyay shabaka arlaadii.net ayaa sheegaya in Guddoomiyaha golaha fulinta ee Ahlusuna waljamaaca Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow uu geeriyooday daqiiqado ka hor wixii faahfaahin kusoo kordhana kala soco shabakada arlaadii.net warkeena dambe haduu alaha weyn ogolaado. Arlaadii Waa u Adeegaha Bulshada Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com

Continue reading …
Gudiyada joogtada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansaxiyay qorshe howleedka baarlamaanka 2013 & mudane C/kariin Buux oo loo magacaabay xil sare

Muqdisho:(A.M.Network)Gudiyada joogtada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen qorshe howleedka Baarlamaanka sanadkan 2013 iyo arimmo kale. Kulankan oo ahaa kulankii Labaad ee ay yeeshaan gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka tan iyo intii ay Xildhibaannada Baarlamaanku galeen fasaxooda sanadlaha ah ayaa waxaa shir gudoominayey [...]

Continue reading …
Xafiiska AU uqaabilsan arrimaha Somaliya ee Nairobi ayaa maanta loosoo raray Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya

Muqdisho:(A.M.Network)Xafiiska Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu guuray magaalada Muqdisho. Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Mahamat Saleh Annadif ayaa xafiiska Midowga Afrika u raray magaalada Muqdisho, kaasoo muddadii saddexda bilood ee uu xilka hayay ka howlgalayay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Danjire [...]

Continue reading …
Wafdi kasocda baarlamaanka dalka Burundi oo soo gaaray Muqdisho,lana filayaa inay kulamo laqaataan Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho:(A.M.Network)Wafdi xildhibaanno ah oo ka socda baarlamaanka dalka Burundi ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay  soo dhoweeyeen xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Wafdigan waxaa hoggaaminayey Hakizimna  Emilien oo ah guddoomiyaha guddiga difaaca baarlamaanka Burundi, waxaana ujeedada safarkooda ku sheegeen inay xiriir iyo iskaashi la sameystaan baarlamaanka Soomaaliya. Kulan ay wafdigu la qaateen mudanayaal [...]

Continue reading …
Wasiirka amniga Puntland ayaa amar ku bixiyay garoomada diyaaradaha inay ka dhoofi karin siyaasiyiin sita Baasaboor ajaanib ah

Garoowe:(A.M.Network)Wasiirka amniga iyo Maamul Goboleedka Puntland Khaliif Ciise  ayaa amar ku bixiyey in Garoomada Diyaaradaha ka dhoofi karin Siyaasiyiinta Mucaaradka ee dhaliilsan Siyaasada maamulkiisa  iyadoo inta badan Siyaasiyiintaas ay u badan yihiin kuwa sita  Baasaboorada wadamada Shisheeye. Khaliif Ciise Mudan oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa Saxaafadda gudaha u sheegay in dhacdada xalay Boosaaso ay [...]

Continue reading …
Maa’mulka degmada Afgooye ayaa sheegay in wadada isku xirta Afgooye & Muqdisho ay halis ugu jirto inay gabi ahaanba xeranto hadaan sideg deg wax looga qaban

Afgooye:(A.M.network)Maamulka degmada Afgooye ayaa qaylo dhaan baahsan ka muujiyey Isbaarooyin fara badan oo askarta ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ay dhigteen inta u dhexeysa  Muqdisho iyo Afgooye gudoomiye ku xigeenka degmada Afgooye Mahdi Axmed Xasan ayaa saxaafada u sheegay in  wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ay halis ugu jirto iney gabi ahaanba xiranto hadii [...]

Continue reading …
Booliska Puntland ayaa qab qabtay 15 ruux loogu shakiyay inay yihiin alshabaab

Garoowe:(A.M.Network)Ciidamada ammaanka Puntland ayaa xiray 14 qof oo looga shakiyay inay xiriir la leeyihiin maleeshiyada al-Shabaab, kuwaas oo lagu soo qabtay howlgal ciidanka maanta ay ka sameeyeen xaafado ku yaalla waqooyiga Gaalkacyo. Taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug ee Puntland Jaamac Maxamed Axmed ayaa  sheegay in 14-ka qof laga soo qabqabtay xaafadaha Israac iyo Siinaay. Jaamac [...]

Continue reading …
Dowlada oo qorsheeneysa inay isbedel ku sameyso maamulka gobolka Hiiraan & kan degmada Baladweyn

Baladweyne:(A.M.Network)Dowadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay is bedel ku sameyneyso Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan degmada Beledweyn, kadib codsi ka yimid dadka deegaanka. Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo booqasho saddex cisho ku tagay magaalada Beledweyn ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in is bedel lagu sameeyo maamulka Gobolka Hiiraan iyo [...]

Continue reading …
Mucjiso rabaani wiil aan laheen San & Af oo kudhashay Magaalada Muqdisho

Muqdisho:(A.M.Network)Wiil lagu arkay mucjiso rabaani ah ayaa xalay ku dhashay Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho, iyadoo wiilkan aanu laheyn San iyo Af. Sida ay sheegayaan wararka wiilkan ayaa saaka waabarigii ku geeriyooday Isbitaalka SOS, sida uu xaqiijiyay mid ka mid ah ehelada qoyska ay u dhasheen wiilka mucjisada ahaa. “Walahi canugan mucjiso ayuu ahaa, wuxuu [...]

Continue reading …
Ciidamo Britain ah ayaa laqorsheynayaa in lageeyo Somaliya gaar ahaan Muqdisho

London:(A.M.Network)Britain ayaa lagu wadaa inay ciidamo u dirto Soomaaliya, wargeyska The Times ee ka soo baxa dalka Britain ayaa sidaas qoray. Wargeyska oo soo xigtay ilo ku dhow wasaaradda gaashaandhigga Britian ayaa sheegay in koox yar oo la taliyayaal ciidan British ah loo diri doono magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya qeybta hore ee sanadkan haddii duruufaha ammaanka [...]

Continue reading …
We are deeply concerned by a Mogadishu court’s decision to convict and sentence to one year in prison a 27-year-old alleged rape victim and the journalist who interviewed her

Press Statement Victoria Nuland: USA. Department Spokesperson, Office of the Spokesperson Washington, DC February 5, 2013 We are deeply concerned by a Mogadishu court’s decision to convict and sentence to one year in prison a 27-year-old alleged rape victim and the journalist who interviewed her. We are also concerned by reports of procedural irregularities and [...]

Continue reading …
Mareykanka oo kudhaliilay dowlada Xasan sheekh qaabka ay xukunka ugu riday wariye Cabdicasiis Koronto

Muqdisho:(A.M.Network)Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xukunka ay shalay maxkamadda gobolka Banaadir ku ridday weriye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim (Koronto) iyo haweeney sheegtay inay kufsadeen ciidanka dowladda. War qoraal ah oo ay soo saartay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka Victoria Nuland ayay ku sheegtay inay ka walwalsan yihiin wararka sheegaya in loo hanjabay dadkii marqaatiyaasha ahaa iyo habka [...]

Continue reading …
Ra’iisal wasaare Saacid & wafdi uu horkacayo oo gaaray magalada Baladweyn Daawo sida loogu soodhaweeyay

Baladweyne:(A.M.Network)Wafdi uu horkacayo Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa goor dhow gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ra’isul wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinayo xubno katirsan goliihiisa wasiirada, oo ay kamid yihiin wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed, wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin Xaaji Fiqi,Wasiirka [...]

Continue reading …
William Hague oo kadigay weeraro argagixiso oo muwaadiniinta reer Britain kaga imaankara Somaliya, Pakistan, Afghanistan

Muqdisho:(A.M.Network)Wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Britain William Hague ayaa sheegay in khatar la xiriirta weeraro argagixiso inay Britain uga imaanayaan dalalka Soomaaliya, Pakistan iyo Afghanistan. Hague wuxuu kaloo sheegay in haddii aan faragelin lagu sameeyeen, gobolka Sahel ee Afrika uu khatar ku noqon lahaa ammaanka Britian. Hadalka wasiirka arrimaha dibedda ayaa imaanaya hal toddobaad kaddib [...]

Continue reading …
Madaxweyne Xasan hadaladii uu kusoo qatay shirkii jaraa’id ay sida wada jirka ah ay uwada qabteen European Union President Herman Van Rompuy ayaa noqday hadal European Union ay aad usoo dhaweeyeen

Brussels(A.M.Network)Shirjaraa’id ay si wada jir ah ay uwada qabteen madaxweyne Xasan sheikh & European Union President Herman Van Rompuy, in Brussels,hadalka Madaxweyne Xasan oo noqday hadal ildhaha Yurubta kusoo wada jeediyay Soomaaliya. Halkaan hoose ka daawo. Arlaadii waa u adeegaha Bulshada Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com wardiile2011@hotmail.com

Continue reading …
Qaramada midoobay ayaa sicadaan ah ugu sheegtay Dowlada federaalka inay wada hadal lagasho maa’mulada Puntland & Somaliland

Nairobi(A.M.Network) Qaramada Midoobay ayaa dawlada federaalka Soomaaliya u soo jeedisay inay suurtagaliso wadahadal iyo dib u heshiisiin ballaaran oo ay la furto maamulada Somaliland iyo Puntland ee waqooyiga dalka Soomaaliya. War saxaafadeed ay soo saartay Qaramada Midoobay English ah oo lagu xusay in Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee dhanka siyaasadda Jeffrey Feltman uu dawlada [...]

Continue reading …
Eng,Abukar Macalin Garwaal oo kadigay qorshaha kasocda baydhabo inuu noqdo mid ku koowan Baay & Bakool kaliya

Muqdisho:(A.M.Network)Eng,Abukar Macalin Garwaal ayaa ka digay qorshaha ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ee maalmihii lasoo dhaafay ee hadal heynta warbaahinta u badneed & bulshada soomaaliyeed ee kudhaqan goboladaasi ay isla dhex marayeen in loogu dhawaaqi doono maa’mul goboleed ama dowlad goboleed oo ka arimisa labada gobol oo kala ah Baay & Bakool,kudhawaaqida [...]

Continue reading …
United Nations Top Political Official visits Mogadishu

Mogadishu/New York,  30 January 2013 – The United Nations’ top political official, Under-Secretary-General (USG) for Political Affairs Jeffrey Feltman, visited Mogadishu and expressed the UN’s strong commitment to support Somali efforts to build peace. While in the Somali capital, USG Feltman met with Prime Minister Abdi Farah Shirdon, the Ministers of Justice, Defense and Interior [...]

Continue reading …
Diblomasiyiinta aan ku imaan Xarunta Wasaradda Xilligii loo qabtay, soona gudbin cudur daar la aqbalay, waxaa loo aqoonsaday inay ka tanaasuleen howshii ay Wasaaradda u hayeen

Muqdisho:(A.M.Network)Inta badan Safiirada Soomaaliya u jooga dibadda ayaa loo yeeray inay soo galaan gudaha dalka kadib markii soo idlaaday kulan dhex maray Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Howlwadeenada shaqaalaha Safaaradaha Dibadda oo dhawaan tagay Magaalada Muqdisho. Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiru dowlaha Wasaaradda, Wasiir ku xigeenada, Agaasimaha guud iyo Xubnaha guddiga dib u [...]

Continue reading …
Daawo banaanbax kadhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh & siyaasada uu rabo inuu ku hogaamiyo dalka

Minnesota:(A.M.Network) Banaanbax kadhan ah Madaxweynaha Somaaliya Xasan sheikh Maxamud ayaa kadhacay magaalada Minnesota ee dalkaasi Mareykanka dadka banaanbaxayay ayaa lagu qayaasi dadkii ugu badnaa ee kazoo qeyb gala banaanbax kadhan ah Madaxweynaha Soomaaliya iyo siyaasada uu rabo inuu ku hogaamiyo dalka soomaaliya. Halkaan kadaawo sida uu udhacay banaanbaxa. Arlaadii waa u adeegaha bulshada. www.arlaadii.net Email: [...]

Continue reading …
Ra’iisal wasaaraha dowlada oo booqday Idaacada shabeele ee magaalada Muqdisho

Muqdisho:(A.M.Network) Ra’iisal wasaaraha dowlada Soomaaliya ayaa manta booqday xarunta Idaacada Shabeele ee magaalada Muqdisho,booqashadaasi waxaa ku wehliyay wasiirka arrimaha gudaha & amniga qaranka iyo xildhibaano & saraakiil katirsan dowlada Soomaaliya,booqashadaan ayaa timid maalmo ka hor dil loogu geystay wariye katirsan Idaacada Shabeele ee magaalada Muqdisho. Ra’iisal wasaaraha & wafdiga uu hor kacayo ee booqday Idaacada [...]

Continue reading …
Dowlad goboleedka Puntland oo kutilmantay tilaabada Mareykanka ku aqoonsaday dowlada Somaliya ay tahay mid taariikhi ah una horseeda umada somaaliyeed horumar

Garoowe:(A.M.Network)War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in go’aanka uu Maraykanka ku aqoonsaday dowladda Soomaaliya ay tahay tallaabo taariikhi ah oo horumarinaysa xiriirka Soomaaliya iyo Maraykanka. Puntland waxay sheegtay inay door wayn ka qaadatay inay Soomaaliya ka baxdo KMG-nimadii iyo geeddi-socodkii nabadda. Maamulka Puntland waxay Maraykanka iyo waddadama kale ku boorrisay inay sii [...]

Continue reading …
Pro,Dhalxa Dowlada waxaa loogu fadhiyaa inay isbedelo ku sameeyso Safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay Caalamka

Muqdisho:(A.M.Network) Xildhibaan Pro,Maxamed Cumar Dhalxa oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka federaalka soomaaliya ayaa manta warbaahin lahadlay waxa uuna sheegay qaar kamid ah safaaradaha dowlada Somaaliya ay kuleedehay caalamka in uu kajiro is qab qabsi oo dhanka qabiilka ah taasi oo looga fadhiyo in ay xaliso Wasaarada arrimaha Dibada Soomaaliya. Pro,Maxamed Cumar Dhalxa ayaa waxa uu [...]

Continue reading …
Ra’iisal wasaare Shirdoon oo boqasho hore loshacin kutagay Degmada afgooye

Afgooye:(A.M.Network)Maanta ayaa Ra’iisal wasaare Cabdi Faaraxa Shirdoon & wafdi uu hogaaminaayo ay soogaareen Degmada Afgooye ee G/shabeelaha hoose,boqashadani oo aheyd mid aan horay looshaacin waxaana ku wehliyay boqashada wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaran iyo taliyaha Hey’ada nabadsugida & madaxkale. Marka uu gaaray Ra’iisal wasaare Shirdoon Degmada Afgooye ayuu isla markiiba bilaaway kulamo uu laqaadanayo [...]

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Xasan khudbadii uu ujeediyay Somalida kudhaqan magalada minnesota ee dalkaasi Mareykanka

Minnesota:(A.M.Network)Daawo khudbadii madaxweyne Xasan sheekh uu ujeediyay Somalida ku dhaqan magaalada Minnesota ee dalkaasi Mareykankanka. Halkaan hoose ka daawo Arlaadii waa u adeegaha Bulshada Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com wardiile2011@hotmail.com

Continue reading …
Wariye Cabdi xareed oo lagu dilay daqiiqado ka hor Muqdisho

Muqdisho:(A.M.Network)Weriye Cabdi Xareed Cismaan Adan oo ka mid ahaa weriyaasha ka howlgala idaacada Shabelle ayaa kooxo hubeysanku dilay goordhow magaalada Muqdisho. Weriye Cabdi Xareed ayaa la sheegay in uu ku sugnaa suuqa weyn ee degmada Wadajir kooxo hubeysan ayaa  ku weeraray goobtaasi kuna dilay wariye Cabdi xareed alaaha unaxriiste. Kooxihii dilka weriyaha geystey oo ku [...]

Continue reading …
Page 1 of 9123Next ›Last »