we
Home » Entries posted by admin (Page 5)
Entries posted by admin
Shabaab oo sheegtay in mudo sacado ah ay la waregeen gacan ku heynta Afgooye

Afgooye:(A.M.Network)  Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ee xaraka Alshabaab Sheekh Max’ed Abuu Cabdala ayaa shaaciyay in ay weeraro dhoowr ah ay ku qaadeen meelo kala duwan ee ka mid ah gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan Degmada afgooye, Abuu Cabdalla waxuu sheegay xalay inay mudo saacado ah ay la wareegeen gacan kuheynta Degmada Afgooye. Abuu Cabdalla waxa [...]

Continue reading …
Axmed Mudane oo shegay ciidamada in ay kusii jeedaan Magalada Marka ee xarunta gobolka shabeela hoose

Muqdisho:(A.M.Network) Axmed Mudane oo ah masuul ka tirsan maamulka gobolka Shabeelaha Hoose una qaabilsan dhanka amniga ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dowlada ay ku wajahan yihiin magaalada Marka oo ah xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu ka hadlay qab sashadii ciidamada ay qabteen shalay degaanka Laantabuur,ay u aheyd dowlada  meel aad [...]

Continue reading …
Faahfaahin dheeri oo kasoo baxaysa afduubkii loogu geystay shaqaalaha samafalka Puntland

Muqdisho:(A.M.Network) faahfaahin dheeri oo kasoo baxaysa afduubkii loo geystay shaqaalo sama falka ee ajaaniibta ahaa ee deegaanada maamul goboleedka Puntland. Waxaa warar an kasoo warinay ilo kusugnaa goobta uu falka afduubka kadhacay ayaa sheegaya in ay ahaayeen shaqaalahaasi lagu heysto degaanka dowlad goboleedka Puntland kuwa u dhashay dalkaKenya. Generaal Jaamac Maxamed Axmed, oo ah taliyaha [...]

Continue reading …
Ku dhawaaqidii Ergooyinkii ansixin lahaa Dastuurka oo dib udhac kuyimid maanta

Muqdisho:(A.M.Network) Waxaa saakay dib u dhacay shir lagu waday in maanta uu u furmo ergooyinki ansixin lahaa dastuurka loo soo diyaariyey Soomaaliya. Shirka oo loo xiri lahaa wadooyinka Muqdisho qaar ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 12-ka July ayaa dib ugu dhacay sababo la xiriira ergooyinka oo qaar wali maqan. Malaq Maxamed Yacqub Deeroow [...]

Continue reading …
Dhalinyarada Magaalada Muqdisho oo jawi farxad leh kunool.

Muqdisho:(A.M.Network) Dhalinyarada ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ifa faalo wanaagsan ka muujiyay Isbedelka ka dhacay Magaalada Muqdisho, ayagoo aad u soo dhaweeyay Jawiga Nabadoon ee Magaaladu hada ay ku sugantahay , dhalinyaradaasi qaqr kood waxay ka yimaadeen qurbaha waxayna aad ugu faraxsanyihiin inay ku soo laabtaan Wadankoodi Hooyo. Waxaa Goobaha Internet Café yada Buux dhaafiyay [...]

Continue reading …
Daawo sawirada Ra’iisal wasare Gaas oo kulan la qatay cayaar yahanada Soomaali ugu qeyb gali doonta Olympic kada London 2012

Muqdisho:(A.M.Network) Ra’iisal wasaare Gaas oo kulan la qaatay gudiga Olympic kada Soomaaliya & cayaartoyda Soomaali ugu qeyb gali doonta cayaaraha Olympic kada 2012 ee lagu qaban doono magaalada London ee cariga Ingiriiska Inta jeer ee la aqristay :92 Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com wardiile2011@hotmail.com   

Continue reading …
C/xakiim Xaaji Fiqi oo Muqdisho kusoo laabtay kana hadlay sawabta

Muqdisho:(A.M.Network)  C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi oo mar ahaa Ra’iisal wasaare kuxigeen & Wasiirka Gashaandhiga ayaa waqtiyadaan dambe badatay kusoo laa labashadiisa Magaalada Muqdisho, Fiqi ayaa sheegay in uu ugu soo laabtay Muqdisho dhowr arimood,oo ay kamid yihiin sidii uu uga qeyb qadan lahaa arimaha amniga & dib u dhiska ciidamada Dowlada & in loo helaa [...]

Continue reading …
Ciidamada Dowlada oo la wareegay deegaanka Lanta Buur & Xabsigii ciidamada Asluubta ee ku yaalay Lanta

Afgooye:(A.M.Network) Gudoomiye ku xigeenka amaanka gobolka Shabeelaha Hoose Axmed Cumar Mudane ayaa maanta sheegay in ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom oo wada socda in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaano hor leh oo ku yaala gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan deegaano hoos taga Degmada Afgooye. Mudane,ayaa sheegay in ciidamada dowlada ay si buuxda ula [...]

Continue reading …
Shabaab oo ka hadashay weerarkii suuqa xoolaha ee magalada Baydhabo shalay

Baydhabo:(A.M.Network) Shabaab oo guulo kala duwan ka sheegatay degaano hoostaga Jubooyinka & gobolka Baay & Banaadir, Afhayeenka dhanka howl galada ciidamada Alshabaab Sheikh Cabdi casiis Abuu muscab,ayaa isaga oo la hadlay idaacada ku hadasha afka Alshabaab ayaa sheegay inay ciidamo badan ay ku dileen dagaalo ka kala dhacay degmooyinka Badhaadhe,Baydhabo iyo duleedka magaalada Muqdisho. Abuu [...]

Continue reading …
Beeraley & ganacsato lagu amray inay u huraan naftooda & maalkooda jihaadka ay al shabaab kula jirto ciidamada Amisom & kuwa dowlada

Afgooye:(A.M.Network)  Gudoomiyaha Alshabaab dhinaca howl galada ee gobolka shabeelaha hoose,Sheikh Maxamed Abuu Cabdalle,ayaa ku waar geliyay Shacabka ku dhaqan Deegaanada hoostaga gobolka Shabeelaha Hoose inay kala qeyb qaataan Dagaalada ay kaga soo horjeedaan ciidamada Dowlada Soomaaliya & kuwa Amisom. Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa digniin gaar ah u jeediyay Beeraleeyda ku dhaqan gobolka  Shabeelah hoose iyo [...]

Continue reading …
maxaa dhex maray wafdigii QM ee shalay tagay Dhuusamareeb & Ahlu sunnaha

Muqdisho:(A.M.Network)Ururka Ahlu sunna ayaa ka war bixiyay kulankii shalay ay laqaaten wafdigii QM uu hor kacayay Mr Mark Bowdan ayna kawada hadleen dhowr arimood oo kala ah gargaarka adanaha & Amniga. Gudoomiye ku xigeenka golaha fulinta ee Ururka Ahlu sunna ee gobolada dhexe  Sheikh Maxamed Ilkacase,ayaa warbaahinta u sheegay in ay  waxyaabo badan kala hadleen [...]

Continue reading …
Ciidamo feejignaan dheeri ah ka muuqata oo lagu daadiyay Baydhabo,kuna raad jooga cidii ka dambeysay qaraxii xalay

Baydhabo:(A.M.Network)  Faah faahin dheeri ah oo kasoo baxeysa qaraxii xalayto ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaraxaasi oo xalayto luxay xaafad ka mid ah xaafadaha magaalada Baydhabo ayaa ku dhintay hal ruux waxaana dhawac kasoo gaaray sedex ruux. Ciidamo faro badan oo feejignaan dheeri ah ka muuqata ayaa lagu daadiyay xafada qaraxu uu [...]

Continue reading …
Wadooyinka qaar ee magaalad Muqdisho oo maanta xeran,lagana dhaqan geliyay go’ankii 8 dii bishan

Go’aanadii ay soo saareen gudiga Amniga qaran 8 dii Luuliyo oo ah  bishaan aanu kujirno ayaa ka mid ahaa go’aanadaasi wadooyinka qaar eek u yaala magaalada Muqdisho in si kumeel gaar ah loo xero inta ay socdaan kulumo looga hadlayo ama looga arinsanayo xiliga kala guurka ah ama ay socoto ansaxinta dastuurka qabyo qoraalka. Maanta [...]

Continue reading …
Bishar Al Assad” kama baqaayo inaan la kulmo waxa kudhacay Mubarak & Qadaafi

Muqdisho:(A.M.Network)Waxuu sheegay madaxweynaha dalka Syria Bishaar Al Asad’’isaga in uusan ka baqeyn inuu la kulmo waxa kudhacay Madaxweynii hore ee dalka Masar & Korneelkii Liibiya ee tagay Mo’amar Alqadaafi. Waxuu kasoo qaaday xaalada dalkiisa in ay ka duwantahay’’ Kulan uu la yeeshay Talefeshin laga leeyahay dalka Garman ka oo lagu magacaabo A R D ayuu [...]

Continue reading …
Daawo,Aweys Khamiis oo ka towba kenay fanka uguna baaqay fanaaniinta in ay iska dayaan maha wax ilaah raali ka yahay

Muqdisho:(A.M.Network) Aweys Khamiis oo ka codsaday umada Soomaaliyeed in aysan dhageysan heesihiisii hore,uguna baaqay fanaaniinta oo in umada ah ay soo wada shaqeyn jireen in ay kafiirsadaan fanka waayo waa wax ilaah raali ka aheyn . Inta jeer ee la aqristay :56 Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com wardiile2011@hotmail.com

Continue reading …
Axmed Mudane oo beeneeyay in ciidamo Ahlu sunna ay ku sugan yihiin Afgooye

Afgooye:(A.M.Network) Iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen warar sheegaya in ciidamo ka tirsan Ahlu suna ku sugan yihiin Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose,ayaa arintaasi waxaa beeniyay maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose. Axmed Cumar Maxamed “Axmed Mudane”,gudoomiye ku xigeenka Dhanka amaanka ee gobolka Shabeelaha Hoose,ayaa ka hadlay hadalada sheegaya in ciidamo ka tirsan Shabeelaha Hoose,gaar ahaan Degmada [...]

Continue reading …
Xalay oo la Weeraray guriga gudoomiyaha degmada Heliwaa.

Kooxo hubaysan ayaa habeenimadii xalay waxay weerar kusoo qaadeen guriga uu degmada Heliwaa ka degen yahay gudoomiyaha Degmadaasi. Cumar Cabdulle Jacfaan,gudoomiyaha Degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir,ayaa habeenimadii xalay wuxuu ka badbaaday isku day dil ka dib markii kooxo hubaysan ay weerareen gurigiisa. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada ilaaliya amaanka gudoomiyaha Heliwaa iyo kooxahii weerarka soo [...]

Continue reading …
Ajax ayaa Xaqiijisay In Jon Vertonghen uu Ku Biiray Kooxda Tottenham.

Ajax ayaa ku dhawaaqday in heshiis ay la gaareen kooxda Tottenham oo ku aadan saxiixa daafaca Jan Vertonghen heshiis ku kacaya 12 milyan euro. Labada kooxood ayaa ku jiray wadahadalo muddo dheer oo ku aadan sidii daafaca reerBelgiumuu u tagi lahaaWhite Hart Lane, waxaana haatan heshiiska uu muuqdaa gabagabo. Vertonghen ayaa qalinka ku duugi doona [...]

Continue reading …
Egypt:President issues a decree the return of parliament

Issued by Dr. Mohamed Morsi, President of the Republic, a decision to cancel the decision to dissolve parliament, issued by theSupreme Constitutional Court, To return to the Board for the exercise of his duties. The resolution also provides for early elections to parliament within 60 days from the date of approval of the people on [...]

Continue reading …
Daawo sawirada wariye C/qaadir Cumar C/dule oo xalay lagu dhawacay Muqdisho

  Inta jeer ee la aqristay :78 Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com wardiile2011@hotmail.com  

Continue reading …
Nin halis ku ahaa Amaanka dalka Britain oo ciidamada Amaanka gacanta kusoo dhigeen

Ciidamada ammaanka ee Dalka Britainayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen nin la tuhunsan yahay in uu ka tirsan yahay Ururka AL-qaacidda isla markaana ammaan darri ka waday gudahaBritain. Ninkaan ay gacanta ku dhigeen Ciidamada ammaanka ee dalka Ingiriiska ayaa la sheegay in uu yahay muwaadin Soomaali ah islamarkaana ay qeyb ka ahaa Saraakiil ka [...]

Continue reading …
Shabaab & Amisom oo xalay madaafiic isku weydaarsaday magalada Balayweyn

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhaceen duqeymo ay ciidamada dowlada iyo Al Shabab isku weydaarteen. Duqeynta oo ka argigixisay dadka reer Baladweyne ayaa ka danbeysay marki ay Al Shabaab hoobiyaal ku weerareen saldhig ay ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya ku leeyihiin xaafada Xaafada Suuqa Xoolaha. Sarkaal u hadlay ciidanka [...]

Continue reading …
Guux isa sootaraya ayaa ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

Guux isa sootaraya ayaa ka imanayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay guuxaasi oo ah in Odayaashii dhaqanka ee kasoo amba baxay gobolka Baay si ay ugu qeyb galaan shirkii wada tashiga ee lagu soo xuli lahaa Ergada an saxin laheyd Dastuurka qabyo qoraalka,Odayaashaasi iyo Malaaqyada qaar ayaa lagu soo waramayaa in sitoos ah ay [...]

Continue reading …
Wariyihii TV-ga Universal C/qadir Cumar oo gordhoweyd lagu dhawacay Muqdisho

War deg deg ah oo hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in wariye ka tirsan TV-ga Universal oo lagu magacaabo C/qadir Cumar Cabdulle lagu dhaawacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Nin ku hubeesnaa bistoolado ayaa weeraray saxafiga oo marayey meel u dhaw isgoyska Korontada ee degmada Wadajir waxaana soo gaaray dhaawac sida ay xaqiijiyeen dad goob [...]

Continue reading …
Afhayeen nimada ciidamada Amisom oo la wareegay sarkaal Jabuutiyaan ah

Xilka afhayeenka ciiadamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta waxaa si toos ah ula wareegay Col. Cali Aadan Xaamud oo ka soo jeeda dalka Jabuuti, kaas oo beddelay afhayeenkii hore AMISOM Paddy Ankunda. Paddy Ankunda oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay isaga iyo Col. Cali ku wada qabteen garoonka diyaaradaha Aadan [...]

Continue reading …
Dowlada KMG ayaa cabasho u gudbisay Kenya shidaal qodista ay  ka bilaabi rabto xeebta koonfureed ee Somalia

Dowlada KMG Soomaliya ayaa maanta cambaareysay  heshiis ay dowladaKenyaku siisay laba shirkadood oo ah kuwa shidaalka qoda in ay ceelal ka qodaan xeebta lagu muransanyahay eeKenyaiyoSomalia. Xeebtan oo ku taala koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa sheeganeysa dowladaKenyaiyada oo xukumadi Ra’isulwasaarihi hore Cumar C/rashiid Sharmaarke ka saxiixatay in ay iyada leedahay taasi oo marki danbe uu diiday baarlamaanka [...]

Continue reading …
Xaalada Magaalada Marka oo Bariga dhexe noqotay

Mogadisho:(A.M.Network) Dadka ku dhaqan degmada Marka ayaa cabsi xoogan la soo deristay, kadib markii saacadihii u dambeeyay la arkay diyaarado qumaatiga u kaca oo dul heehaabayay hawada, Sida ay soo sheegayaan dadka deegaanka diyaaradahan oo ahaa dhowr diyaarado oo kuwa Helicopters loo yaqaan ayaan ku soo dhowaan magaalada, hase yeeshee dadka ayaa arkayay iyagoo heehaabayay [...]

Continue reading …
Akhriso Dowlada Kenya oo saxiixday heshiis u ogolaanaya in ay si rasmi ah ugu mid noqoto howlgalka AMISOM,

Mogadisho:(A.M.Network) Dowlada Kenya ayaa shalay saxiixday heshiis u ogolaaday in si rasmi ah ay ciidankeedu ugu biiraan howlgalka nabadilaalinta ah ee Midowga Africa ka wadaan Soomaaliya. Kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga Africa wasiirka gaashaandhiga Kenya Yusuf Xaaji iyo madaxa Amaanka iyo Nabadgalyada AU Ramtane Lamamra ayey ku saxiixeen heshiiska. [...]

Continue reading …
Dhageyso Pro,Dhalxa” Afgooye waxey u muuqataa in ay lugaha lasii galeyso fowdo

Mogadisho:(A.M.Network) Pro,Maxamed Cumar Dhalxa oo ah xildhibaan ka mid ah Barlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda gobolka Sh/hoose gaar ahaan degmada Afgooye ayaa dhaliilo ujeediyay maamulka cusub ee loo magacaabay degmada afgooye, isla marki waxaa  lala boodey lacag  loogu magacdaray LEEJO halka meelaha kale ee lamaha dowlada ee maaliyada ay ku jirto meel gaba gaba ah, [...]

Continue reading …
C/qadir Siidii oo ka hadlay Leejada lagu soo rogay shacabka reer Afgooye

Mogadisho:(A.M.Network) Gudoomiyaga gobolka Sh/hoose oo ka hadlay degmada Afgooye sheegayna in ay tahay Afgooye meesha ugu muhimsan ee gobolka shabeelaha hoose,inta ka dhiman gobolkana ay xureyn doonan,LEEJADA lagu soo rogay shacabka reer Afgooye uu kutil maamay wax ay shacabka ka codsadeen maadaama ay jirto dhaqaale daro si loo xureeyo inta ka dhiman gobolka. DHAGEYSO GUDOOMIYAHA [...]

Continue reading …
Akhriso warmurtiyeed oo ka kooban 40 Qodob oo laga soo saaray shirka Istanbuul,

Muqdisho:(A.M.Network) Shir laba maalmood uga socday magaalada Istanbul madaxda siyaasada Soomaaliya iyo hogaamiyaal caalamka ka socday ayaa goor dhawyed oo caawa ah lagu soo gaba gabeeyey magaalada Istanbul. Hadaba Warmurtiyeedka oo ka kooban 40 qodob ayaa qodobada ugu muhiimsan waxay kala yihiin:- -In La Tixgelinayo Madaxbanaanida,Sharafta iyo Midnimada Umadda Soomaaliyeed. -In Nabad dhab ah laga [...]

Continue reading …
Kala firdhatkii hor joogayaasha Al-shabaab & meesha ay ku sugan yihiin

Muqdisho:(A.M.Network) Horjoogayaasha Maleeshiyada Alqaacidada Soomaaliya iyo caa’iladooda ayaa qalqal weyn oo dhinaca amniga ah soo wajahay kaddib markii gacantooda ay ka baxeen magaalooyin waaweyn oo istaraatiji ah oo ku yaalla gobollada Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose halkaasoo ay billaabeen haatan iney ka baxsadaan deegaanadii ay ku harsanaayeen. Kooxda Al-Shabaab oo sida caadada u ahba si tartiib [...]

Continue reading …
Daawo Shirka Istanbul oo maalintii Labaad galay, & Muqaal cusub

Mogadisho:(A.M.Network) Shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlay ee ka socday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa galay maalinkiisii labaad, iyadoona maanta looga hadlayo arrimaha siyaasadda iyo sidii loo soo afjari lahaa khal-khalka siyaasadeed iyo daganaansho la`aanta mudada labaatanka sano kor u dhaaftay ee ka taagan Soomaaliya. Warar ayaa sheegaya in ergadii ka socotay Somaliland Maamulka la [...]

Continue reading …
War bixin cajiib ah oo laga diyaariyay doorka Turkiga ee Soomaaliya & in laga filaayo natiijo kuwii hore ka duwan

Muqdisho A.M.Network) Bishii February, Raiisul Wasaaraha Britain, David Cameron, waxaa shirkii caalamiga ee arrimaha Somalia lee ka dhacay London uu ku tilmaamey “kii ugu balaarnaa oo qeybo miisaankooda uu culus yahay ay ka qeyb galaan”. Walow dadka magaca leh ee ka qeybglaya shirka Istanbul ay ka yar yihiin kuwii ka qeybgaley shirka London, ayaa hadana [...]

Continue reading …
Faroole iyo Caalin ayaa shaaciyay in ay u kicitimayaan Istanbuul si ay ugu qeyb galaan shirka ahalkaasi ka socda

Mogadisho:(A.M.Network) Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa shaaca ka qaaday inay ka qeyb galayaan shirka Istanbul ka dhacaya horaanta bishan, kadib markii Axadii la soo dhaafay ay si wada jir u qaadaceen ka qeyb galka shirkaas. Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa u sheegay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da inay la xaliyay waxyaabihii ay tabanayeen, haatana [...]

Continue reading …
Liberia’s Taylor jailed for 50 years for war crimes

A UN-backed court sentenced former Liberian leader Charles Taylor on Wednesday to 50 years in jail for war crimes. The Special Court for Sierra Leone found Taylor guilty last month of supporting rebels who murdered, raped and mutilated thousands of people during the West African country’s civil war. Presiding Judge Richard Lussick said the length [...]

Continue reading …
Dhageyso afhayeenka Al-shabaab oo sheegay in uu murtidka fara cidadeed kaga baxsaday kaasoo uu ula jeedo madaxweyne Shariif

Mogadisho:(A.M.Network) Afhayeenka Al-shabaab oo sheegey in uu maaanta ka bad baaday murtidka ay raween in ay ku qaarijiyaan ka miin ay u dhigeen ceelasha biyaha,kaasoo uu ula jeeday madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, Halkaan ka dhageyso afhayeenka alshabaab oo ka war bixiyay werarkii ay ku qarijin lahaayeen Shariif sheekh,arlaadii.net Inta jeer ee la aqristay :61 Arlaadii [...]

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Shariif oo ka badbaday weerar lagu qaarijin lahaa & diyaradaha qumaatiga u kaca oo ka qeyqatay difacidiisa

Mogadisho:(A.M.Network) Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, ayaa maanta kabadbaaday weerar ay al Shabaab rabtay in ay ku qaarijiso Madaxweyne Shariif oo ay ku soo qaadday kolonyo baabuur ah oo Madaxweynaha sidday,Sida AMISOM ku warrantay Madaxweynuhu wuxuu ka soo laabtay socdaal uu ku tegey magaalada Afgooye oo mar dhow laga saaray ciidanka al Shabaab. Inta jeer [...]

Continue reading …
Shirkii Istanbul oo maanta ku sigtay in lagu kala kaco, maxeey aheyd sawabta keentay taas

Mogadisho:(A.M.Network) Sida ay bbc da Laantada afka Soomaaliga u sheegtay gabar ka mid aheyd ergada ka timid dalka Mareykanka oo ka qeybaglaysay shirka kasocda Istanbuul waxaa uu shirka maanta ku sigtay inuu gabi ahaan uu bur bur ku yimaado shirka kadib markii xubno ka qeybgalayay shirka ugu yeeran Shariif Xasan Sheekh Aadan Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya [...]

Continue reading …
Kolonyadii galbineysay Madaxweyne Shariif oo lagu weeraray deegaanka Calamada,

Mogadisho:(A.M.Network) Gaadiid kolonya ah oo uu la socday madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa galabta lagu weeraray deegaanka Calamada oo u dhaxeeya degmada Afgooye iyo deegaanka Ceelasha Biyaha ee gobolka Sh/hoose. Xarakada Al Shabab ayaa wadada u gashay gaadiidkaan oo si saf ah u marayey wadada laamiga ah kadib marki uu madaxweynaha kasoo laabtay degmada Afgooye [...]

Continue reading …
The Ministry of Constitution, Federalism and Reconciliation wishes to express its grave concern on the selection of the civil society groups for the Somali Istanbul Pre-Conference.

Mogadisho:(A.M.Network) The Ministry of Constitution, Federalism and Reconciliation wishes to express its grave concern on the selection of the civil society groups for the Somali Istanbul Pre-Conference. As already highlighted by many parts of the Somali Society, including key signatories of the Road Map, the selection process lacks transparency, and may inadvertently impact the progress made thus [...]

Continue reading …
Xubnihii saxiixayaasha oo ku qul qulaaya Magalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya

Mogadisho:(A.M.Network) Shir lagu marti qaday saxiixayaasha Road Map-ka ayaa maalinta berri ayaa lagu wado in Magaalada Addis Ababa uu ka furmo shir kaasi Hogaamiyeyaasha Soomaalida ay bilaabeen inay ay ku qul qulaan, magalaada Addis Ababa si ay uga qeyb galaan shir labo maalmood soconaya oo ay ka yeelanayaan arrimaha Dastuurka qabyo qoraalka ah. Wafdi ay [...]

Continue reading …
Zanaawi oo tageeray qorshihii Puntland rawana in lagu qabto shirka An saxinta Dasturka, Dalka Itoobiya

Mogadisho:(A.M.Network) Itoobiya oo khilaaf dhinaca dhulka kala dhaxeeya Soomaaliya ayaa qabanaysa shir looga hadlaya arrimaha Dastuurka cusub ee Soomaaliya iyo xilliga kala guurka ah. Maamul Goboleedka Puntland ayaa doonaya in shirkan lagu qabto Magaalada Adis ababa si ay Itoobiya gacan ugu geysato xalinta qodobada Dastuurka. Maamulka Puntland kuma qanacsana Dastuurkan qabyada ah ee la filayo [...]

Continue reading …
Dawo Oday dhaqmeed kasoo jeeda Puntland oo ka degay Muqdisho dhegna jalaq usiin hadlkii Faroole.

Mogadisho:(A.M.Network) Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo ka mid ah salaadiinta ugu caansan Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada Puntland ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Islaan Bashiir oo maanta ka soo kicitimay Magaalada Galkacyo ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha, Wasiiro [...]

Continue reading …
Dagaalkii ugu cuslaa oo caawa ka socda Magaalada Muqdisho

Mogadisho:(A.M.Network) Dagaal culus ayaa xilligan oo saacada Magaalada Muqdisho ay tahay 11 habeenimo ama 5 saac habeenimo waxaa uu ka socda dhanka Dharkeenley ama nawaaxiga Xoosh halkaas oo fariin ku leeyihiin Ciidamada  alka Brundi. Wariye jooga Xaafada Madiina ayaa waxaa uu leeyahay hubka caawa dhacaya inuu yahay kii ugu cuslaa oo uu maqla muddooyinkan dambe waxaa [...]

Continue reading …
Shariif Xasan oo ka degay magalada Baydhabo,ilaa hadana aan la ogeyn ujeedada safarkiisa

Mogadisho:(A.M.Network) Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Sh.Aden iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Wafdiga uu horkacayo guddoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa ka mid ah taliyaha ciidamada booliiska Soomaaliya Jen. Shariif Sheekhunaa Maye iyo guddoomiyaha maxkamadda ciidamada G/sare Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) iyo mas’uuliyiin kale. Wafdigan oo ka degey [...]

Continue reading …
Ciidamada Dowlada ee ku sugan Juboojinka oo qabtay sarkaal sare Al-shabaaba

Mogadisho:(A.M.Network) Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ah ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ay qabteen sarkaal ka mid ahaa ururka Alshabaab ee gobolada Juboyinka xilli ku dhuumanayay Sarkaalkan la qabtay degaan ka mid ah jubbooyinka. Afhayeen u hadlay ciidamada gobolada Jubooyinka ayaa sheegay in sarkaalkan ay qabteen lagu magacaabo Abshir Cabdullahi [...]

Continue reading …
Midowga Yurub ciidamada ka joga xeebaha Somaliya oo xalay weeraray Xara Dheere

Mogadisho:(A.M.Network) Ciidamada badda ee Midowga Yurub ee ka hawlgala xeebaha Soomaaliya ayaa sheegay in weerarkoodii ugu horreeyay ee dhulka ah ay xalay fuliyeen. Ciidamada oo isticmaalaya helikobtaro iyo labomaraakiibta dagaalka ah ayaa weerarray oo burburiyay tiro doomaha burcad badeedda ah, meel u dhaw xeebaha Xarar Dheere. Haweeneey Afhayeen ah oo u hadashay ciidamada Midowga Yurub, [...]

Continue reading …
Odayaal dhaqameydkii Puntland oo kabaxay shirkii kana degay Garowe.

Mogadisho:(A.M.Network) Odayaal dhaqameydkii ka socday Maamulka Puntland ee uga qeyb galayay shirka odayaasha dhaqanka Muqdisho ka socday ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyadoo diyaarad ay ka qaaday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Ilaa 20-xubnood oo ahaa Odayaasha dhaqanka ka qeyb galayay shirka ayaa ka degay Magaalada Garowe, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen xubno ka [...]

Continue reading …
Hargeysa oo 7 qof ku geeriyootay oo ay ka mid yihiin 3 askari.

Mogadisho:(A.M.Network) Iska hor imaad Hargeysa ayaa Ugu yaraan toddobo qof oo ay ka mid yihiin saddex askari ayaa ku dhintay magaalada Hargeysa, markii iska hor imaad hubeysan uu dhexmaray saaka ciidamada Somaliland iyo dad shacab ah oo hubeysan. Dagaalka ayaa dhacay markii dad hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada militeriga Somaliland ay ku leeyihiin [...]

Continue reading …
Daawo Nin u Gogol dhafay nin kale xaaskiisa oo isku dhegay Ninkii & Naagtii,fadeexada aduunka

Mogadisho:(A.M.Network) Fadeexo iyo amakaak oo ay dadkoo dhan ay layaabeen oo ay qabsatay nin oo u gogol dhafay nin kale xaaskiisa kadibna isku dhageen labadooda. HALKAAN KADAAWO NINKII & NAAGTII OO ISKU DHEGAN. Inta jeer ee la aqristay :109 Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com wardiile2011@hotmail.com 

Continue reading …
Shariif Xasan “Xiliga kala guurka waa dhowyahay, waxaa loo gudbayaa dowlad rasmi ah anan KMG aheyn

Mogadisho:(A.M.Network) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee waqtigiisa sii dhamaanayo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in si taxadar ku jirto looga baxo Marxalada kala guurka ee uu iminka dalka galay, xilli dad badan ay cabsi ka qabaan xaaladaha uu dalka geli doono marka ay dhamaato xilliga KMG. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isagoo ka hadlayay [...]

Continue reading …
Al-shabaab oo soo bandhigtay aqoonsi Sarkaal ka tirsan ciidamada Burundi

Mogadisho:(A.M.Network) Xarakada Al-shabaab saraakiil ka tirsan ayaa sheegay iney habeenkii talaadada ee la soo dhaafay weerar gaadmo ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada AMISOM ee jooga degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Saraakiisha Al-shabaab ayaa intaa ku daray in sarkaalkaas uu ahaa taliyaha ciidamada AMISOM ee jooga degmada dayniile, ayna ku dileen howlgal ciidamo gaar ah [...]

Continue reading …
Boliska dalka Kenya oo xiray nin Swedish ah oo lala xiriinayo Al Shabaab

Nairobi:(A.M.Network) Booliska dalka Kenya ayaa xiray nin u dhashay dalka Sweden oo loogaga shakinsanyahay inuu ka tirsanaa Al Shabaab ama uu doonayey inuu ku biiro. Howlgal ay ka sameeyeen ciidanka booliska ee lidka ku ah argagixisada xaafada  Eastleigh ayey ku qabteen ninkan oo lagu magacaabo Magd Najjar kaasi oo haatan su,aalooyin la weydiinayo sida uu [...]

Continue reading …
MAN CITY Oo 44 Sanno Ka Dib Ku Guuleysatay Horyaalka Premier League

Mogadisho:(A.M.Network) Manchester City ayaa si tariikhi ah oo lama ilaawaan ah ku guuleysatay horyaalka Premier League markii ugu horeysay muddo 44 sanno ah ka dib, ka dib markii ay 3-2 kaga badiyeen kooxda QPR iyagoo labo gool helay dhamaadkii ciyaarta taasoo gacanta u gelisay horyaalka Premier League. Waa tartankii ugu xiisaha badnaa ee tariikhda horyaalka [...]

Continue reading …
Labo ruux oo lagu dilay magalada Baydhabo

Mogadisho:(A.M.Network) Wararka aanu ka heleyno magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in goor dhaweyd lagu dilay labo ruux mid ay tahay dumar suuqa doorada ee magaalada Baydhabo. Wax ala wixii kusoo kordha laka soco wararka dambe ee shabakada Arlaadii.net Inta jeer ee la aqristay :19 Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed www.arlaadii.net arlaadii@hotmail.com wardiile2011@hotmail.com 

Continue reading …
Daawo wiil yar oo watay mobil wax yabaha qarxa ku xeran yihiin oo laqabtay

Mogadisho:(A.M.Network) Hay’adda nabad sugida qaranka ee Dowladda KMG ah ayaa maanta soo Bandhigtay wiil dhalinyaro ah oo ka tirsan maleeshiyada Al-qaacidda oo Shalay laga soo qabtay isgooyska Ex-koontorool Af-gooye xili uu watay Waxyaabaha Qarxa in kastoo muuqaalka wax yaabaha qarxa uu yahay mid lagu dhex xiray Mobil Hey’ada nabad suguda ayaa soo ban dhigtay Mobilka [...]

Continue reading …
Haweeney 5 caruur heysatay oo lagu gowracay hosungow

Mogadisho:(A.M.Network) Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Hosingow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya deegaanada ku hareereysan Hosingow lagu Gowracay Haweeney ganacsato ahayd oo ku dhaqneed Deegaanka Hoosingow. Haweeneedaan ayaana la sheegay in gacanta ku dhigeen Labo Nin oo la tilmaamay in Al-Shabaab katirsanaayeen kadibna ee Gowraceen kana tageen iyada oo gowracan oo qoorteeda la ag [...]

Continue reading …
Qodobka 5naad ee Afafka rasmiga dalka oo laga digay in wax laga bedelo & Cambareyn loo jediyay Puntland

Muqdisho:(A.M.Network) Maamulka Puntland oo si toos ah diirada usaaray in uu kasaaro qodobka qeexaya in soomaaliya ay leedahay laba af oo kala ah MAAY & MAXAATIRI taasoo mic naheedu yahay in dib loo soo celiyo wax yaabihii laga soo gudbay. Waxa kaloo ay cadeyneysaa in maamulkaasi cadownimo gaar ah uu uhaayo dad yowga ku abtirsada [...]

Continue reading …
Isgooska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho oo caawo lala beegsaday Bam gacmeed

Mogadisho:(A.M.Network) Weerar bam baano oo lagu qaaday saldhig ay ciidamada milatariga ku lahaayeen isgoyska baar ubax ayaa sababay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Weerarkan bam baano ayaa dhacay xilli dad badan ay ku sugnaayeen isgoyska waxaana halkaasi ay wax yeelo ka soo gaareen dad rayid ah. Haweeney halkaasi maraysay ayaa ku dhimatay qaraxa halka [...]

Continue reading …