facebook
twitter
youtube
+31685057896 arlaadii@hotmail.com
default-logo
  • Home
  • wararka
  • English news
  • Maqaalada
  • Cayaaraha
  • Dhacdooyinka
  • Contact
BREAKING NEWS
Ciidamada Konfur Galbeed oo Howl ka Sameyay Wadada U dhaxeyso Baydhabo iyo Buurhakaba
Madaxweyne Farmaajo Oo la kulmay Ciidamada Imaaradka
Dablay Hubeysan oo Qof Bajaaj le ah Ku Dileen Suuqa Xoolaha Magalaada Muqdisho
Nin ka tirsanaa Ururka Daacish Oo lagu Soo Bandhigay Magaalada Muqdisho
Dawlada kenya oo Baajisay Xaflada loo Qabanaayay Siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakur
Wasirka Gashandhiga Maxamed Mursal oo Xilka Iska Casilay
Dawladaha Soomaliya Iyo Turkiya oo ka Wada Hadlay Xiriirkooda
Mareekanka oo Shaaciyaay Tirada Askarta Shabaab
Dagaal u dhaxeeyo Alshabaab Iyo Amisom Oo ka Dhacay Duleedka Muqdisho
Ciidamada Danab Oo La wareegay Xerada Imaraadka
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ka Digay In Qashinka Lagu Shubo Wadooyinka Magaalada Muqdisho

By

//editor

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Turkiga Oo Gaaray Muqdisho Sawirro

Waxaa goor dhow Garoonka diyaaeadaha caalamiga Aaadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi ka socda Baarlamanka Turkiga kuwaas oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Wefdigan ayaa waxaa horkacayey Guddoomiyaha Guddiga Xiriirka Saaxiibtinimada Barlamaanka  Wadanka...
Posted On 19 May 2014
, By editor

Raiisul Wasaaraha Oo Kormeer Ku Tagey Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sawirro

Ra’iisul Wasaare C/weli Sheikh Axmed Maxamed ayaa maanta waxa uu kormeer ku tagay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga iasagoo halkaasi kula kulmay  Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda  Buri’ Moxamed Xamza , danjirayaasha Soomaaliya uga...
Posted On 19 May 2014
, By editor

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida

Magacaabid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee CQS MADAXWEYNAHA J.F.S., Markuu Arkay:    Qodobka 87, Faqradda 2aad ee Dastuurka J.F.S. Markuu Arkay:   Xeer Lr. 15 ee soo baxay 6da Abriil 1960 kuna saabsan Dhismaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Kadib Markii:  Ay bannaanaatay Jagada Xilka...
Posted On 19 May 2014
, By editor

DHAGEYSO Nabadoon Caan ka Ah Kismaayo Oo Ku Baaqay Dagaal Ka Dhan Ah Axmed Madoobe Iyo Ciidamada Kenya

Nabadoon Macalin Gaas oo si aad ah  looga yaqaan magaalada Kismaayo ayaa ku baaqay in lala dagaalamo Hogaamiye Axmed Madoobe iyo ciidamada Kenyaanka ah ee ku garab siinaya inuu gumaado shacabka Jubooyinka. Nabadoonka ayaa carabka ku ad keeyay inay dhibaato ku hayaan shacabaka...
Posted On 19 May 2014
, By editor

Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad Ka Jeediyay 18-May Oo Si Weyn Looga Xusay Hargeysa + Sawirro

Waxaa maanta magaalada Hargeysa  ee xarunta Maamulka Soomaaliland si weyn looga xusay 18-may oo ahmiyad gaar ah u leh maamulka Soomaaliland iyo Shacabkeeda maadaama ayku beegantahay maalintii ay ku dhawaaqen inay ka go’een dowladda  Soomaaliya 18-may 1991. Munasabadan ugu...
Posted On 18 May 2014
, By editor

Daawo Sawirrada Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeer Ku Tagey Xaruntii Hore Ee Wasaaradda Beeraha Kana Qeyb Galay Siminaar Lagu Soo Bandhigayey Tirada Dadka Soomaaliya

Waxaa maanta magaalada Muqdisho Lagu qabtay siminaar lagu soo bandhigaayey  qiyaasta tirada dadka Soomaaliya oo ay si wada jir ah u fuliyeen Wasaarada Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamka iyo Sanduuqa Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha dadka (UNFPA). Siminaarkan lagu soo...
Posted On 18 May 2014
, By editor

Baarlamaanka Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ogolaaday In Wasiirka Arrimaha Gudaha Uu Shaqadiisa Sii Wato

Baarlamaanka  dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay lahayeen kulan lagu waday in looga doodo mooshin ka dhan ah  Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya C/laahi Goodax Barre oo ay ka gudbiyeen 65 mudane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya,wasiirka ayaa hortagay...
Posted On 18 May 2014
, By editor

Nicholas Kay Oo Gudoominayey Caleemo Saarka Rasmiga Ee Cutubta Ciidamada Ilaalada QM Sawirro

Danjire Nicholas Kay oo ah Ergeyga Gaarka ah ee ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa maanta waxa uu magaalada Muqdisho si rasmi ugu caleemo saaray  Cutubka ciidamada gaarka ah ee Ilaalada Qaramada Midoobay. Ciidankaan ayaa loo tababaray difaac loona ayagoo...
Posted On 18 May 2014
, By editor

Nicholas Kay Oo Balan Qaadyo U Sameeyay Dadka Ku Dhaqan Gobolka Sh/Dhexe

Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa maalintii shalay aheyd booqasho ku tagey  magaalada Jowhar Ee xarunta Gobolka Sh/Dhexe. Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa faah faahin ka bixiyay booqashada Danjiraha Qaramada Midoobay Nikolas kay...
Posted On 18 May 2014
, By editor

Baarlamaanka Oo Maanta Mar Kale Ka Doodi Doona Mooshinka Ka Dhanka Ah Wasiirka Arrimaha Gudaha C/Laahi Goodax

Waxaa Maanta kulan Ku yeelanaayo Golaha Shacabka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iyagoo ka doodi doona mashinkii dhowaanahan laga gudbiyay Wasiirka arrimaha Gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane C/Laahi Goodax Barre.   Mid ka mid ah Xogheynada baarlamaanka...
Posted On 18 May 2014
, By editor
« First‹ Previous229230231232233234235Next ›Last »
banner
banner
banner
banner
banner

Daawo Shariif Xasan Dhibaatada Uu Ku hayo Afgooye

banner

Shafiif Xasan iyo Madeer oo Gacantooda Kusoo qortay Xildhibaanada Kg

banner

BANANBAX KA DHAN AH MAAMULKA AFGOOYE IYO TALIYAHA BOOLISKA DEG.

banner

Dhageyso Shariif Xasan Oo Xuquuqdii Beesha Macalin Weyne Siiyay Qof Kasoo Jeeda Gedo

banner

Masuuliyiin Ku Goodiyay In Dacwad Caalami Ah Ka Gudbin Donan Shariif Xasan

banner

Tiisa Daryeele Ayaa Tukale Ku dara Shariif Xasan oo ku..

banner
banner
© Copy Right 2006 - 2015 Arlaadii.net - All Rights Reserved.                                  Site Designed & Developed by Eng.Abukar Macalin