facebook
twitter
youtube
+31685057896 arlaadii@hotmail.com
default-logo
  • Home
  • wararka
  • English news
  • Maqaalada
  • Cayaaraha
  • Dhacdooyinka
  • Contact
BREAKING NEWS
Ciidamada Konfur Galbeed oo Howl ka Sameyay Wadada U dhaxeyso Baydhabo iyo Buurhakaba
Qudbadaha Musharaxinta Gudoomiyaha Baarlananka oo Maanta La soo Gaba Gabeynaayio
Dawalada Soomaliya Oo Sharci Daro ku tilmaantay Heshiiskii wasarada Gaashandhiga iyo Shirkada SKA
Hub la Sheegay in lagala Baxay Xerada Imaaradka Oo lagu Kala iibsanaayo Suuqyada Magaalada Muqdisho
Shirka Wasiirada Amniga Dawlada dhexe iyo Kuwa Gobolada oo Ka furmay Magalada Garoowe
Dagaal Xoogan oo Ka dhacay Duleedka Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool
Madaxweyne Farmaajo Oo la kulmay Ciidamada Imaaradka
Dablay Hubeysan oo Qof Bajaaj le ah Ku Dileen Suuqa Xoolaha Magalaada Muqdisho
Nin ka tirsanaa Ururka Daacish Oo lagu Soo Bandhigay Magaalada Muqdisho
Dawlada kenya oo Baajisay Xaflada loo Qabanaayay Siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakur
Wasirka Gashandhiga Maxamed Mursal oo Xilka Iska Casilay

By

//editor

Mas’uul Ka Tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir Oo Xilka Iska Casilay + Sababta Uu Isu Casilay

Muqdisho (A.M.Network) Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Dayniile  Fooleey Dhiblaawe Maxamuud ayaa sheegay inuu iska casilay xilka isaga oo u sababeeyay in uu ku qaldamay markii horaba ayna munaasib ku ahayn xilkaas.  Fooleey ayaa waxaa wax  laga weydiiyay sababta uu isu casilay...
Posted On 11 May 2014
, By editor

Baarlamaanka Oo Maanta Cod U Qaadaya Shirkada Favori Ee Ka Howl Gasha Garoonka Diyaaradaha

Muqdisho:(A.M.Network)-Mudanayaasha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta u balansan kulan ay cod ugu qaadayaan shirkada Turkiga magaceeda la yiraahdo Favori ee ka howl gasha garoonka diyaaradaha ee magaalda Muqdisho,mudanayaasha Baarlamaanka ayaa sawab uga...
Posted On 11 May 2014
, By editor

Daawo Muuqaal Xiiso Badan Cali Khaliif Galeyr Waxaan U Codeynaya In Xasan Sheekh Xilka Laga Qaado

Buuhoodle:(A.M.Network)-Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr o ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya marna dalka Ra’iisalwasaara kasoo noqday ayaa soo dhaweeyay baaqii xildhibaanada ee ku aadanaa inuu iscasilo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud....
Posted On 11 May 2014
, By editor

Dowlada Shiinaha Oo Gacan Ka Siineysa Kenya Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Dalka Kenya + SAWIRO

Nairobi:(A.M.Network)-Ra’iisal wasaaraha dalka China Li Keqiang oo booqasho ku jooga dalka Kenya,oo si wada jir ah uqabtay jaraa’id isaga iyo Uhuru Kenyatta ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay inay dowladdisu gacan ka siineysa Kenya sidii ay u celin lahayd...
Posted On 11 May 2014
, By editor

Banaanbax Uu Soo Qaban Qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir Oo Lagu Taageerayo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hada Ka Socda Muqdisho

Muqdisho:(A.M.Network)-Banaanbax oo soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir oo lagu taageerayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo isbuucii lasoo dhaafay xildhibaanada Barlamaanka ay ugu baaqeen inuu iska casilo xilka madaxtinimo uu uhayo dalka. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dadka...
Posted On 11 May 2014
, By editor

Gudoomiye Kuxigeenka dhinaca Siyaasada G/Banaadir Oo la magacaabay

Muqdisho:(A.M.Network)-Digreeto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa lagu magacaabay Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir, waxaa loo magacaabay in uu xilkaasi qabto Maxamed Adan Guuleed Caano Geel. Xilka loo magacaabay caana Geel ayaa...
Posted On 11 May 2014
, By editor

Daawo Sawirrada Wasiirka Amniga Qaranka C/Kariin Xuseen Guuleed Oo Xaflad So Dhoweyn Ah Looga Sameeyay Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska

London (A.M.Network) Wasiirka Amniga Qaranka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeyb galay xaflad soo dhoweyn ah ay u sameeyeen Jaaliyadda Soomaaliya ee dalka Ingiriiska. Wasiir Guuleed ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyay...
Posted On 10 May 2014
, By editor

Daawo Sawirrada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ka Qeyb Galay Shir Looga Hadlaayey Wixii U Qabsoomay Dowladda Soomaaliya Mudaddii Lasoo Dhaafay Warbixin

Madaxweynaha  dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir-guddoomiyey Shirkii ugu horreeyey ee fulinta ee heerka sare ee Madashada Saaxiibada kaasi oo lagu qabtay Muqdisho. Shirkan Uu madaxweyne Xasan Sheekh Shir gudoominayey ayaa waxaa kasoo qeyb gala...
Posted On 10 May 2014
, By editor

Kooxda Basket Boolka Ee Magaalada Garoowe Oo Fiinalka U Gudubtay 23 Sano Kadib Magaca Soomaalina Kor U Qaaday + Sawirro

Kadib markii maalintii shalay aheyd la ciyaaray tartanka magaalooyina bariga iyo bartamaha africa inter city Game ee same finalkii tartanka magaaliyinka bariga iyo bartamaha africa inter city Game ay wada ciyaareen City Zens South Sudan iyo Magaalo madaxda Puntland ee Garoowe....
Posted On 10 May 2014
, By editor

Ra’iisul Wasaare C/Wali Sheekh Axmed ‘Dadka Ku Dhaqan Gobolka Sh/Hoose Waa Dad Walaalo Ah Oo Waligoodba Wada Dagnaa Waa In Lasoo Celiyaa Xiriirka Walaalnimo ‘+Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/wali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagay gobolka Shabellaha hoose gaar ahaan degmada Marka Iyo Qoryooleey ayaa waxa uu halkaasi  kulamo kala duwan la qaata...
Posted On 10 May 2014
, By editor
« First‹ Previous236237238239240Next ›
banner
banner
banner
banner
banner

Daawo Shariif Xasan Dhibaatada Uu Ku hayo Afgooye

banner

Shafiif Xasan iyo Madeer oo Gacantooda Kusoo qortay Xildhibaanada Kg

banner

BANANBAX KA DHAN AH MAAMULKA AFGOOYE IYO TALIYAHA BOOLISKA DEG.

banner

Dhageyso Shariif Xasan Oo Xuquuqdii Beesha Macalin Weyne Siiyay Qof Kasoo Jeeda Gedo

banner

Masuuliyiin Ku Goodiyay In Dacwad Caalami Ah Ka Gudbin Donan Shariif Xasan

banner

Tiisa Daryeele Ayaa Tukale Ku dara Shariif Xasan oo ku..

banner
banner
© Copy Right 2006 - 2015 Arlaadii.net - All Rights Reserved.                                  Site Designed & Developed by Eng.Abukar Macalin