facebook
twitter
youtube
+31685057896 arlaadii@hotmail.com
default-logo
  • Home
  • wararka
  • English news
  • Maqaalada
  • Cayaaraha
  • Dhacdooyinka
  • Contact
BREAKING NEWS
Ciidamada Konfur Galbeed oo Howl ka Sameyay Wadada U dhaxeyso Baydhabo iyo Buurhakaba
Shirkii wasiirada Amniga Ee Maamul Goboledyada Oo Maanta lagu soo Gabagabeeyay Garoowe
Soomaliland Oo Xukun 5 Sano Xabsi Ah Ku Xukuntay Boqor Cusman buurmadow
Madaxweynaha Puntland cabdiwali Gaas oo Sheegay in Dawlada dhexe Aysan Matalin Dalka
Wasiirka Maaliyada Mudane Beyle Oo sheegay In Besha Caalamka Iyo Deeq Bixiyaasha Ay Aamineen Soomaaliya
Qudbadaha Musharaxinta Gudoomiyaha Baarlananka oo Maanta La soo Gaba Gabeynaayio
Dawalada Soomaliya Oo Sharci Daro ku tilmaantay Heshiiskii wasarada Gaashandhiga iyo Shirkada SKA
Hub la Sheegay in lagala Baxay Xerada Imaaradka Oo lagu Kala iibsanaayo Suuqyada Magaalada Muqdisho
Shirka Wasiirada Amniga Dawlada dhexe iyo Kuwa Gobolada oo Ka furmay Magalada Garoowe
Dagaal Xoogan oo Ka dhacay Duleedka Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool
Madaxweyne Farmaajo Oo la kulmay Ciidamada Imaaradka

By

//wararka
0

Raisul wasara Ku Xigenka Dalka o Gaaray Adis ababa

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Dawladda Itoobiya iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkaas Amb....
Posted On 08 Dec 2017
, By wararka
0

Madaxweye Farmaajo oo Gaaray Magaalada Sharma sheikh

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, halkaasoo lagu soo dhoweeyay. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Senator, La Taliyeyaal iyo Saraakiil ka tirsan...
Posted On 08 Dec 2017
, By wararka
0

Taliye Saldhig oo toogasho ku dilay Gudoomiye kuxigeen Degmo

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Karkaar ee maamulka Puntlnd ayaa sheegaya in Taliyaha Saldhiga Degmada Xaafuun oo ka tirsan isla Gobolka uu toogasho ku dilay Gudoomiye ku-xigeenkii Degmadaas. Gudoomiye ku-xigeenkii degmada Xaafuun Maxamed Muuse Bahaleey, ayaa u geeriyooday...
Posted On 08 Dec 2017
, By wararka
0

Munaasabad lagu daah furayay Cayaaraha Gobolada Oo la qabtay

Munaasabad lagu daah furayay Tartanka Ciyaaraha Kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ka dhacay Garoonka Koonis Stadium, iyadoo ay ka qeyb galeen Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khadiijo Maxamed Diiriye, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi...
Posted On 08 Dec 2017
, By wararka
0

Shirkii Golaha wasirada oo loogu hadlay Arinta Amniga

Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre ) ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Heshiiskii Ahlusuna iyo Galmudug, shirarkii Muqdisho ka dhacay iyo...
Posted On 08 Dec 2017
, By wararka
0

Dawlada federalka oo Bayaan kasoo Saartay Arinta Qudus

Dowladda Federaalka ayaa caawa bayaan ka soo saartay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday magaalada barakeysan ee Qudus inay tahay Caasimadda Israel. Bayaankani oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa walaac looga muujiy...
Posted On 08 Dec 2017
, By wararka
0

Fanaanadii ugu horeesay Somaliya oo Maanta Geeriyootay

Shamis Abokor Ismaaciil oo loo yaqaano “Gaduudo Carwo” oo ahayd hooyadii fanka Soomaaliga ayaa Hargeysa ku geeriyootay xilli hore oo saaka ah. Gaduudo Cawro ayaa 21sano ee u dambeeyay u jiiftay xanuun kasoo dhinac qalalay, fanaanadu waxaa ay ku nooleyd 19 sano ee u dambeeyay...
Posted On 07 Dec 2017
, By wararka
0

Dawlada iyo Dowlad Goboledyada Gudiga Dastuurka oo Maanta Kulan yeeshay

Shir looga hadlayay hanaanka dib u eegista Dastuurka ayaa xalay lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada, waxaa kulanka shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha, Guddoomiyaha Golaha shacabka, Madaxda dowlad...
Posted On 07 Dec 2017
, By wararka
0

Xildhibanada Galmudug oo kasoo horjeestay Heshiiska Ahlu suna iyo Galmudud

Wararka ka imaanayo Deganka Cadaado ee ee Caasimada ku meel gaar u ah Maamulka Gobolka Galmudug ayaa sheegay in xildhibano halakaasi ku sugan ay diideen Heshiiskii dhawan ka dhacay muqdisho Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboledka Galmudug oo warbaahinta la...
Posted On 07 Dec 2017
, By wararka
0

Hanti -dhowr kii hore oo sheegay In 5 milyan ku wareejiyay Raisul wasaraha kheyre

Agaasimaha Hay’adda Kobcinta, isla xisaabtanka iyo hufnaanta ee Africa Dr Nuur Faarax Jimcaale, sidoo kale ahaa Hanti-dhowrihii hore ee Soomaaliya oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga Jawaabay hadal dhawaan ka soo baxay Ra’iisal Wasaaraha...
Posted On 07 Dec 2017
, By wararka
« First‹ Previous72737475767778Next ›Last »
banner
banner
banner
banner
banner

Daawo Shariif Xasan Dhibaatada Uu Ku hayo Afgooye

banner

Shafiif Xasan iyo Madeer oo Gacantooda Kusoo qortay Xildhibaanada Kg

banner

BANANBAX KA DHAN AH MAAMULKA AFGOOYE IYO TALIYAHA BOOLISKA DEG.

banner

Dhageyso Shariif Xasan Oo Xuquuqdii Beesha Macalin Weyne Siiyay Qof Kasoo Jeeda Gedo

banner

Masuuliyiin Ku Goodiyay In Dacwad Caalami Ah Ka Gudbin Donan Shariif Xasan

banner

Tiisa Daryeele Ayaa Tukale Ku dara Shariif Xasan oo ku..

banner
banner
© Copy Right 2006 - 2015 Arlaadii.net - All Rights Reserved.                                  Site Designed & Developed by Eng.Abukar Macalin