facebook
twitter
youtube
+31685057896 arlaadii@hotmail.com
default-logo
  • Home
  • wararka
  • English news
  • Maqaalada
  • Cayaaraha
  • Dhacdooyinka
  • Contact
BREAKING NEWS
Ciidamada Konfur Galbeed oo Howl ka Sameyay Wadada U dhaxeyso Baydhabo iyo Buurhakaba
Qudbadaha Musharaxinta Gudoomiyaha Baarlananka oo Maanta La soo Gaba Gabeynaayio
Dawalada Soomaliya Oo Sharci Daro ku tilmaantay Heshiiskii wasarada Gaashandhiga iyo Shirkada SKA
Hub la Sheegay in lagala Baxay Xerada Imaaradka Oo lagu Kala iibsanaayo Suuqyada Magaalada Muqdisho
Shirka Wasiirada Amniga Dawlada dhexe iyo Kuwa Gobolada oo Ka furmay Magalada Garoowe
Dagaal Xoogan oo Ka dhacay Duleedka Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool
Madaxweyne Farmaajo Oo la kulmay Ciidamada Imaaradka
Dablay Hubeysan oo Qof Bajaaj le ah Ku Dileen Suuqa Xoolaha Magalaada Muqdisho
Nin ka tirsanaa Ururka Daacish Oo lagu Soo Bandhigay Magaalada Muqdisho
Dawlada kenya oo Baajisay Xaflada loo Qabanaayay Siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakur
Wasirka Gashandhiga Maxamed Mursal oo Xilka Iska Casilay

Category

//wararka

Wasirka Amniga Oo Kormeer ku tagay Xaruumo Ku yaalo Magalada Muqdisho

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamd Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa xalay kormeer kadis ah ku tagay xarumaha ciidamada Booliska.ee ku yalaa Magaalada Muqdisho Wasiirka Amniga mudane...
Posted On 22 Apr 2018
, By wararka

Dawlada Federalka oo la waregtay Xeradii Tababarka Imaraadka Ee Gen.Golden

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in ay si buuxda ula wareegtay ciidamadii dowladda Imaaraadka Carabta ay tababartay ee ku sugnaa xeradda General Goordon Ciidamada oo ka badan 2000 kun oo Askari ayaa sidoo kale waxaa wehlinaayay qalab ciidan iyo Gaadiid sidda ay...
Posted On 21 Apr 2018
, By wararka

Gudiga Doorashada Gudomiyaha Barlamnka Oo la Soo Saraay

Xildhibaanada Golaha Shacabka Somaliya, ayaa goor dhaw loo qaybiyay magacyada xubnaha Guddiga qaban qaabada Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya. Xubnaha Guddigaan ayaa waxa ay ka kooban yihiin 15 xubnood oo laga soo kala xulay Beelaha Somaliyed oo min saddex xubnood...
Posted On 21 Apr 2018
, By wararka

Madaxweynaha Puntland oo Safar Degdeg Ugu Ambabaxay Dalka Imaaradka

Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta oo Sabti ah u ambabaxay dalka Isu taga Imaaraadka Carabta, xilli ay taagan tahay xiisada u dhaxeysa Somaliya Iyo Imaaraadka Carabta. Gaas ayaa safar qaadan doona afar cisho, wuxuu ku joogi doonaa Magaalada Abu Dubai ee...
Posted On 21 Apr 2018
, By wararka

Khilaaf ka dhex Ololsan Madaxda Maamulka Gobolka Banadir

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa ka dhex taagan Khilaaf kadib markii ay isku qabsadeen sii haynta xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, intii Duqa Muqdisho Yariisow uu ku maqnaa safar dhanka dibadda ah Yariisow, ayaa dalka dib ugu soo...
Posted On 21 Apr 2018
, By wararka

Gudiga Doorashada Gudoomiyaha oo Maanta Lagu dhawaaqi Doono

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidan maanta ah yeelan doona kulankooda Saddexaad ee Kalfadhigga Seddaxaad, iyadoo arrimo dhawr ah looga hadli doono. Sida qorshaha uu yahay, waxay xildhibaannada maanta ay magacaabayaan guddiga...
Posted On 21 Apr 2018
, By wararka

Wasirka Maaliyada Somaaliya Mudane Beyle oo sheegay in Uu Socda wada hadal ku aadan Lacagtii Imaaradka ee lagu qabtay Garoonka Diyaarada Muqdisho

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaallka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Bayle ayaa waxa uu ka hadlay lacagtii lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ciidanka la dagaalanka Argagixisada ee NISA ayaa 8-dii bishan waxa ay Garoonka Diyaaradaha u qabteen...
Posted On 21 Apr 2018
, By wararka

Cabdiwali Mudey oo Sheegay in La bedelay Dastuurkii Odayasha Ay ansixiyeen

Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Somaliya ahna Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka C/wali Sheekh Ibraahin Muudey, ayaa sheegay in la bedelay Dastuurkii ay ansixiyeen Odayaashii Dhaqanka 275-ta C/wali Muudey, ayaa wuxuu tilmaamay Dastuurka hadda sida KMG ah loogu...
Posted On 21 Apr 2018
, By wararka

Somaaliland Oo Xabsiga dhigtay Boqor Cusman Buurmadow

Somaliland ayaa xalay xabsiga dhigtay Boqor Cusmaan Muxumed Maxamed (Boqor Buur-madow), kaasi oo ka soo laabtay degaanada Puntland oo uu uga soo qeyb galay Munaasabad ku saabsaneyd isir dhaqanka. Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Boqorka waxa ay kala soo baxeen Hotel ku yaalla...
Posted On 20 Apr 2018
, By wararka
0

Shir loogu Hadlaayo sidii Deymaha loogu Cafin laha Soomaliya Oo Lagu Qabtay Mareekanka

Shir caalami ah oo goobjoogayaal ay ka ahaayeen Wakiilada dalalka Deeq bixiyeyaasha Mareykanka, Britain, Norway, QM, Midowga Yurub iyo IMF ayaa si gaar ah loogu qabtay maalimihii la soo dhaafay xarunta Bankiga Aduunka Magaallada Washington ee dalka Mareykanka. Shirkan ayaa waxaa...
Posted On 20 Apr 2018
, By wararka
‹ Previous1234567Next ›Last »
banner
banner
banner
banner
banner

Daawo Shariif Xasan Dhibaatada Uu Ku hayo Afgooye

banner

Shafiif Xasan iyo Madeer oo Gacantooda Kusoo qortay Xildhibaanada Kg

banner

BANANBAX KA DHAN AH MAAMULKA AFGOOYE IYO TALIYAHA BOOLISKA DEG.

banner

Dhageyso Shariif Xasan Oo Xuquuqdii Beesha Macalin Weyne Siiyay Qof Kasoo Jeeda Gedo

banner

Masuuliyiin Ku Goodiyay In Dacwad Caalami Ah Ka Gudbin Donan Shariif Xasan

banner

Tiisa Daryeele Ayaa Tukale Ku dara Shariif Xasan oo ku..

banner
banner
© Copy Right 2006 - 2015 Arlaadii.net - All Rights Reserved.                                  Site Designed & Developed by Eng.Abukar Macalin