we
Home » Archives by category » SOMALIA NEWS
Daawo xildhibaano katirsan Barlamaanka oo Maanta loo diiday Hotel ay ku shiri lahaayeen (Waa Maxay Sababta)

Daawo xildhibaano katirsan Barlamaanka oo Maanta loo diiday Hotel ay ku shiri lahaayeen (Waa Maxay Sababta)

Muqdisho: Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa wada Mooshinka lagu ridayo Xukuumada Federaalka ayaa maanta loo diiday in ee shirk u yeeshaan mid kamid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho . Xildhibaan Prof Cali khaliif Galeyr oo kamid ah Xildhibaanda wada Mooshinka lagu ridayo Xukuumada R/Wasaare Saacid ayaa Warbaahinta isaga oo careesan u sheegay in Maanta [...]

Dowladaha Kenya iyo Itobiya oo Durba isku khilaafay Maamulka Jubbaland iyo wada xajood u socda Warbixin

Wadamada Kenya iyo Itobiya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State ayaa waxaay marki ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda ka imaanayo Wasaarada ugu muhiimsan ee fulinaysa Ujeedada dhidibada logu tagay Maamul Goboleedka Jubbaland. Hadi aan inyar hordhac idinka siiyo Sababaha Maamul Goboleedka Jubbaland loo sameyay ayaa waxaay tahay Dowladaha [...]

Continue reading …
Qax iyo Barakac ka Bilaawday Magaalada Kismaayo

Kismaayo: Qoysas Farabadan ayaa la sheegayaa inay bilaabeen Qax Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo kadib markii la dareemay Abaabul Dagaal oo ay wadaan Kooxda Faroole-Axmed Madoobe iyo Kenya oo dhinac ah iyo Hiiraale oo dhinaca kale ka soo jeestay. Xiisaada Colaadeed iyo Dhiilo Dagaal ayaa laga dareemayaa Magaalada Kismaayo, babuurta lo yaqaan Tigniko ee [...]

Continue reading …
Somaliland oo Beesha Caalamka ugu Baaqday in la Aqoonsado Warbixin

Somaliland: Xili Maanta Fantasyo loogu dabaal dagayo 21 sano guuradii ka soo wareegatay markii ay maamulka soomaaliland sheegteen inay ka go een soomaliya inteeda kale ayaa manta waxa ay ka dhaceen qeyb badan oo kamid deeganada soomaaliland waxaa gabi ahaanba hakad la galiyay meheradihii ganacsiga,Iskuulada.iyo xarumihii kale ee adeega bulshada Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo [...]

Continue reading …
Mas’uuliyiin ka socda IGAD oo la kulamay Axmed Madoowe

Kismaayo: Wafdigiii ka socday urur-goboleedka IGAD oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Wafdiga oo uu hoggaaminayo xog-hayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Maxbuub Macallin ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxay kulan hal saac qaatay kula yeesheen madaxweynaha cusub ee maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed [...]

Continue reading …
Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo soo jeediyay in la kordhiyo Ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya.

Kenya: Madaxweyne ku xigeenka wadanka Kenya William Ruto oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah wadamada Africa ayaa waxaa uu ka dalbaday ururka midawga Africa inay kordhiyaan tirada ciidamada AMISOM ee Soomaaliya hawlgalada ka wada. William Ruto waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay hadda u baahantahay taageero ka kooban dhinacyada amaanka iyo siyaasadda waxaana [...]

Continue reading …
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Xalay Casho Sharaf u Sameeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacada Carabta

Muqdisho: Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho. Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka [...]

Continue reading …
Sirdoonka Dawlada oo ka digay Qiyaano cusub oo Al Shabaab soo abaabushay kuna wajahan Magaalada Kismaayo!!

Muqdisho: Laamaha ugu sareeya hay’adaha Sirdoonka Dawlada gaar ahaan kuwa amniga ayaa ka digay qorshe cusub oo ay diyaariyeen maleeshiyaadka Al Shabaab kuwooda ku sugan gobolada Jubooyinka gaar ahaan kuwa ku dhuumaaleeysanaya magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda. Qorshahaan ama qiyaanadaan cusub ayaa waxaa lagu sheegay Al Shabaab oo dooneeysa inay qaarajiso qaar ka mid ah odayaashii [...]

Continue reading …
Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka Digay Dagaal lagu Hoobto oo ka Dhaca Magaalada Kismaayo

Muqdisho: Xassan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya, ayaa maanta waxa uu ka digay dagaallo sokeeye oo ka bilaawda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose. Xassan Sheekh ayaa waxa uu yiri, “Wax badan ayaan ka digeynay in dhibka nuucaan oo kale ah uu ka dhasho Kismaayo. Wixii aan ka digeynay hada ayeey wali taaganyihiin. Waxaa [...]

Continue reading …
Dowlad Gobaleedka Puntiland oo ku dhawaaqday Jihaad ka dhan ah dowlada Federalka Soomaaliya

Puntland: Cabdi Naasir Badal Khalaf oo ah isuduwaha Wasaarada War-faafinta maamulka Faroole ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dowlada Soomaaliya oo uu sheegay in uu xilligaan yahay mid xaq ah oo Janno lagu gelayo. Jihaadkaan ayuu ku dhawaaqay ninkani kadib markii uu saxaafada kula hadlay deegaanada Puntiland isaga oo yiri, “Waligey dagaal kama qeyb [...]

Continue reading …
Cali Aadan Xumad oo ka dhawaajiyay hindisa Dowlada Kenya iyo Axmed Madoobe ka nixiyay

Afhayeenka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya, Cali Aadan Xumad, ayaa waxa uu daaha ka rogay in ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM ay mowqif cad ka taaganyihiin isbar-bar yaaca Kismaayo. Waxa uu yiri Afhayenku, “AMISOM mar waliba waxa ay taageersantahay mowqifka Dowlada Soomaaliya ee khuseeya arinta Kismaayo. Maamaluda tirada bandanna lamaba aqbali karo”. Waxa [...]

Continue reading …
Golaha nabadda iyo aminiga ee Midowga Africa oo ku baaqay fulinta go`aamadii shirkii London

Golaha nabadda iyo amniga ee ururuka Midowga Africa ayaa soo dhaweeyay hormarka siyaasadeed ee wax ku oolka ah ee Somaliya dhawaan ka dhacay gaar ahaan talaabooyinka loo qaaday xalinta dhinacyada la isaga hayay dastuurka iyo in xukuumada maamul goboleedyada ka qeyb galiso maamulka dalka taasina loo marayo wadahadal iyo xoojinta dib u hishiisiinta iyo midnimada [...]

Continue reading …
Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo ku tilmaamay khilaafka Al-Shabaab mid soo dedejinaya bur

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa ku tilmaamay khilaafka u dhaxeeya ururka Al-Shabaab mid soo dedejinaya bur burkooda, iyagoo ugu baaqay shacabka Soomaaliyed inay u midoobaan sidii meel looga soo wada jeesan lahaa kooxaha isu baheystay daadinta dhiiga dadka Muslimiinta. Bayaan ka soo baxay Culimada ayaa lagu sheegay in Xaqa uu isku diray hogaamiyeyaasha Shabaab, [...]

Continue reading …
Golaha Wasiirada Iyo Baarlamaanka Jubbaland Ee Garabka Axmed Madoobe Oo La Shaaciyay Xilliga Lagu Dhawaaqayo

Kismaayo: Jen C/laahi Sheekh Ismaaciil fartaag oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa waxa uu shaaca ka qaaday xiliga la dhisayo Baarlamaanka iyo Golaha wasiiradda Maamulka. Fartaag waxa uu sheegay inay dhamaystiri doonaan inta ka dhiman Maamulka Jubbaland, waxaana uu xusay in talaabada u horeysa oo ay qaadayaan ay tahay [...]

Continue reading …
Warqad furan oo ku socota Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof Max’ed Sheikh Cismaan “ Jawaari’’

Guddoomiye, Waxaa jira Tiro Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka aad Mas’uulka ka tahay oo u tafa xeydanaaya in Somalia ay dib ugu celshaan 22-Sanno ee iminka laga soo talaabay, waxay la cararayaan Mooshino aan salka ku heyn Xaqiiqda dhabta ah iyagoo haminaaya inay ku biiraan Baarlamaanadii KMG ahaa ee dalka soo maray. Kumanaan Shacab ayaa ku [...]

Continue reading …
Ciidamo fara badan oo ka tagay Gedo ayaa ku sii jeeda Kismaayo, si ay u taageeraan Col. Barre Hiiraale

Gedo: Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa dowladda ayaa saacadihii u dambeeyay ka ambabaxay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, iyadoo ciidamadan la sheegayo inay taageerayaan Col. Barre Hiiraale oo loo doortay Madaxweynaha Jubaland. Afhayeen u hadlay Maamulka Gedo ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan doorashada Barre Hiiraale loo doortay Madaxweynaha Jubaland, isla markaana nasiib u [...]

Continue reading …
Somaliland oo Cabsi kasoo Waajahday Dhanka Al -Shabaab xuduudaheedana xirtya waqti cayiman Sababa La Xariira Xaga Amniga

Somaliland: Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay xireen gebi ahaan xuudadaha maamulkaas ee cirka, dhulka iyo badda iyaga oo isu diyaar gareynaya maamuusida 18-ka May oo ah maalintii maamulka Somaliland sheegeen in ay ka go’een Soomaaliya inteeda kale. Maxamed Caraale Nuur Duur, wasiirka arimaha gudaha maamulka SomaliLand, ayaa magaalada Burco ugu sheegay saxafiyiinta in [...]

Continue reading …
R/Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi Balaaran oo ka Socda IGAD Sawirro

Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, saraakiil sare oo ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Wafdigaan imaatinkiisa Soomaaliya waxa lagu go’aamiyey shirkii madaxda [...]

Continue reading …
Kismaayo Nasiib Daranaa, Anaa Leh Iyo Anaa Taabsaday Badanaa, Qabiilo Isku Baheysta Hadba

Kismaayo: Laga soo bilaabo sanadkii 1991-kii markii ay meesha ka baxday dowladii uu hogaaminayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Gen. Maxamed Siyaad Bare, waxay magaalada Kismaayo marti galisay dagaalo dhiig badan uu ku daatay. Dagaaladaasi waxa ay ahaayeen kuwa intooda badan salka ku hayay qabyaalad, waxaana dhinac kasta uu doonayay in uu isagu ku haro magaalada, [...]

Continue reading …
Maamulka Galmudug Oo Shacabka Jubooyinka Ugu Baaqay In Ay Ka Fekeraan Mustaqbalkooda

Galmudug: Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa shacabka kasoo jeeda gobolada Jubooyinka ugu baaqay in ay is dejiyaan islamarkaana ay ka tashadaan aayahooda . Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa sidoo kale sheegay in xilligani aysan waxba tareyn is qab qabsi shacabka Jubooyinka dhexdooda ah, isagoona tilmaamay in wax weliba ay [...]

Continue reading …
Ciidamada Soomaaliya  oo Fashiliyay Weerar ay Al-Shabaab   kusoo Qaadeen Degmada Ceelbarde ee G/Bakool

Bakool: Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan degmada Ceelberde ee Gobolka Bokoool ayaa fashiliyay isku day kooxda Shabaab ay ku doonayeen in ay ku soo weeraraan degmadaasi. Maxamed Xuseen Macalin oo ka mid ah saraakiisha ciidamada kusugan degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada XDS ee fariisinka ku leh degmadaasi ay [...]

Continue reading …
Mareykanka Oo Sheegay In Uu Beegsan Doono Fariisimaha Al-Shabaab Ay Ku Leeyihiin Soomaaliya

USA: Kaaliyaha xoghayaha difaaca Mareykanka Michael Sheehan ayaa Golaha Senateka Mareykanka u sheegay in la dagaalanka Al-Qaa’idada caalamka ay tahay mid dani ugu jirto Mareykanka iyo xasiloonideeda, isagoona shaaciyay in Mareykanka wax ka badan 15 ilaa 20-sano uu la dagaalamayay Urur weynaha Al-Qaa’ida. Wuxuu sheegay Michael Sheehan, in Meel weliba oo ay joogaan in ay [...]

Continue reading …
Sh. Xasan Daahir Aweys Khilaafka ka Dhaxjiro Al-Shabaab ma Qarsoona waa Cadyahay

Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir Aweyn ayaa sheegay in qilaafka ka dhaxeeyo horjoogeyaasha maleeshiyadda shabaab uu yahay mid cirka isku shareeray isla markaana loo baahan yahay in shacabka la ogeysiiyo in uu jiro qilaaf xoog leh. Xasan Daahir oo ka hadlayay mid ka mid ah Telefishinada afka Soomaaliga ku hadla ayaa sheegay [...]

Continue reading …
Aqri Magaca Nin Maanta Al-Shabaab Xukun Qas qaas ah ku fuliyeen iyo Saraakiil sar sare oo Shabaab katirsan oo goob joog ka ahaa

Jalalaqsi: Wararka ka imaanaya Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta Degmadaasi lagu qisaasay nin lagu eedeeyay in uu horey Degmadaasi ugu dilay Nin kale oo rayid ah. Dadweyne aad u fara badan ayaa isugu soo baxay barxad weyn oo kutaala Xaafada Bader ee Degmada Jalalaqsi halkaas oo ka dhacayay Xukunka Qisaasta ah [...]

Continue reading …
Oday kamid ahaa Ergeydii Dooratay Axmed Madoobe oo loo dilay Maxaad Madaxweyne Axmed Madoobe ugu doorateen?

Kismaayo: Wararka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in magaaladaasi lagu dilay mid kamid ah Ergaydii Madaxweynaha Jubaland u dooratay Hogaamiya Kooxda Raaskanbooni Sheekh Axmed Madoobe. Nabadoon Maxamuud Mahdi oo ahaa Nabadoon caan ah kana mid ahaa Ergayda kaqeyb galeesay Shirka Kismaayo kasocday ee lagu doortay Hogaamiye Axmed Madoobe [...]

Continue reading …
Mas ma cuntiin oo isku badashay Al Shabaab ma laqdiin & ciidamada Komaandooska Dawlada oo awood cusub la soo baxay

Muqdisho: Xeryaha lagu tababaro ciidamada Dawlada gaar ahaan kuwa Milatariga iyo Komaandooska ayaa maalmahaan dambe waxaa ka biloowday hala heeys cusub oo durbadiiba sababay inay u soo daawasho tagaan shacab aad u fara badan . Xiliyadii Dawladii kacaanka ee General Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariistee iyo dagaalkii 77 ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ciidamada [...]

Continue reading …
Shidaal qodista Soomaaliya iyo sii shidista Dabka Colaadaha oo wargeysyo caalami ahi wax ka qoreen

Cabdirasaaq Cumar Maxamed ayaa Sanadkii hore ku laabtay Soomaaliya, Dalkii uu ku dhashay, ka dib 30 Sano oo uu qurbaha uga maqnaa. Wuxuuna iminka ka tagay Shaqadiisii Adeegga Rayidka, gaar ahaanna Deegaameynta oo uu Dalka Canada ka hayay.Cabdirasaaq ayaa noqday Xubin ka tirsan Wasiiro 10 gaaraya oo Soomaaliya ay yeelatay.Isagoo Wasiir ka ah Kheyraadka Dabiiciga [...]

Continue reading …
Golaha Wasiirada oo Maanta ansixiyay ilaa 8-Hindise Sharciyeedyo una Gudbiyay Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho: Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shirkan guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Golaha ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo gaaraya 8 una gudbiyay Baarlamaanka, waxayna kala yihiin Hindise sharciyeeda: 1. Guddiga Dib-u-eegida iyo Hirgelinta Dastuurka. 2. Xafiiska Gardoonka iyo Illaaliyaha Dadweynaha. 3. [...]

Continue reading …
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Muqdisho Kulan ku Yeeshay Warbixin

Muqdisho: Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan ay uga doodeen Ajandeyaal dhowr ah. Kulanka maanta oo ahaa Kalfadhiga 2aad fadhigiisa 24aad ayaa waxaa shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana ay Mudanayaasha Baarlamaanku uga hadleen ajandeyaasha kala ah:-ka mid noqoshada Baarlamaannada Caalamka, Miisaaniyad [...]

Continue reading …
Dowlada Soomaaliya oo aad uga Xun in 2- Madaxweyne Kismaayo looga dhawaaqo iyo Jahwareerinta masiirka hogaan ee shacabka Jubooyinka

Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada dalka ee nidaamka federaaliga ah. Lana dhawrayo geedi socodka dawladaynta ee uu qeexayo Dastuurka Fedaraalaynta Qodobkiisa 49 aad. Ayadoo lagu guda jiro dhamaystirka go’aankii dawladdaha urur goboleedka IGAD ee shirkii Addis Ababa Maajo 3, ee lagu go’aansaday in guddi dhiirigalin oo ka socda wadamada IGAD loo [...]

Continue reading …
Laba Dumar ah oo Shabaab taageertay oo Maanta lagu Xukumayo Minnesota

USA: Amina Farah Ali iyo Hawo Mohamed Hassan ayaa maanta lagu wadaa in lagu xukumo gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka halkaas oo maalmahan ay ka socdeen maxkamado la saarayay dad sagaal gaaraya oo dhamaan eedeymo argagixiso lagu haystay. Labadan dumar ayaa waxaa lagu haystaa in ay gacan dhaqaale siiyeen kooxda Al-Shabaab ee dowladda Mareykanku ku [...]

Continue reading …
Axmed Madoobe Kismaayo wixii ka dhaca Dowladdaa ka Masuul ah

Kismaayo: Hogaamiyaha ururka Raaskambooni iminkana loo doortay madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe ayaa wareysi uu siiyay BBC-da waxa uu ka hadlay doorashadiiisa iyo doorashada madaxweynaha kale ee isna sheegtay in lagu doortay magaalada Kismaayo ee Barre Hiiraale. Axmed Madoobe ayaa ka digay in dagaal iyo colaad dib loogu celiyo dadka Kismaayo islamarkaana arrinta la gaarsiin halkii [...]

Continue reading …
R/wasaare Saacid Waxa Kismayo ka Dhacay waa Xadgudub aan la Aqbali karin

Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Saacid ayaa ka hadlay Shirkii Maamulka Jubbaland lugu dhisay, waxa uuna sheegay in shirkaas uu ahaa mid aan sax ahayn habayaraaatee sidaa daraadeedna doorashadii lugu soo magacaabay madaxwaynaha Jubbaland ay ahayd mid xad gudub ah. Cadi Faarx Shirdoon waxa uu sheegay xilli uu la hadlayay saxaafada in shirkaa markiisii [...]

Continue reading …
Madaxweynaha Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsiga Safiirnimo Maanta ka Gudoomay Kim Chan-Woo Sawirro

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay Safiirka cusub ay dowladda South Korea u soo magaacwday Soomaaliya Mudane Kim Chan-Woo si uu ugudbiyo warqadaha aqoonsinga ee Safiirnimo. Waxaa kulanka ku wehliyay Madaxweynaha Wasiir ku Xigeenka Arimaha Dibadda Mudane Jamal Barrow Safiirka Cusub oo si wanaagsan loogu [...]

Continue reading …
Aqriso 8-Qodob oo sabab u ah in Dowladda Somalia ay ka gaabiso Arrimaha ka taagan Magaalada Kismaayo

Xukuumadda Somalia ayaa waxa ay Tabaneysaa in Axmed Madoobe iyo Odayaasha Kismaayo ee taabacsan Axmed Madoobe ay ku kaceen Qodobo oo hoos u dhigeysa Sumcadda Dowladda Somalia. Haddaba ka gaabinta Dowladda Somalia ee Arrimaha Kismaayo ayaa waxa ay ka dambeysay ka gadaal markii Dowladda Somalia ay dib u eegtay waxyaabaha ka socda Kismaayo ee wax [...]

Continue reading …
Madaxweynihii Sadaxaad ee yeeshaan Dadka Deegaanka Gobolada Jubooyinka oo soo shaac baxay

Kismaayo: Ex- Xildhibaan Cumar Buraale Axmed oo ah Siyaasi kasoo jeeda Gobolada Jubooyinka ayaa shaaca ka qaaday in uu yahay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Waamo State maalintii shalayna lagu doortay Magaalada Kismaayo. Cumar Buraale ayaa sheegay in Shir in mudo ah kasocday Magaalada Kismaayo ayna ka qeyb galayeen qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo siyaasiyiinta Gobolada [...]

Continue reading …
Ra’iisul Wasaarihii Hore Cabdiwali Gaas oo Hambayo u Diray Axmed Madoobe oo loo Doortay Madaxweynaha Jubaland

Kadib Markiii Axmed Maxamed Islaam Madoobe loo Doortay ayaa waxaa Hambalyo u Diray oo Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Ku Tilmaamay guul u Soo Hoyaday Reer Jubaland. Sidoo Kale Codka Hambalyada Waxaa ku Biiray oo asna Bogaadin u diray Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ah Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Dowladdii KMG aheyd [...]

Continue reading …
Nabadoon Maxamed Xaad Kismaayo Wixii aan ka Digi jirnay ayaa ka Dhacay

Muqdisho: Odayaasha Dhaqanka Dhaqanka iyi Midnimada Beelaha Hawiye ayaa Si kulu uga Hadlay Doorashada ka Dhacday Magaalada Kismaayo ee Xarunta jubada Hoose taas oo la Sheegey in la Doortay Labo Madaxweyne uu Lee yahay maamulka Jubaland. Kadib markii Lagu Dhawaaqay in Maamulka Jubaland loo Doortay in uu Madaxweyne ka Yahay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe [...]

Continue reading …
Xukuumada Soomaaliya Maxay ka Tiri Doorashada Maamulka Jubaland ka Dhacday

Muqdisho: Kadib Markii Maalintii Shalay Lagu Dhawaaqay in Madaxweyn Cusub loo Doortay maamulka Cusub ee Jubaland ayaa waxaa ka Soo baxaayo Dhaliilo Kala Duwan oo loo Geedinaayo Sida uu u Dhacday Doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Jubaland. Doorashada ayaa Dhalisay in ay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose ay Isku Badasho Goob Shaki Colaadeed ka Jiro [...]

Continue reading …
Madaxweynaha Mareykanka Oo Casilay Madaxii Hay’ada Canshuuraha

USA: Obama ayaa xilka ka tuuray madixii hay’ada canshuuraha ee dalkaasi mareykanka, waxana ka danbeysay xil ka qaadistaas uu ku sameeyay kadib markii ay soo if baxday fadeexo la soo gudboonaatay hay’adaasi IRS oo iyagu ku shaqo lahayd howlaha canshuur qaadista Obama ayaa ku helaya hay’ada in ay ku kacday falal ka baxsan sharciga dowladaasi [...]

Continue reading …
Maxaad kala Socotaa Beelaha ee kasoo jeedaan Xildhibaanada ugu badan ee wada Mooshinka lagu ridayo Xukuumada Soomaaliya

Muqdisho: Xildhibaabo tiro badan ayaa Gudoonka Baarlamaaka Soomaaliya waxa ee gacanta u galiyeen Mooshin ka dhan ah Xukuumada Federaalka Soomaaliya uu R/Wasaaraha ka yahay C/Faarax Sheyrdoon (Saacid) Mooshinkaa oo la doonayo in Xukuumada lagu rido. Xildhibaanada Mooshinka wada ayaa qeylo dhaan bilaabay markii Xukuumada Soomaaliya ee taliyaal cusub u magacawday Booliiska iyo Nabad Sugida Soomaaliya [...]

Continue reading …
Dowlada South Africa oo shaacisay in dalkeeda ay ku yaalaan xerooyin lagu tababaro argagixisada

Koonfur Afrika: Wasaarada arimaha gudaha iyo amaanka Qaranka dowlada Koofur Afrika ayaa markii ugu horeysay shaacisay in dalkaasi ay ku yaalaan xerooyin lagu tababarayo kooxo ka tirsan argagixisada Alqaacida iyo maleeshiyaadka Shaabaab ayna ka hortagidoonaan qatarahaasi. Hadal qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee dalkaasi Koofur Africa ayaa markii [...]

Continue reading …
Prof Caan ah oo ka tagay Xubanimadii Baarlamaanka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay

Muqdisho: Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa iska casilay xubinimadii Baarlamanaka Soomaaliya isagoona Warqad uu isku casilayo usoo gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”, ayaa sheegay uu iminka ka banaan yahay Baarlamaanka Laba kursi oo uu mid kamid ah iska casilay Prof Axmed Ismaaciil Samatar, halka Kursiga [...]

Continue reading …
Madaxweyne C/Raxmaan Faroole maxuu ka yiri Doorashadii Madxaweynaha Jubaland State ee Maanta Kismaayo ka dhacday?

Puntland: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdi Raxmaan Faroole ayaa si diiran usoo dhaweeyay Doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo ee lagu doortay Hogaamiyaha Ururka Raaskanbooni Sheekh Axmed Madoobe in uu noqdo Madaxweynaha Jubaland State. Faroole oo Saxaafada kula hadlay Madaxtooyada Puntland ayaa ku tilmaamay tilaabo lagu farxo in ee tahay Doorashadii Maanta Kismaayo ka dhacday [...]

Continue reading …
Col.Barre Hiiraale oo ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Jubaland iyo Xiisado Cusub oo Kismaayo kajira

Kismaayo: Barre Aadan Shire Hiiraale oo ah Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya Horeyna uga mid ahaa qab qablayaalka dagaal ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Rasmiga ah ee Maamulka Jubaland State kadib markii uu sheegay in maanta Shir Kismaayo ka dhacay lagu doortay. Markii uu soo baxay War ku aadan in Hogaamiyaha Kooxda Raaskanbooni [...]

Continue reading …
Daawo sawirada Sida ee Maanta u dhacday Doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubaland State oo Kismaayo ka dhacday

Kismaayo: Waxaa Maanta Hoolka Jaamacada ee Magaalada Kismaayo ka dhacday Doorasho aan waqtigeeda horey loo shaacin ,kaa oo lagu doornayay Madaxweynaha uu yeelanayo Maamul Goboleedka Muranka badan uu ka taagan yahay ee Jubaland State. Doorashada Madaxweyne ee Maanta waxaa ku tartamayya dhoor musharax oo horey isku soo taagay kuwaa ay kamid ahaayeen Hogaamiyaha Ururka Raaskanbooni [...]

Continue reading …
Baarlamaanka oo ku tilaamay mid sharci ah Shaaciyayna xilliga la guda gelayo ka doodista Mowshinka ka dhanka ah xukuumada Soomaaliya.

Muqdisho: Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cawad, ayaa waxa uu maanta baarlamaanka ka hor cadeeyay xilliga ay munaasib tahay in la guda galo ka doodista Mowshinka kalsooni kala noqoshada xukuumada Soomaaliya. Gudoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay sharciga waa faqsantahay keenista mowshinka isaga oo arintaasi ka hadlayayna waxa uu [...]

Continue reading …
iska Hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Dowlada iyo Ilaalada Dahabshiil oo Bakaaraha ka dhacay Sawirro

Muqdisho: Waxaa saacad kahor iska hor imaad dhaliyay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay xarunta ee Shirka Dahabshiil ku leedahay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan agagaarka Suuqa Cabdille Shideeyaha . Iska hor imaadka ayaa u dhaxeeyay Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya iyo ilaalada shirkada Dahabshiil waxa uuna socday ku dhawaad hal saac , Iska [...]

Continue reading …
Muqdisho oo laga fuary dugsiga tababarada ciidamada Soomaaliya ee midawga Yurub oo horay uga furnaan jiray Uganda Sawirro

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta waxa uu furay xarun ciidamada Soomaaliya lagu tababari doono kadib markii xaruntaasi oo ay casharada ka bixin doonaan macalimiin ka socota midawga Yurub laga soo guuriyay dalka Uganda oo ay horay uga furnaan jirtay. Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay [...]

Continue reading …
Doorashadii Madaxweynaha Jubaland State oo Goordhaw soo dhamaatay iyo Madaxweynaha oo noqday Axmed Madoobe

Kismaayo: Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose ayaa sheegaya in Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe loo doortay Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland kadib markii maanta la qabtay doorasho aan waqtigeeda horey loo shaacin.. Warar laga helayo Kismaayo ayaa ku waramaya in Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland goor-dhow uu ku guulaystay Hogaamiyaha Raaskambooni Axmed Madoobe inkasta [...]

Continue reading …
Qarax Miino oo nabadoon caan ah iyo ilaaladiisa ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho: Wararka laga helayo Isgoyska Kaasa Bal-balaara ee degmada Hodon ee gobalka Banaadir ayaa waxa ay xaqiijinayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax miino loo adeegsaday oo lala eegtay gaari uu watay nabadoon Soomaaliyeed. Gaariga oo qaraxa lala eegtay uu haleelay guud ahaanna bur-buriyay ayaa waxaa ku dhintay nabadon Cartan sheikh Doon iyo ruux la [...]

Continue reading …
Aqriso Magaca Nin Hilibka Bisadaha dadka ugu dari jiray Sambuuska oo Afgooye lagu qabtay & Ninkaan oo qirtay kiiskiisa !

Afgooye: Aqriso Magaca Nin Hilibka Bisadaha dadka ugu dari jiray Sambuuska oo Afgooye lagu qabtay & Ninkaan oo qirtay kiiskiisa !! Qiso cajiib ah oo dad fara badan ka yaabsatay ayaa ka dhacday magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose ka dib markii ciidamada Aminiga degmadaas ay soo xireen nin lagu soo eedeeyay fal wuxuushnimo ah [...]

Continue reading …
Xildhibanada Mowshinka ka keenay R/waasare Saacid oo cadeeyay Sababta ku kaliftay in ee Qorsheeyaan Ridida Xukuumada Somalia

Muqdisho: Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xubnaha guddiga amaanka ee baarlamaanka Federal-ka Soomaaliya oo kamid ah mudanayaasha wada Mowshinka ka dhanka ah xukuumada ayaa waxa uu daaha ka rogay halka Sartu ka qurunsantahay. Xukuumadu amaanka gudaha ayeey ku guul dareysatay, Iska daa wax badan oo ay qabateen wasaaradii difaacca irideeda ayaa qaraxyo lagu [...]

Continue reading …
Hogaanka Socdaalka Dalka oo waxba kama jiraan ku tilmamay in garoon Soomaaliyeed ay Xiri karto Jabhad iyo wax lamid ah Warbixin

Muqdisho: General C/laahi Gaafoow, Taliyaha hogaanka waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, ayaa waxa uu si kulul uga hadlay xirnaanshaha kooxda Raaskanbooni ay ku sameeyeen garoonka diyaaradha ee magaalada Kismaayo. Wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay xiri karto Garoomada diyaaradaha dalka guud ahaan ayna furi karto hasa yeeshee howshii dowlada aysan qaba Karin jabhad iyo cid [...]

Continue reading …
Siilaanyo oo Cadeeyay in irid kasta oo ay Garaacaan lagula talinayo in ay Soomaali weyn wax la qeybsadaan

Hargeysa: Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa daaha ka rogay arin in badan uu qar-qarinayay oo aheyd in beesha caalamku ay dooneyso Soomaaliya oo mid ah arintaasi oo ah mid aysan ku farxin qolyaha doonaya gooni isu taagga Hargeysa. Waxaan socdaal ku soo maray Turkiga, Ethioipa, Ingiriiska iyo Mareykanka. Dhamaan waxa aan ka [...]

Continue reading …
Ra’iisul Wasaare Saacid oo Guddi labada Golle ka kooban u magacaabay Arrimaha Jubbooyinka(Aqriso Magacyada Gudigaasi)

Muqdisho: Ra’iisul Wasaarha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdon “Saacid” ayaa maanta wareegto ku soo saaray gudi ka kooban labada gole iyo iyo xiriiriye tiradooduna tahay 16 xubnood loona xilsaaray wada-xaajoodka iyo dib-u heshiisiinta Jubbooyinka. Wafdigu waxay kaloo si hufan ugu gudbin doonaa madaxda dhaqanka iyo kuwa gobolka Jubbada Hoose siyaasadda iyo talada [...]

Continue reading …
Qaxooti ka baxay xerada Dhadhaab oo dib ugu laabtay gobolka Geddo

Ceelwaaq: Wararka ka imanaya magalada Ceelwaaq oo ka tirsan gobolka gedo ee dalka somaliya ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen dad qaxooti ah oo dib uga noqday dalka kenya. Maamulka Gobolka ayaa waxaa ay warbaahinta qaar u sheegen in ay soo gaareen Qaxootigan degamdooda kuwaasi oo tiro ahaan gaaraya 500-Qoys oo ka soo laabtay xeryaha [...]

Continue reading …
Ciidamada AMISOM oo hub ay Dayniile ka heleen ku Qarxiyay Degmadaasi Sawirro

Muqdisho: Ciidamada AMISOM ayaa maanta ku qarxiyay degmada Dayniile hub u badan bambooyin kuwaas oo ay kasoo bixiyeen meelo lagu qariyay. Hubka maanta la qarxiyay ayaa isugu jiray kuwo sucub iyo kuwo duuq ah oo ka haray dowladdii Maxamed Siyaad Barre, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada Burundi ee maanta bur-burinta hubkaasi sameeyay. Dhawaan ayay aheyd [...]

Continue reading …
Maareeyaha Duulista Iyo Saadaasha Hawada Oo Ka Warbixiyey Faa’iidada Ay Soomaaliya U Leedahay La Wareegista Duulista Hawada  Soomaaliya

Muqdisho: Hay’adda duulista iyo saadaasha hawada Soomaaliya ayaa faahfahin kabixisay isbedelka ay dhalinkarto koontaroolka hawada Soomaliyeed oo dib gacanta ugu soo gashay Dowladda Soomaliya. Injireen Cali Maxamed Ibraahim “Cali Modoobe” mareeyaha hay’adda duulista iyo sadaasha hawada oo maanta la hadlay warbaahinta Muqdisho uga warbixiyay isbadalka ka dhalankaro la wareegida maamulka hawada Soomaaliya waxa uu sheegay [...]

Continue reading …
Akmaludin Oglo Waa in lasii xoojiyaa Horumarinta Soomaaliya

Akmalu Din Ihsan Ogle oo ah Xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa Hey’adaha Ururkaas hoos taga iyo Ururada Bulshada Rayidkaba wuxuu ku booriyay inay sii xoojiyaan Barnaamijyada Gargaarka ee la siiyo Soomaaliya. Mr. Ogle ayaa sheegay in Ururkooda oo kaashanaya Dowladda Sacuudiga uu dhamaystiray Olole lagu gargaarayo Shacabka Soomaaliyeed si loogu gogol xaaro qaybtii [...]

Continue reading …
Page 1 of 45123Next ›Last »