we
Home » Archives by category » SOMALIA NEWS (Page 5)
Degmada Dayniile oo laga hirgaliyay Goobo Loo Dalxiis Tago Oo Indhaha Soo Jiidanaaya Sawirro

Muqdisho: Degmada Dayniile oo kamid ah Degmooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, waxaa bilihii u danbeeyay ka bilowday dib u dhis xoogan, sidoo kale waxaa Degmada kusoo qul qulaya maalinba maalinta ka danbeysa dad aad u badan, kuwaasi oo Ka Imaanaya qurbaha oo Xiiso u qaba in ay ku Soo Dalxiisaan dhulkooda Hooyo. Sidoo kale [...]

Continue reading …
Xildhibaano Muxaafid ah iyo kuwa Mucaarad ah oo Dagaal Gacmaha la iskula Tagay Dhax Maray Sawirro

Venezuela: Dagaal gacanta la isula tagay ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee Baarlamaanka dalka Venezuela kadib markii uu murran xoogan dhexmaray xildhibaanada muxaafidka iyo kuwa mucaaridka. Gacan ka hadal ayaa ka bilowday mooshin ay keeneen xildhibaano muxaafid ah kuwaasi oo sheegay in Baarlamaanka aysan khudbado kasoo jeedin karin Xildhibaanada mucaaridka. Mooshinkan ayaa la xariiray kadib [...]

Continue reading …
Odayaasha Dhaqanka Hawiye oo soo jeediyay fikir ah in la qabto shir ay u dhanyihiin dadka deeganada Jubbooyinka wada dega dib u heshiisiina laga dhex bilaawo

Muqdisho: Nabadoon Axmed Diiriye Cali, Afhayeenka odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye, ayaa ku baaqay in la qabto shir ay u dhanyihiin dadka deeganada Jubbooyinka oo dadka lagu heshiisiiyo si ay u dhismaan maamul ay ku qanacsanyihiin oo sed buursi laga ilaaliyo. Nabadoon Axmed Diiriye Cali waxa uu dalbaday in shirkaasi uu noqdo mid wax faragalin ah [...]

Continue reading …
Madaxwayne Xasan Sheekh oo shir saxaafadeed ku dul qabtay Kaluunn badan oo ay leedahay Somali National Fishing Company Sawirro

 Muqdisho: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya oo maanta booqday warshada kaluunka dhoofisa ee Somali National Fishing Company, isaga oo khudbad dhaxal gal ah ka jeediyay. Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in wadamadii dalka sharci darada uga kaluumeysan jiray lala xisaabtamaayo, kuwa hada boobayana ay isku dayayaan in ay ka joojiyaan dowladuna ay ku [...]

Continue reading …
Maxaad kala socotaa Dood ka jirta Markab Walxo Qarxa usoo sida Somaaliya oo Masar taagan?

Maamulka Dekedda Domiat ee Masar ayaa diiday inuu ogolaado in halkaas lagu dajiyo Markab Shixnad Walxo qarxa ah oo Soomaaliya usoo socda Doonta waxay xambaarsantahay Shixnad illaa 6 Tan ah oo ka kooban walxo Qarxaya ah, waxaana la doonayay in halkaas lagu dajiyo si markaas ka dib loogusoo daabulo Doon kale oo Soomaaliya usoo qaadaysa. [...]

Continue reading …
Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalka Iiraan oo maalmaha soo socda ku soo fool leh Xeebaha Soomaaliya

Wakaalada wararka ee dalka Iiraan ee Fars ayaa faafisay inay wado qorshe cusub ay kaga howlgaleyso gacanka Cadan iyo Xeebaha Soomaaliya, iyadoo dowladda Iiraan ay ujeedadoodu tahay inay sare u qaadaan la dagaalanka kooxaha Burcad badeeda Soomaalida. Dowladda Iiraan saraakiil u hadashay ayaa daboolka ka qaaday in Maraakiib dagaal Maalmaha soo socda ay ka soo [...]

Continue reading …
Ra’iisul Wasaaraha Ayaa Munaasabadda 1da, May Hambalyo U Diray Dhamaan Shaqalaaha Soomaaliyeed

Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faraax Shirdoon (Saacid) ayaa munaasabada 1da May, 2013 oo ah maalinta shaqaalaha aduunka ugu hambalyeeyey dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. Waxaan hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka u dirayaa dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed ee udub-dhexaadka u ah dhaqada iyo horumarka dalka guud ahaan” ayuu yiri Ra’iisul Wasaarahu Ra’iisul Wasaaraha ayaa [...]

Continue reading …
Haween isku soo Rakibtay walxaha qarxa oo dooneysay in ay masuuliyiin badan lesyo oo lagu guuleestay in laqabto

Kismaayo: Ciidamada amaanka ee sida gaarka ah u ilaaliya Xarunta Jaamacada Kismaayo oo ay ku jiraan inta badan ergada halkaasi u joogta dhismaha mamaulka Jubaland ayaa waxa ay maanta qabteen haween walxaha qarxa lagu soo rakibay oo looga shakisanyahay in ay weerar ismiidaamin ah fulin laheyd. Haaweeneydaan oo suunka leesku qarxiyo iyo banbooyin laga helay [...]

Continue reading …
Ciidamada AMISOM oo Goordhaw Albaabada isugu Dhuftay mid kamid ah Idaacadaha ka howl gala Magaalada

Beledweyne: Warar goordhaw naga soo gaaray Magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidmaada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay albaabada iskugu dhufteen idaacada Codka Bartamaha ee ka howlgasha Magaaladaaasi. Milkiilaha idaacada Codka Bartamaha Axmed Sheekh Nuur Cirra ayaa sheegay in barqanimadii maanta ay ciidama Jabuutiyaan ah ay tageen xarunta idaacada kuna amreen [...]

Continue reading …
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaanka Goof-Gaduud

Goofgaduud: Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta daagaanka Goof Gaduud ee Gobolka Baay kadib markii ay ka baxeen ciidamada ka socday dowladda Ethiopia kuwaas oo horay ugu sugnaa. Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Milatariga dowladda Ethiopia ay [...]

Continue reading …
Dagaal Culus oo goordhaw ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo

Kismaayo: Wararka aan hada ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in goordhaw Dagaal Culus uu ka dhacay Garoonka Diyaardaha ee Magaalada Kismaayo kadib marikii AL-Shabaab Weerar Maalin cad ah kusoo qaadeen. Dagaalka oo ahaa mid aad u cuslaa ayaa Ciidamada Huwanta ah ee kusugan Magaalada Kismaayo waxa ee Hubka Culus [...]

Continue reading …
Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho oo maalintii labaad Xiran Sawirro

Muqdisho: Waxaa Maalintii labaad xiran qaar kamid ah Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho iyadoona goobahaasi lagu arkayo ciidamada kala duwan ee Dowlada Federaalka Soomaaliya. Amaanka Caasimada ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana goob kasta lagu arkayaa ciidamo aad u badan oo katirsan Dowlada kuwaa oo ku jira heegan buuxa ee kaga hortagayaan qaraxyo [...]

Continue reading …
Mid kamid ah odayaasha dhaqanka ku howlahan dhismaha maamulka Jubaland oo cadeeyay in howsha ay wadato Kenya oo waxa ay ku taliso la yeelayo

Ugaas Cabdulqaadir Mubaarak Faarax oo ah Ugaaska Beesha Carab Soomaali ee deeganada Jubbooyinka ayaa waxa uu cadeeyay in dhismaha maamulka Jubaland ay wadato dowlada Kenya oo taladeeda lagu shaqeynayo. Dekumenti lagu xulayay ergooyinka doorashada madaxweynaha Jubaland ayaan diyaarinay. Dekumentigii waxaa loo qaaday Nairobi. Iyaga ayaa soo kala shaan-dheynaya wanaa ku qanacsanayay sida ay wax noogu [...]

Continue reading …
Goobaha wax barshada Muqdisho oo maanta inta badan hakad la geliyay kadib arimo cusub la soo dersay

Muqdisho: Xarumaha wax barashada ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa Maanta inta badan waxa ay hakad geliyeen howlahoodii wax barashada ee caadiga ahaa kadib markii Caasimadu ay gashay waji cusub. Maamulada Iskuulaadka iyo jaamacadaha qaatay go’aanka ay ku joojinayaan shaqadooda ayaa waxa ay ku dhiiradeen arintaan kadib markii shalay caasimadu gashay bandow dadban [...]

Continue reading …
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Khudbado ka jeediyay Jaamacado ku yaala Dalka Mareykanka   Sawirro

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xiligan kusugan Dalka Mareykanka ayaa khudbado ka jeediyay Jaamacado ku yaala Dalkaasi sidoo kale kulamo la qaatay madax hore oo Mareykanka katirsanaa iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalkaasi kunool. Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu horeyn waxa uu Khudbad xasaasi ah uu kaga hadlayay Marxaladihii kala duwanaa ee [...]

Continue reading …
Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo soo bandhigay Qodobada Dastuurk ee ay fara fareyeen rag kujira dowlada loona bahan yahay in lala xisaabtamo

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliyeed ee Puntiland C/Raxmaan Faroole ayaa sheegay in Dastuurka Qabyadaha ee Muqdisho lagu ansixiyay ee ku jiraan Qodobo badan oo qalad ah oo Nairobi lagu badalay isagoona Madaxweynaha Soomaaliya ugu baaqay in qodobadaasi dib loo eego lalana xisaabtamo ragii badalay. Aqriso Qodobada Faroole ka carooday Sheegayna in wax laga badalay 1.QODOBka 9,aad, ee [...]

Continue reading …
Cali Dheere ‘’ Waan u aargudi doonaa dadkii maanta la laayay mana dhaafi doono cid kasto oo gacan ka geesatay in dadkaasi la Xasuuqo

Xarakada Al-Shabaab ayaa si kulul uga hadashay 13-Qof oo Maanta Xukun dil ah lagula fuliyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kadib markii Maxkamada Boosaaso dadkaasi ku xukuntay in la dilo markii lagu helay Dambiyo kala duwan oo u badnaa Dilal iyo Qarxayo ee ka fuliyeen Deegaano kamid ah Puntland. Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Cali Maxamuud [...]

Continue reading …
Axmed Fiqi “Madaxweyne Markuu booqanaayo Puntland ama Kismaayo kadibna ka amar qaadanaayo Madaxda Maamul Goboleedyadaasi

Khartuum: Dood Cilmiyeedan loogu hadlayay dhacdooyinkii ugu dambeeyay Soomaaliya oo ay soo qabanqaabiyeen Ururka arday Soomaaliyeed iyo Xarunta Raa’id ee Cilmibaarista iyo Daraasaadka Soomaaliya ayaa Xalay ka dhacay Magaaladda Kharuum ee Dalka Sudan. Agaasimihii hore ee Nabad sugidda Qaranka Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay Doodcilmiyeedkan ayaa si guud uga warbixiyay Xaaladda Soomaaliya halka ay [...]

Continue reading …
Al-Shabaab oo Dhoolatus Milateri ku soo Bandhigay Baraawe Sawirro

Baraawe: Xoogag ka tirsan ururka Al-Shabaab oo tababar loogu soo gabagabeeyay deegaanka deegaanka Ambareeso oo ka tirsan degmada Baraawe ayaa soo bandhigay awood milateri, kuwaasi oo la sheegay iney u diyaarsan yihiin duulaan ay ku qaadaan ciidamada Dowladda iyo AMISOM. Dhoolatuskan oo ka dhacay deegaanka Ambareeso ee Baraawe ayaa waxaa xoogaga tababarkan loo soo gabagabeeyay [...]

Continue reading …
Aqri magacyada Saraakiisha Shabaabka ah ee ka dhiidhiyay weerarkii taageerayaasha Abuu Zubeyar ay ku khaarijin lahaayeen Abu Mansuur Al-amriki

Saraakiil badan oo kamid ah hogaanka kooxda Shabaab ayaa waxa ay soo saareen fadwo ay ku sheegayaan in aan Shabaabku baneysan Karin dhiiga Abuu Mansuur Al-amriki. Saraakiishanaa ayaa waxa ay kala yihiin:- 1-Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu Mansuur) 2-Sheekh Xasan Daahir Aweys 3-Sheekh Bbuu bakar Al-zaylici 4-Sheekh Zubeyr Al-muhaajir 5-Macalim Burhaan Sheikh Xaashi Fadwadaan oo [...]

Continue reading …
Maxkamada Meleteriga Puntuland oo dil ku fulisay in ka badan 10 ruux oo horay xukkuno loogu riday.

Garoowe: Wararka laga helayo magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa waxa ay sheegayaan in 13 ruux oo horay loogu riday xukkunno dil ah maanta lagu fuliyay xukunadaasi. Dhamaan dadka ladilay ayaa la sheegy in ay Shabaabnimo ku eedeesnaayeen,iyada oo xukunada ay ku riday maxkamada meleteriga maamulka Puntiland. Inta badan 13-ka ruux ee maanta lagu [...]

Continue reading …
Burcad Badeed qarka u saaran in ay ku dagaalaan malaayiin Doolar oo ay madax furasho u heleen iyaga oo wali gacanta ku haya mawaadiniin ay qafaasheen.

Mudug: Wararka laga helayo gobalka Mudug gaar ahaan duleedka magaalada Gaal-kacyo ayaa waxa ay sheegayaan in Burcad badeed Soomaaliyeed oo qaatay lacag lix milyan oo doolar ah ay ka dhex taagantahay xasarad aad u balaaran. Burcadda Badda ayaa lacagta intaa la’eg waxa ay ka qaateen mawaadiniin Denmark u dhalaty oo ay waayihii danbe heesteen iyada [...]

Continue reading …
Xog ku saabsan sababaha wadooyinka Muqdisho loo xiray maanta oo soo baxday, kadib saacado jaha wareer ah

Muqdisho: Iyada oo subaxnimadii hore ee saaka dadka reer Muqdisho aay ku soo tooseen wadooyinka caasimada oo inta badan xiran lana la’aa sababaha ka danbeeya ayaa dhawaan waxaa soo baxay xoga sheegaya in dowlada Soomaaliya ay heshay macluumaad la xariira falal amaan darro oo shabaab ay doonayaan in ay Muqdisho ka fuliyaan sidaa darteedna laga [...]

Continue reading …
Caruur Mucjiso ah oo dhawaan ku dhashay Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho Sawirro

Muqdisho: Hooya Soomaaliyeed ayaa Isbitaal Banaadir ku dhashay laba wiil oo mataana ah oo midkood uu aad u caafimaad qabo midna uu dhashay isaga oo aan madax iyo gacmo laheyn. Wiilka dhashay isaga oo madax iyo gacmo toona aan laheyn ayaa waxa uu ahaa mid nool kana neefsanayay qeyb yar oo ka duleeshay wadnaha korkiisa [...]

Continue reading …
Abuu Mansuur Al –imriki oo sheegay in uu halis ku jiro Gurigiisana lagu hareereesan yahay

Cumar Xamaami oo loo yaqaan Abuu Mansuur Al-Imriki oo asal ahaan kasoo Jeeda Dalka Mareykanka ayaa Qoraal uu soo dhigay Bogiisa Twitterka waxa uu ku sheegay in xiligan uu ku jiro xaalad halis ah eena Qatar ku jirto Noloshiisa . Abuu Mansuur ayaa Qoraalkiisa ku sheegay in Hoyga uu dagan yahay Kooxo Hubeesan ee ku [...]

Continue reading …
Agoustine Mahiga oo Xilkii Danjrnimo ee Soomaaliya laga qaaday iyo Masuul Cusub oo lagu badalay

War Qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Kiin Moon ayaa lagu sheegay in Xilkii Danjirnimo laga qaaday Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya Agoustine Mahiga. Agoustine Mahiga Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Arimaha Soomaaliya ayaa sanadihii dambe ahaa nin si weyn saameyn badan ugu dhax lahaa siyaasada [...]

Continue reading …
Puntland oo diiday in ee ka qeyb gasho Shirka London ka dhacaya iyo Sababaha diidmadaasi keenay oo la ogaaday

Puntland: Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland ayaa ka biyo diiday ka qeyb galka Shirka Arimaha Soomaaliya looga hadlayo oo dhawaan la filayo in uu ka dhaco Magaalada London ee Dalka Ingiriiska kadib markii ee isku fahmi waayeen ajandayaasha Shirkaasi Madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland C/Raxmaan Faroole ayaa soo jeediyay si ay uga qeyb galaan Shirka Arimaha [...]

Continue reading …
Dhalinyaro Al Shabaab Taageersan kuna sugan Magaalada Muqdisho oo ka inkaarsaday Hooyooyin Waayeel ah

Muqdisho: Haraadigii Al Shabaab gaar ahaan dhalinyaro moowqif ahaan taageersan ururkaan oo looga itaal roonaaday goobo badan oo ay ka talin jireen ayaa iminka waxa ay ku soo aruureen inay cabsi galiyaan waalidiinta ama Hooyooyinka ku sugan magaalada Muqdisho. Dhalinyaro ka kooban 3 Wiil ayaa noo timid anaga oo hoowl Nadaafad ama Qashin xaaqis ah [...]

Continue reading …
Kulankii Madaxweyne Xassan Sheekh iyo C/raxmaan Faroole oo soo Gabagaboobay Warbixin

Puntland: Labo Maalmood ayay ku qaadatay Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedka Puntland inay bal soo saaran waxa ay ku mideysan yihiin marka laga hadlayo xaalada dalka Soomaaliya. Kulan albaabada u xirnaa ku dhawaad 6 saacadood ayaa ugu dambeyntii waxaa laga soo saaray hadal u muuqday mid labada dhinaca ay ku qanacsan yihiin laakiin laga [...]

Continue reading …
Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo howlgal ka sameeyay Magaalada Muqdisho

Muqdisho: Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa midowgga Africa AMISOM ayaa howlgal baaxad leh ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Yaaqshiid ee gobollka Banaadir. Howlgalka oo ahaa mid baaxad leh ayeey guri guri u barayeen ciidamada dowladda xaafaddaha degmada Yashiid, kadib markii ay saakay waabarigii hore ku jarmadeen ciidamada oo ku [...]

Continue reading …
Daawo Sawirro Caruur iyo Haween Taagera u ah Urur Islaami ah oo dibad bax lala yaabay dhigay.

Falistiin: Magaalada Gaza ee dhulka Falastiiyiinta waxaa maanta isugu soo baxay qaar ka tirsan caruur iyo haween taagerayaal u ah ururka loo yaqaanno Salafiyiin kuwaas oo shegay in ay doonayaan in lasoo daayo maxaabiis ku jirta gacanta Xukuumadda Xamaas. Jamacaatka salafiga ayaa ka dagaallanta Jiidda Qaza, waxaana la sheegay in maxaabiista loo mudaaharaadayo ay u [...]

Continue reading …
Aqri Magaca Garyaqaanka Guud ee Dalka oo Xukuumadu Magacaabistiisa Meel Marisay

Muqdisho: Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii ay yeesheen uga hadleen xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Kulankan ayaa sidoo kale, looga hadlay qodbo ay ka mid ahaayeen, magacaabis Garyaqaanka Guud, iyo sidoo kale warbixin laga dhegeeystay Wasiirka Arrimaha [...]

Continue reading …
Wararkii Ugu Dambeeyay Kulan ee isku mari la’ yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Faroole oo socda iyo Qodobada la isku heesto

Puntland: Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa lagu soo waramayaa inuu kulan albaabadu u xiran yihiin uga socdo magaalada Garowe ee xarunta maamulkaasi. Kulankan oo saxaafada dibeda looga saaray ayaa muddo saacado ah ka socda xarunta cusub ee madaxtooyada Puntland oo ku taala galbeedka magaalada Garowe, waxaana labada dhinac [...]

Continue reading …
Barakac Xoogan oo wali ka jira Xaafado kamid ah Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhaxe Sawirro

Jowhar: Xili roobab mahiigaan ah ay ka da,ayeen Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhaxe ayaa waxaa saameyn xoogan ay ku yeesheen boqolaal qoys oo degan qaar ka mid ah xaafadaha ay ka koobantahay magaalada jowhar Xaafada Hanliwadaag laanta badacas waxa ay ka midtahay xaafadaha ay saameynta ugu balaaran ku yeesheen biyihii ka dhashay roobabka ka [...]

Continue reading …
Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabada C/llaahi Sheekh Xasan Ayaa si Xooggan u Dhaliilay Baratakoolka Madaxtooyada Soomaaliya Sawirro

Muqdisho: C/llaahi Sheekh Xasan oo ah Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabada Soomaaliya ayaa si xooggan u dhaliilay Baratakoolka madaxtooyada Soomaaliya uu ku sheegay qola aan waxba ka qoon siyaasada iyo howlaha laxariira. Waxa uu sheegay in qaabka madaxweynaha Soomaaliya uu Garowe u gula kulmay Madaxweynaha Puntland oo aheyd mid qalad ah ay masuuliyadeeda qaadayaan qolada Bartakoolka qaabishan [...]

Continue reading …
Wasiirka Warfaafinta Oo Dalka Turkiga Uga Qeybgalaya Shir Looga Hadlayo Hormarinta Duulimaadyada Dalka Soomaaliya

Turkiga: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka Turkiga uga qeybgalaya shir looga hadlayo Hormarinta duulimaadyada Dalkeenna ayadoo shirkaasina ay marti gelinayso dowladda aynu walaalaha nahay ee Turkiga. Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada,Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/laahi Ciilmooge Xirsi ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Istanbul ee dalka [...]

Continue reading …
R/wasaara hore oo shaaciyay in ay xariir leeyihiin kufsiga haweenka iyo dilalka wariyaasha Soomaaliyeed

R/Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya, Cali Maxamed Geedi, ayaa waxa uu sheegay in kufsiga xad dhaafka ah ee Soomaaliya ka jira uu yahay qandaraas qola ay soo qaadatay oo qarash badana ay ka helaan ayna suuragal aheyn in uu istaago ilaa qolyaha qandaraaska wata baaritaan lagu sameynayo oo cadaalada la hor keenayo. Geedi ayaa waxaa [...]

Continue reading …
Daawo Sawirada soo dhaweynta Turkiga loogu sameeyay Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

Turkiga: Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayadoo wafdiga Gudoomiyahana ay caawa ku wajahan yihiin magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Mudane Maxamed Cismaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ataturk Airport ee magaalada Istanbul kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin [...]

Continue reading …
Madaxweynaha Soomaaliya oo laga sugayo Magaalada Kismaayo marka uu kasoo laabto Puntiland

Kismaayo: Guddiga Qaban qaabada Shirka Kismaayo kasocda ee lagu dhisayo Maamul Usameynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo ayaa qaba rajo ku aadan in Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Kismaayo tagayo marka uu kasoo laabto Magaalada Garawe ee Caasimada Puntiland Hilowda Aadan Maxamuud oo ah Gudoomiye kuxigeenka Guddiga Qaban qaabada Shirka lagu dhisayo Maamulka Jubaland State [...]

Continue reading …
Faroole oo qirtay in uu ka haray Ragii Road-map-ka xilli lagu eedeynayay in uu xilkiisa xoog ku heesto ee uu dhamaaday xilligiisii sharciga

Puntland: Cabdi Raxmaan Faroole, madaxweynaha maamulka Puntiland ayaa maanta madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ugu faanay in uu kaligii ka taaganyahay ragii saxiixay heshiiskii Road-map-ka maadaama ragii isku waqtiga ahaayeen ay masraxa hogaanka siyaasada isaga bexeen. Ragii Roa-map-ka saxiixay ayaa waxaa kamid ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxnihii Hore, Cabdi Weli Gaas, R/wasaarihii hore, Shariif [...]

Continue reading …
Dr Axmed Faarax Ducaale “Shirka Kismaayo waa Xaaraan, Barre Hiiraale laguma Casuumi karo Jubaland

Dr Axmed Faarax Ducaale, Madaxwaynaha Maamulka dibad Jooga ah ee Jubbaland ayaa ka hadlay tagitaanka Barre Hiiraale ee Magaalada Kismaayo iyo maamul u sameynta gobalada Jubooyinka. Ducaale ayaa yiri, “Shirka Kismaayo ka socda shir qaldan waaye. Shir xaaraan ah waaye. Shir wax ka soo baxaan maaha. waxaa shirkaasi wada qolya aan u dhalan deegaanka kana [...]

Continue reading …
Uhuuro Kenyatta Gar-gaarka waa in qaxootiga Soomaalida lagu siiyaa gudaha dalkooda Soomaaliya

Kenya: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa shalay tagay magaalo xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya, wuxuuna halkaasi kulan uu kula yeeshay madaxwaynaha Kenya Uhuuro Kenyatta, iyadoo labada Madaxweyne ay ka wada in dowladda Kenya dib iskaga soo celiso qaxootiga Soomaalida ah ee dalkaasi ku dhaqan. Madaxwaynayaasha ayaa isku raacay in qaxootiga Soomaalida laga soo celiyo [...]

Continue reading …
Daawo Aqoonyahan kaso Jeedo Sh/hoose oo Shegay Dadkii Qabiilka kudhibaateen Jiray Dadka ku Dhaqan SH/hoose Maantana kudhibaateynaya Dikreeto Dowladeed

Afgooye:(A.M.Network)Aqoonyahan kasoo jeeda gobolka shabeela hoose ayaa ka hadlay dhibaatooyinka heysta shacabka kudhaqan goboka shabeelaha hoose,iyo sida looga bixi karo dhibaatadaasi heysata dadka kudhaqan gobolkaasi. Wuxuuna fariin cad udiray masuuliyiinta dowlada federaalka Soomaaliya si xal loogu helo dhibaatada ka taagan gobolkaasi ee labo iyo labaatan jirsatay mar shaar qabiil & marna shaar dowladeed loo adeegsanayo [...]

Continue reading …
Xasan Sheekh iyo Faroole oo isku weeraray shirkii Jaraa’iid ee goor dhaw ka dhacay Garoowe!!

Pntland: Madaxweyne Xasan Sheekh oo isaguna shirka jaraa’id ka hadlay ayaa sheegay in dawladisu ay leedahay labo hadaf oo waaweyn kuwaasoo ay dawladu hirgelinso. 1) Madaxweynuhu wuxuu sheegay in dawladu ay ku dadaaleyso inaanu dalku kala go’in oo Soomaaliya ay mid noqoto. 2) Wuxuu kaloo Xasan Sheekh sheegay in nabadgelyada dalka iyo xasilintiisa ay tahay [...]

Continue reading …
Madaxweynah Mareykanka oo Hanjabaad u Jeediyay  Dowladda Syria

USA: Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa waxaa uu hanjabaad usoo jeediyay Dowladdala Syria hadii lagu helo in ay adeegsatay Hubka Kiimikada in ay ka’qaadi Doonaan Talaabo Militari. Barack Obama ayaa waxaa uu sheegay in ay Haatan Socdaan Baaritaano Ku’aadan in ay Dowladda Syria isticmaashay Hubka kiimikada iyo in kale waxaana uu ka’dhawaajiyay in ay baaritaanadaasi ay [...]

Continue reading …
Mustaf Maxamed Cali”Dowladda Soomaaliya waa in ay Ka’saartaa Ciidanka Gobolka Bay

Baay: Gudoomiye Ku’xigeenka Gobolka Bay Mustaf Maxamed Cali ayaa waxaa uu ka’dhawaajiyay in Loobaahan yahay In Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya ay Ciidanka Ka’saarto Gudaha Gobolka Bay oo ay Xeryo Uga Sameyso Duleedyada Gobolka Sibuuyiri ay u kala bad baadaan Ciidanka Iyo Dadka Shacabka ah ee Ku’nool Gobolka Bay. Mustaf Maxamed ayaa Sheegay in ay tahay lagama [...]

Continue reading …
Faah’faahin Ayaa Ka Soo Baxaysa Dagaal Culus oo Gudaha Degmada Balcad ka Dhacay

Balcad: Degmada Balcad ee xarunta labaad gobolka Sh/dhexe ayaa waxaa ka dhacay shalay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo ciidamo daacad u ah Guddoomiyaha degmada Balcad, kuwaas oo muddo saacado ah uu dagaal culus ku dhexmarayey gudaha degmada Balcad. Sida warku sheegayo dagaalka oo la isku [...]

Continue reading …
Tababarka Ciidamada Meleteriga Soomaaliya ay ugu jiraaan Xureynta Guud ahaan Dalka Sawirro

Muqdisho: Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta tilaabo dhiiragelin ah u sameeyey askarta cusub ee ciidanka xoogga dalka ee ku jira xerada tababarka Jasiira, kuwaasoo ay tiradoodu gaareyso kun askari. Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Cali Cabdi Wardheere (Cali-yare), ayaa saaka gaarsiiyay cadad Geel ah oo ah hadiyad [...]

Continue reading …
Qasaarihii ka dhashay weerar lagu qaaday xaflad lagu dhaarinayay R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga Sawirro

Talyaaniga: R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga, Enrico Letta, oo maanta xilkiisa loo dhaarinayay ayaa waxa la sheegay in intii lagu guda jiray dhaarintiisii uu irirda hore ee qasriga uu weerar ku qaaday nin aad u labisan kasoo dhawacay laba kamid ah ilaaladii xarunta. Ninka weerarka geestay oo la sheegay in uu waalnaa ayaa isna la [...]

Continue reading …
Madaxwaynaha Soomaaliya oo si wayn loogu soo dhaweeyay Garoowe Sawirro

Garoowe: Madaxwayanah dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wax yar ka hor si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe, xarunta maamulka Puntland. Soo dhawaynta madaxwaynaha iyo wafdigiisa ayaa waxa ka qayb qaatay madaxda sare ee dowladda Puntland iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Garoowe . Marka uu madaxwaynuhu ka soo dagay [...]

Continue reading …
Sababaha Faroole uu ugu ordayo in ladhiso Maamulka Jubaland oo lacadeeyay Danta laga leeyahay maxey tahay?

Puntland: Maxamed Axmed Siciid oo kamid ah Gollaha dhexe ee Samata bixinta Puntland ayaa waxa uu ku eedeeyay Cabdi Raxmaan Faroole madaxweynaha maamulka Puntiland dhibaata uu ka hurinayo guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Kismaayo iyo deeganada Puntiland. Faroole waxa uu ku lug leeyahay arimaha la xariira maamul u sameynta gobalada jubooyinka iyo Gedo, Danta uu [...]

Continue reading …
Wasiir ka tirsan dowlada yaman ayaa la qaatay kooxda lasocodka hubka ee saaran somaliya,yamaniyo eretria

Yemen: Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Yaman Abuu Bakar Al – Qirbi ayaa La Kulmay Guddiga La Socodka Xayiraadaha Hubka ee Saaran Soomaaliya iyo Eretria waxaana uu Kulankoodu ka dhacay Magaalada Sanca ee Caasimadda dalka Yaman. Inta uu Socday Kulanka dhexmaray Wasiirka iyo Guddiga ayaa waxa ay isla soo hadal qaadeen Shaqada Guddiga iyo Wada Shaqeynta [...]

Continue reading …
Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in ay sameeyeen qorshayaal ay wax kaga qabanayaan dhibaatooyin Loo Geysto Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in ay sameeyeen qorshayaal ay wax kaga qabanayaan dhibaatooyin Loo Geysto Suxufiyiinta Soomaaliyeed. Max’ed Saalax Al Nadiif oo ah Danjiraha Midowga Afrika U qaabilsan Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in Suxufiyiinta Soomaaliyeed ay yihiin Kuwa u dhabar Adeegay Howlahooda Shaqo islamarkaana ku shaqeeya Marxalad ay adagtahay in qof weliba uu [...]

Continue reading …
Dowladda Urdun oo Diyaaradaha Dagaalka Israel u Ogolaatay in ay Isticmaalaan Hawadeeda Hadii ay Duqeynayaan Suuriya.

Jordan: Urdun oo Diyaaradaha Dagaalka Israel u Ogolaatay in ay Isticmaalaan Hawadeeda Hadii ay Duqeynayaan Suuriya Sida ay ku warantay jariirada (Le Figaro), ee ka soo baxda dalka Faransiiska boqorka dalka Urdun ayaa dhamaan, hawada dalkiisa u furay diyaaradaha dagaalka ee dalka Israel haddii ay duqaynayaan gudaha dalka Suuriya, taas oo sida jariiradu sheegtay u [...]

Continue reading …
Dowladda Iskutaga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ugu deeqeyso in kabadan 213 Milyan oo dirham

Imaaraadka: Dowladda Iskutaga Iamaaraadka Carabta ayaa sheegtay in Soomaaliya ay ugu deeqeyso in kabadan 213 Milyan oo dirham ,si wax looga qabto dhibaatooyinka weli ka jiro Soomaaliya. Waxaana la sheegay in lacgtaasi deeqda ah loogu talo galay in wax looga qabto arimaha bini’aadnimada ,Waxbarashada,gargaarka deg deg ah,Caafimaadka iyo weliba dib u dejinta. Sidoo kale Dowladda [...]

Continue reading …
Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku wajahan Magaalada Garoowe oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha Puntland

Madaxweynaha dowladda federaalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Axad ah ku wajahan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, isagoo la kulmi doona madaxweynaha Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole. Booqashadan oo aan la ogeyn inta ay qaadan doonto ayaa noqonaysa tii ugu horreysay oo madaxweynaha Somalia uu ku tago Puntland oo [...]

Continue reading …
Mareykanka oo sheegay in Sanadkii lasoo dhaafay ay Soomaaliya ka dhaceen Xad-gudubyo Dhinaca Xuquuqda Aadanaha ah

USA: Warbixin ay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka soo saarto sannad walba laguna soo bandhigo xad-gudubyada dhinaca xuquuqda aadanaha ah ee caalamka ka dhaca ayaa waxaa dalalka looga hadlay ka mid ah Soomaaliya. Warbixinta ayaa lagu sheegay in sannadkii hore ay ka dhaceen Soomaaliya xadgudubyo dhinaca bani’aadamnimada ah, sida Puntland, Somaliland iyo koonfurta Soomaaliya. Xarakada [...]

Continue reading …
Maxaa kasoo baxay Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Uhuru Kenyatta Mombasa ku dhax maray  Sawirro

Kenya: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiiq Maxamuud ayaa maanta safar kooban oo shaqo ku gaaray magaaladda Mombasa ee dalka Kenya halkaasna wuxuu kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane Uhuru Kenyatta. Waxaa Madaxeynaha ku wehliyay safarkiisa R/Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Marwo Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadam, iyo Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax [...]

Continue reading …
Faransiiska oo ay Shaqa La’aantu meel Xun ka mareyso Warbixin

france: Wasaaradda Shaqada ee Faransiiska ayaa Shaacisay in Tirada Dadka Bilaa Camalka ah ama aan Shaqada heyn Dalkaasi ay si la yaab leh sare ugusii keceyso. Bishii March ee tagtay waxay Shaqa La’aantu gaaraysay 3.2 Milyan oo Ruux, iyadoo ay xusid mudantahay in Faransiiska lagu tiriyo Dalka Labaad ee Yurub ka tirsan oo dhanka Dhaqaalaha [...]

Continue reading …
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo ka digay Dhibaato ka Timaada iibka Guryaha

Muqdisho: Xili bilihii la soo dhaafay degmooyinka qaar ee magaalada Muqdisho gobolka Banaadir qol kuyaala uu ka qaalisan yahay filooyin ku yaala degmooyinka kale ee ku yaala magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa arinkaasi waxay waxka waydiisay saxaafada maamulka gobolka Banaadir Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa waxa uu ka warbixiyay waxa arintaan [...]

Continue reading …