Meydka Wiil dhalanyaro ah oo Qeyb ka mid Jirkiisa Lagala baxay Oo laga helay Duleeldka Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la helay meydka wiil yar oo qeybo ka mida jirkiisa ay maqan yihiin. Meyd wiilkan yar oo lagu qiyaasay 4-ilaa 5 sano jir ayaa la aqoonsan waayay iyadoo lagu arkay degaanka Sarkuusta ee duleedka Muqdisho, waxaana dad badan oo...
Posted On 12 Feb 2018