facebook
twitter
youtube
+31685057896 arlaadii@hotmail.com
default-logo
  • Home
  • wararka
  • English news
  • Maqaalada
  • Cayaaraha
  • Dhacdooyinka
  • Contact
BREAKING NEWS
Ciidamada Konfur Galbeed oo Howl ka Sameyay Wadada U dhaxeyso Baydhabo iyo Buurhakaba
Shirkii wasiirada Amniga Ee Maamul Goboledyada Oo Maanta lagu soo Gabagabeeyay Garoowe
Soomaliland Oo Xukun 5 Sano Xabsi Ah Ku Xukuntay Boqor Cusman buurmadow
Madaxweynaha Puntland cabdiwali Gaas oo Sheegay in Dawlada dhexe Aysan Matalin Dalka
Wasiirka Maaliyada Mudane Beyle Oo sheegay In Besha Caalamka Iyo Deeq Bixiyaasha Ay Aamineen Soomaaliya
Qudbadaha Musharaxinta Gudoomiyaha Baarlananka oo Maanta La soo Gaba Gabeynaayio
Dawalada Soomaliya Oo Sharci Daro ku tilmaantay Heshiiskii wasarada Gaashandhiga iyo Shirkada SKA
Hub la Sheegay in lagala Baxay Xerada Imaaradka Oo lagu Kala iibsanaayo Suuqyada Magaalada Muqdisho
Shirka Wasiirada Amniga Dawlada dhexe iyo Kuwa Gobolada oo Ka furmay Magalada Garoowe
Dagaal Xoogan oo Ka dhacay Duleedka Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool
Madaxweyne Farmaajo Oo la kulmay Ciidamada Imaaradka

Day

//April 1, 2018
0

Ciidamo Eeyo wato Oo dadka Iyo Gaadidka Ku baaraya Wadada Maka Al mukarama

Ciidamada Booliska qaybtooda u tababaran Baarista Miinooyinka, ayaa maanta lagu soo daadiyay wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku baarayaan gaadiidka. Ciidankaan ayaa ku sugan ka soo horjeedka Hotel Wehliye, gaar ahaan goobtii uu qaraxa ka dhacay...
Posted On 01 Apr 2018
, By wararka
0

Weerar Is miidaamin ah oo ka dhacay Saldhig Amisom Ee Buula Mareer

Laba nin oo ka tirsan Shabaab oo kaxeynaayay gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay Saldhiga ciidamada Amisom ee Buulo mareer ee Gobolka Shabellaha hoose. Gaadiidka qaraxyada loo adeegsaday ayaa kala ah gaari Dyna ah iyo gaari caasi ah oo laba nin oo...
Posted On 01 Apr 2018
, By wararka
0

Ciidamdii Hore u joogay Xaruunta Golaha Shacabka oo Dib loogu soo celiyaay iyo Cidamdii cusbaa oo laga qaaday

Ciidamadii horay u joogay xarunta Golaha Shacabka Somaliya, ayaa dib loogu celiyay halkaasi saaka oo Axad ah, kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu soo farageliyay Khilaafka Gudoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada. Ciidankan dib loogu celiyay xarunta Golaha Shacabka ayaa ahaa...
Posted On 01 Apr 2018
, By wararka
0

Shabaab Oo qabsadeen Deegaano ka tirsan Shabeelada dhexe

Boqolaal ka tirsan ciidamada Al Shabaab ayaa gudaha u galay deegaanka Cali Fooldheere ee Gobolka Shabellaha Dhexe, kadib markii saaka aroortii ay isaga baxeen ciidamadii Amisom ee deegaankaasi ku sugnaa. Cali Fooldheere ayaa qiyaastii 12-KM waxa ay u jirtaa Degmada Mahadaay ee...
Posted On 01 Apr 2018
, By wararka
0

Kenya oo shegtay In ay Dib u bilaabi doonto Dhismaha Darbiga Xuduuda Soomaliya Ee Muranka Ka dhashay

Dalka Kenya ayaa la sheegayaa in ay si KMG ah u joojiyeen dhismaha darbiga xagga amniga oo ka wadeen xadka Soomaaliya, darbiga waxaa uu dherer ahaan gaarayaa 700 oo KM. Gudoomiyaha Mandhera Cali Roba ayaa sheegaya in uu dhismaha uu istaagay kadib markii ay kulan la qaate...
Posted On 01 Apr 2018
, By wararka
0

Akhriso Tirada Rasmiga Ee Xildhibaanada Saxiixay Kalsooni Kala Noqoshada Gud. Jawaari.”HADII 184 XILDHIBAAN SAXIIXEEN SHARCIYAD NOOCEE UU KUJOOGI KARAA”

Posted On 01 Apr 2018
, By editor
banner
banner
banner
banner
banner

Daawo Shariif Xasan Dhibaatada Uu Ku hayo Afgooye

banner

Shafiif Xasan iyo Madeer oo Gacantooda Kusoo qortay Xildhibaanada Kg

banner

BANANBAX KA DHAN AH MAAMULKA AFGOOYE IYO TALIYAHA BOOLISKA DEG.

banner

Dhageyso Shariif Xasan Oo Xuquuqdii Beesha Macalin Weyne Siiyay Qof Kasoo Jeeda Gedo

banner

Masuuliyiin Ku Goodiyay In Dacwad Caalami Ah Ka Gudbin Donan Shariif Xasan

banner

Tiisa Daryeele Ayaa Tukale Ku dara Shariif Xasan oo ku..

banner
banner
© Copy Right 2006 - 2015 Arlaadii.net - All Rights Reserved.                                  Site Designed & Developed by Eng.Abukar Macalin