we

Abwaan Guure,Inanta yaa ku casuumay yaa iridka dhaafsiyay”Xilka Odayga Yaa abay

Filed under: MAQAALO |

Muqdisho:(A.M.Network) Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guure ayaa Gabay qiiro badan ka tiriyay dhacdadii 4-ta bishan lagu xasuuqay dad isugu jiray Mas’uuliyiin, Suxufiyiin iyo shacab ee lagula beegsaday golihii murtida & mada daalada ee Tiyaatarka, oo qarax ismiidaamin ah, kadib markii ilaalada goobta ee munasabada ka socotay ay soo dhaafsiyeen qof Dumar ah iridka iyo dadkii wax baarayay.
Abwaan Guure ayaa Gabay halku dhigiisu yahay Inanta,ayuu ka jeediyaya kulankii habeen hore uu Madaxweynaha ku casuumay saxafiyiinta magaalada Muqdisho,Gabaygaasi ilaa & hada aan jawaabtiisa la helin
HOOS KADAAWO GABAYGA OO COD & SAWIYO ISKUGU JIRA.



Inta jeer ee la aqristay :29
Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed
www.arlaadii.net
arlaadii@hotmail.com
wardiile2011@hotmail.com

3 Responses to Abwaan Guure,Inanta yaa ku casuumay yaa iridka dhaafsiyay”Xilka Odayga Yaa abay

  1. 私は発見 ウェブログブログ サイト Googleでとテストあなたのあなたのいくつ初期の記事。アップ続ける 維持するために維持する 非常に良い優れたが動作します。 I ただ 更 |リーダー私のMSN インフォメーションニュースにあなたのRSSフィードまで。 をお探しの検索 前進から勉強 もっと!あなたしばらく後でから?

    ¥ë¥¤¥ô¥£¥È¥ó ¥À¥ß¥¨
    May 19, 2013 at 11:51 pm

  2. You made some decent points there. I looked on the internet for the issue and found most individuals will go along with with your website.

    Modcloth Coupon
    May 20, 2013 at 6:25 am

  3. Thanks for sharing superb informations. Your website is very cool. I’m impressed by the details that you’ve on this blog. It reveals how nicely you understand this subject. Bookmarked this website page, will come back for extra articles. You, my friend, ROCK! I found simply the information I already searched all over the place and simply could not come across. What a great web-site.

    WAYFAIR COUPONS
    May 20, 2013 at 11:18 am

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>