Mogadisho:(A.M.Network) Hay’adda nabad sugida qaranka ee Dowladda KMG ah ayaa maanta soo Bandhigtay wiil dhalinyaro ah oo ka tirsan maleeshiyada Al-qaacidda oo Shalay laga soo qabtay isgooyska Ex-koontorool Af-gooye xili uu watay Waxyaabaha Qarxa in kastoo muuqaalka wax yaabaha qarxa uu yahay mid lagu dhex xiray Mobil Hey’ada nabad suguda ayaa soo ban dhigtay Mobilka iyo wax yaabaha kale ee loogu tala galay in lagu qarxiyo.
Inta jeer ee la aqristay :21
Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed