Mogadisho:(A.M.Network) Wararka aanu ka heleyno magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in goor dhaweyd lagu dilay labo ruux mid ay tahay dumar suuqa doorada ee magaalada Baydhabo.
Wax ala wixii kusoo kordha laka soco wararka dambe ee shabakada Arlaadii.net
Inta jeer ee la aqristay :19
Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed