we

Al-shabaab oo soo bandhigtay aqoonsi Sarkaal ka tirsan ciidamada Burundi

Filed under: SOMALIA NEWS |

Mogadisho:(A.M.Network) Xarakada Al-shabaab saraakiil ka tirsan ayaa sheegay iney habeenkii talaadada ee la soo dhaafay weerar gaadmo ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada AMISOM ee jooga degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Saraakiisha Al-shabaab ayaa intaa ku daray in sarkaalkaas uu ahaa taliyaha ciidamada AMISOM ee jooga degmada dayniile, ayna ku dileen howlgal ciidamo gaar ah ay ka fuliyeen gudaha degmada Dayniile, iyagoo xusay in sidoo kale ay qaarajiyeen askar ilaalo u aheyd sarkaalkaas oo ay balan qaadeen iney magaciisa soo bandhigi dooonaan.


Ilaa iyo hadda Saraakiisha Midawga Afrika kama aysan hadlin docomintigan shabaabka soo bandhigeen.

Inta jeer ee la aqristay :29

Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed

www.arlaadii.net

arlaadii@hotmail.com

wardiile2011@hotmail.com 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>