Mogadisho:(A.M.Network) Madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, ayaa maanta kabadbaaday weerar ay al Shabaab rabtay in ay ku qaarijiso Madaxweyne Shariif oo ay ku soo qaadday kolonyo baabuur ah oo Madaxweynaha sidday,Sida AMISOM ku warrantay Madaxweynuhu wuxuu ka soo laabtay socdaal uu ku tegey magaalada Afgooye oo mar dhow laga saaray ciidanka al Shabaab.
Inta jeer ee la aqristay :131
Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed