we

Daawo Shirka Istanbul oo maalintii Labaad galay, & Muqaal cusub

Filed under: SOMALIA NEWS |

Mogadisho:(A.M.Network) Shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlay ee ka socday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa galay maalinkiisii labaad, iyadoona maanta looga hadlayo arrimaha siyaasadda iyo sidii loo soo afjari lahaa khal-khalka siyaasadeed iyo daganaansho la`aanta mudada labaatanka sano kor u dhaaftay ee ka taagan Soomaaliya.
Warar ayaa sheegaya in ergadii ka socotay Somaliland Maamulka la magacabay ay shirka isaga baxeen kadib markii ay sheegeen inuusan quseynin Siyaasadda Soonmaaliya.


Inta jeer ee la aqristay :74

Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed

www.arlaadii.net

arlaadii@hotmail.com

wardiile2011@hotmail.com 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>