Mogadisho:(A.M.Network) Gudoomiyaga gobolka Sh/hoose oo ka hadlay degmada Afgooye sheegayna in ay tahay Afgooye meesha ugu muhimsan ee gobolka shabeelaha hoose,inta ka dhiman gobolkana ay xureyn doonan,LEEJADA lagu soo rogay shacabka reer Afgooye uu kutil maamay wax ay shacabka ka codsadeen maadaama ay jirto dhaqaale daro si loo xureeyo inta ka dhiman gobolka.
DHAGEYSO GUDOOMIYAHA GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE,CABDULQADIR MAXAMED NUUR SIIDII
Inta jeer ee la aqristay :35
Arlaadii waa hoyga wararka Soomaaliyeed