facebook
twitter
youtube
+31685057896 arlaadii@hotmail.com
default-logo
  • Home
  • wararka
  • English news
  • Maqaalada
  • Cayaaraha
  • Dhacdooyinka
  • Contact
BREAKING NEWS
Ciidamada Konfur Galbeed oo Howl ka Sameyay Wadada U dhaxeyso Baydhabo iyo Buurhakaba
Shirkii wasiirada Amniga Ee Maamul Goboledyada Oo Maanta lagu soo Gabagabeeyay Garoowe
Soomaliland Oo Xukun 5 Sano Xabsi Ah Ku Xukuntay Boqor Cusman buurmadow
Madaxweynaha Puntland cabdiwali Gaas oo Sheegay in Dawlada dhexe Aysan Matalin Dalka
Wasiirka Maaliyada Mudane Beyle Oo sheegay In Besha Caalamka Iyo Deeq Bixiyaasha Ay Aamineen Soomaaliya
Qudbadaha Musharaxinta Gudoomiyaha Baarlananka oo Maanta La soo Gaba Gabeynaayio
Dawalada Soomaliya Oo Sharci Daro ku tilmaantay Heshiiskii wasarada Gaashandhiga iyo Shirkada SKA
Hub la Sheegay in lagala Baxay Xerada Imaaradka Oo lagu Kala iibsanaayo Suuqyada Magaalada Muqdisho
Shirka Wasiirada Amniga Dawlada dhexe iyo Kuwa Gobolada oo Ka furmay Magalada Garoowe
Dagaal Xoogan oo Ka dhacay Duleedka Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool
Madaxweyne Farmaajo Oo la kulmay Ciidamada Imaaradka

Ciidamo Malatari oo lagu weeraray Magalada Muqdisho

Posted On 16 Apr 2018
By : wararka
Comment: 0

Ciidamo ka tirsan Millitariga Somaliya oo watay gaari nuuca dagaalka ah gaar ahaan Cabdi Bile ayaa caawa waxaa lagu weeraray nawaaxiga Warshadda Caanaha ee Magaalada Muqdisho caasimadda Somaliya.

Rag hubeysan ayaa Ciidamadan oo halkaasi marayay waxa ay ku rideen qoriga 7-ka, kaasi oo si weyn looga maqlay xaafadaha ku hareereysan Warshadda Caanaha, sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka.

Ciidamada Millitariga ee la weeraray ayaa intaasi kadib waxa ay rideen rasaas fara badan oo ay uga jawaabeen ragga soo weeraray ee loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin xoogaga ururka Al-shabaab, kuwaasi oo goobta ka baxsaday.

Si dhab ah looma oga 7-ka ay rideen Dabelyda hubeysan inuu ku dhacay gaariga iyo in kale, maadaama xilli habeen ah ay tahay, xaqiiqada jirtana aanan la ogaan karin.

Saraakiisha Ciidanka Millitariga weli kama aanay hadlin weerarkan caawa dhacay, bale wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya halkaasi ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ay wadaan baaritaano amni xaqiijin ah.

Mararka qaar waxaa dhaca weeraro gaadmo ah oo isugu jira Qaraxyo iyo dilal oo ururka Al-shabaab ay ka geystaan Magaalada Muqdisho, ilaa hadda Ciidanka Dowladda lama imaan qorshe cad oo ay kaga hortagayaan weerarada gudaha Magaalada ay ka geysanayaan Shabaab.

HALKAN KALA SOCO WARAR KEENA CUSUB LANA WADAAG ASXAABTAADA Share on FacebookShare on TwitterShare on Google+Share on LinkedinShare on Pinterest

Share this:

  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Facebook (Opens in new window)
  • Click to share on Google+ (Opens in new window)

Related

Xafiiska Warqabadka Arlaadii.net
  • google-share
Previous Story

Maamulka Soomaliland oo sedex Sano Xabsi ku Xukumay Abwaanad Naciima Qorane .

Next Story

Sarkaal Ka tirsan Ciidamada Juba land Oo Xaskiisa Ku Toogtay Kismaayo

Leave a Reply Cancel reply

*
*

banner
banner
banner
banner
banner

Daawo Shariif Xasan Dhibaatada Uu Ku hayo Afgooye

banner

Shafiif Xasan iyo Madeer oo Gacantooda Kusoo qortay Xildhibaanada Kg

banner

BANANBAX KA DHAN AH MAAMULKA AFGOOYE IYO TALIYAHA BOOLISKA DEG.

banner

Dhageyso Shariif Xasan Oo Xuquuqdii Beesha Macalin Weyne Siiyay Qof Kasoo Jeeda Gedo

banner

Masuuliyiin Ku Goodiyay In Dacwad Caalami Ah Ka Gudbin Donan Shariif Xasan

banner

Tiisa Daryeele Ayaa Tukale Ku dara Shariif Xasan oo ku..

banner
banner
© Copy Right 2006 - 2015 Arlaadii.net - All Rights Reserved.                                  Site Designed & Developed by Eng.Abukar Macalin