Warning: Declaration of DropDown_Nav_Menu::start_lvl(&$output, $depth) should be compatible with Walker_Nav_Menu::start_lvl(&$output, $depth = 0, $args = Array) in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-content/themes/worldwide-v1-02/include/plugin/dropdown-menus.php on line 177 Warning: Declaration of DropDown_Nav_Menu::end_lvl(&$output, $depth) should be compatible with Walker_Nav_Menu::end_lvl(&$output, $depth = 0, $args = Array) in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-content/themes/worldwide-v1-02/include/plugin/dropdown-menus.php on line 177 Warning: Declaration of DropDown_Nav_Menu::start_el(&$output, $item, $depth, $args) should be compatible with Walker_Nav_Menu::start_el(&$output, $item, $depth = 0, $args = Array, $id = 0) in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-content/themes/worldwide-v1-02/include/plugin/dropdown-menus.php on line 177 Warning: Declaration of DropDown_Nav_Menu::end_el(&$output, $item, $depth) should be compatible with Walker_Nav_Menu::end_el(&$output, $item, $depth = 0, $args = Array) in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-content/themes/worldwide-v1-02/include/plugin/dropdown-menus.php on line 177 wararka maanta-arlaadii.net » Mareekanka oo Sheegay in Duqeymo Lagu Dilay Shabab ay ka dhacday Jubooyinka Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284

Mareekanka oo Sheegay in Duqeymo Lagu Dilay Shabab ay ka dhacday Jubooyinka

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka Mareykanka Afrika ee AFRICOM ayaa waxaa lagu faah faahiyay duqeyn diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ka geysteen saldhig ururka Al Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka Araare ee gobolka Jubbada Hoose.
Mareykanka ayaa sheegay duqeyntan oo dhacday 14-kii bishan oo shalay ku begneyd inuu ku dilay Afar xubnood oo argagixiso ah islamarkaana hadda la qiimaynayo haddii dad rayid ahi ay ku dhinteen duqeyntaasi.

Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in duqayntu ay timid kadib markii ciidanka ay wada shaqaynta leeyihiin la kulmeen rasaasayn, iyadoo hawlgalkaasi oo ay hogaaminayeen Somalidu islamarkaana aanay ku jirin ciidamada Maraykanka.

Taliska AFRICOM ayaa qoraalkiisa ku sheegay Duqeyntan in ay garab ka siiyeen ciidanka gaarka ah ee Kummaandooska Somaliya, islamarkaana ay sii wadayaan duqeymaha nuucaan oo kale ah.

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa muddooyinkii dambe waxa ay kordhiyeen duqeymaha ay la beegsanayaan saldhigyada Shabaab ay ku leeyihiin gobolada dalka gaar ahaan gobolada Jubbooyinka.

Xafiiska Warqabadka Arlaadii.net

Leave a Reply

*