we

Duqa Magaalada Baydhabo oo qarax Miino Ka bad baaday.

Filed under: SOMALIA NEWS |

Duqa Magaalada Baydhaba Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta ka bad baaday qarax miino Oo lagu doonayay In lagu qaarijiyo.

Xasan Macalin Axmed Biikole ayaa waxa uu ka bad baaday qarax miino oo aad u xooganaa kaasi ooka dhacay afaafka Hore ee gurigiisa.

Goobta oo qaraxa ka dhacay ayaa waxaa durba soo gaaray ciidamada Maamulka Degmada iyagoo baaritaano sameeyay.

Macada qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka wararka qaar ayaana sheegay in ay jirto waxyeelo goobta ka dhalatay.

Kama uusan hadlin gudoomiyha weerarka ilaa iminka mana jiro cid sheegatay weerarkaasi.

Xafiiska Muqdisho.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>