Daawo Ciyaaryahan Caan Ah Oo Ka Tirsan Kooxda Arsenal Oo Muslimiinta Kaga Yaabiyay Sida Cajiibka Ah Uu Qur’aanka U Aqrinayo

Xiddiga reer France iyo kooxda The Gunners FC Arsenal Abou Diaby ayaa waxa uu noqday ama loo qiray laacib aad u cod macaan oo Quraanka Kariimka ku aqrin kara Tajwiid ahaan . Xiddigaan oo Masjid ku yaala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ka aqriyay Quraanka Kariimka ayaa waxa uu soo jiitay dhegaha dad badan. 

Ciyaaryahan Abou Diaby waa mid ka mid ah laacibiinta Dunida ugu dhirirka badan , dhirirkiisana waa 1,91 wuxuuna noqday laacibkii ugu horeeyay oo Quraanka Kariimka ka aqriya Saxaafada horteeda isaga oo Kutaab ka aqrin waliba dusha sare ka xafiday.

Xafiiska Warqabadka Arlaadii.net
webmaster@arlaadii.net / Arlaadii@hotmail.com

Leave a Reply

*