Daawo Muuqaal Xiiso Badan Orod Yahan Jabuutiyaan Ah Oo Daqiiqadihii U Danbeeyay Si Dhib Leh Lagaga Badiyay Orodka 1500m Final LAAF Diamond League Rome 2014

Halkan ka daawo  muuqaal xiiso badan orod yahanka u dhashay dalka Jabuuti oo lagu magacaabo Ayaanleh Saleebaan oo wacdaro ka dhigay orodka 1500m  Final IAAF Diamond League Rome 2014 balse daqiiqadihii u danbeeyay si dirqi ah lagaga badiyay.

 

Xafiiska Warqabadka Arlaadii.net
webmaster@arlaadii.net / Arlaadii@hotmail.com

Leave a Reply

*