Warning: Declaration of DropDown_Nav_Menu::start_lvl(&$output, $depth) should be compatible with Walker_Nav_Menu::start_lvl(&$output, $depth = 0, $args = Array) in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-content/themes/worldwide-v1-02/include/plugin/dropdown-menus.php on line 177 Warning: Declaration of DropDown_Nav_Menu::end_lvl(&$output, $depth) should be compatible with Walker_Nav_Menu::end_lvl(&$output, $depth = 0, $args = Array) in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-content/themes/worldwide-v1-02/include/plugin/dropdown-menus.php on line 177 Warning: Declaration of DropDown_Nav_Menu::start_el(&$output, $item, $depth, $args) should be compatible with Walker_Nav_Menu::start_el(&$output, $item, $depth = 0, $args = Array, $id = 0) in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-content/themes/worldwide-v1-02/include/plugin/dropdown-menus.php on line 177 Warning: Declaration of DropDown_Nav_Menu::end_el(&$output, $item, $depth) should be compatible with Walker_Nav_Menu::end_el(&$output, $item, $depth = 0, $args = Array) in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-content/themes/worldwide-v1-02/include/plugin/dropdown-menus.php on line 177 wararka maanta-arlaadii.net » Barakacayaal Ku Nool Gobolka Banaadir oo Deeq Dawo Ah La Gaarsiiyay islamarkasna Codsaday Gar gaar Cunto ah+SAWIRO. Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/9/4/e/arlaadii.net/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284

Barakacayaal Ku Nool Gobolka Banaadir oo Deeq Dawo Ah La Gaarsiiyay islamarkasna Codsaday Gar gaar Cunto ah+SAWIRO.

Naag Canug wadata oo Daawo la siinayoDhakhaatiir Soomaali ah oo ka qalin Jabiyay Jaamacadaha ku yaalla Muqdisho ayaa maanta oo Jimco waxay deeq dawo ah gaarsiiyeen dadka barakacayaasha ee ku nool degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Gobolada Bay iyo Bakool ayay u badan yihiin Dadkaan Soo barakacay ee Cuntada loo qeybiyay.

Sidoo kale Barakayaashan ayaa waxaa kamid ahaa dad Kasoo Barakacay gobolada kale dalkas ida Gobolka Shabelaha Dhexe,Jubbada Dhexe,Jubada Hoose iyo Hiiraan.

Baaritaankaan ayaa Waxaa Goob joog ka ahaa Maamulka Degmada Kaaraan oo uu horkacayay Guddoomiyaha Degmada Kaaraan,iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir.

Dadka barakacayaasha ee la siiyay dawadaan ayaa sidoo kale waxaa loo sameeyay baaritaan caafimaad iyagoo laga baaraya cuduro kala duwan oo ay qabeen.

Dadkaan ayaaa waxaa saameyn ku yeeshay Abaaro ka dhacay gobolada ay ku noolaayeen islamarkaasna ay ku adkaatay nolosha.

Ugu dambeyn Dadkaan Barakacaasha ah ayaa ka codsaday Dowladda Dhexe iyo Hay’adaha Gar gaarka inay lasoo gaaraan cunto maadaama ay heysato dhibaato cunno la’aan.

Sidoo kale waxay dalbadeen Bacyaal ay ka dhigtaan Hooy ay kaga kambadaan Qoraxda iyo Roobka.

SAWIRO DHEERAAD AH HOOS KA FIIRSO.


Naag Canug wadata oo Daawo la siinayoHaween Dawo la siinayo Gudomiyaha Kaaran iyo Xasan Wiish Dhaqaatiir Daawo2 Daawo Arisona oo waraysanaya Kalkaaliye 10906448_1541941782711242_7002973707737020782_n 10906312_1541942236044530_8337270330988020756_n 10897909_1541942332711187_4395326630612450397_n 10888411_1541942379377849_4263828866896253091_n 10885188_1541941729377914_2246742752275987016_n 10882343_1541941712711249_2343763981307995123_n 10881846_1541941792711241_3197237531407517717_n 10868044_1541942326044521_3044208940450738811_n 10624791_1541942276044526_2833487313350996929_n 10428719_1541941816044572_2816973021244802060_n 10301294_1541941619377925_4476448134123563819_n 10408091_1541941612711259_8779341517689872776_n 10410962_1541942476044506_8328102981198614989_n 10422305_1541941779377909_4985120145044154980_n

Xafiiska Warqabadka Arlaadii.net

Leave a Reply

*