arl
SOMALIA NEWS

Daawo Muuqaalkii Qaraxyadii iyo Weeraradadii Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay UNDP

4:41 pm | Muqdisho: Waxaa Maanta Qaraxyo iyo Weeraro qorsheesan Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada…

R/Wasaaraha Soomaaliya Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda Warbixin

3:07 pm | Muqdisho: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa si kulul u…

Iskaashi ay dhanka Milatariga ka samaynayaan ayeey ka wada tashadeen Soomaaliya iyo Saudi Arabia

2:42 pm | Riyadh: Iskaashi ay dhanka Milatariga ka samaynayaan ayeey ka wada tashadeen Soomaaliya iyo Saudi Arabia.…

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu qaday Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho

1:43 pm | Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan soomaaliya Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa si…

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo QM Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta ka Dhacay Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho

1:34 pm | Muqdisho: Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey QM…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Sheegay in Afar Qof Ajaaniib ku Dhinteen Weerarkii Xarunta UNDP Sawirro

1:20 pm | Muqdisho: Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo goor dhow shir…

Qaabkii uu u dhacay Weeraradii Ismiidaaminta ahaa iyo Dagaalkii Tooska ahaa ee ka dhacay Xarunta UNDP Sawirro

11:24 am | Muqdisho: Waxaa Maanta Qaraxyo iyo Weeraro qorsheesan Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada…

Alshabaab oo Barta Twetter-ka soo dhex dhigay Qoraal ku saabsan Weerarka Xarunta UNDP Warbixin

11:10 am | Alshabaab ayaa waxa ay gowr dhow Barta Twetter-ka au ku leeyihiin soo dhigay Warqoraal ah…

Cabdi Kaafi Hilowle Kii bam tuuro iyo kii bastoolad wax ku dila, isla goobta lagu qabtay ayaa lagu tooganaya

10:10 am | Muqdisho: Xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan ayaa sheegay inay kooxaha ka…

Qaraxyo Xoogan wali ka dhacaya Xarunta UNDP iyo Ciidanka Gaashaan oo hada galaya xaruntaasi

10:02 am | Muqdisho: Waxaa Wali Qaraxyo iyo Rasaas Xoogan kasocotaa gudaha Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNDP…

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo saaka howlgal ka wada mid ka mid ah degmooyinka qadiimiga ah

7:43 am | Muqdisho: Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howl gal ballaaran ka wada degmada…

Somaliland oo markii u horeysay hawadeeda ka celisay diyaarad fasax ka heysatay dowladda Soomaaliya Warbixin

7:15 am | Somaliland: Maamulka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in markii u horeysay ay u diiday in…

Shabakada Awood Siinta naafada (SODEN) oo maanta Shaqo abuuris u sameysay Cuuryaamiin fara badan lacag kaash ahna ku wareejisay Sawirro

5:47 pm |  Muqdisho: Labaatan ruux oo cuuryaamiin ah ayaa maanta waxaa lacago kaash ah iyo sanaadiiq ah…

Gudiga Baarlamaanka u qaabishan Garsoorka, Diinta iyo Awqaafta oo la kulmay Macalimiinta Duqsi Qu’aanka Muqdisho Sawirro

5:13 pm | Muqdisho: Waxaa maanta Muqdisho ka dhacay kulan ay yeesheen Xubna ka tirsan Gudiga baarlamaanka u…

Dowladda Soomaaliya oo Soo Gabagabeysay Qaabka ay isugu Shandheyn Laheyd Wasiiradda Warbixin

4:08 pm | Muqdisho: Xog aan ka helnay Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somalia, ayaa sheegeysa in Dowladda Somalia…

Kenya oo Al-Shabaab u keen sanaysa Diyaaradaha Wax basaas iyo Dagaal Nooc cusub oo ay qorshaysteen.

2:54 pm | Kenya:(A.M.Network) Saraakil kenyaan ah oo la hadlay shabakad maraykanka laga leeyahay ee wax ka qorta arimaha…

.
sntv
Col,shaatigaduud3
shaatiga
shaati0

Maxaad Ka Ogtahay Xanuunka Gaaska (Gastric)

7:25 am | Xanuunka gaasku waa xanuun ku dhaca caloosha iyo mindhicirka loo yaqaan duodenum-ka  oo ay keentay ili-ma aragtayga loo yaqaan  helicobacter pylori. Hadaba xanuunkan ayaa ah xanuun aad u saameeyey bulsha waynta somalied isla markaana ay qabaan 4 qof ee meel wada jooga mid aba laba kamida taasi ayaa ka timi aqoon daro ka haysa bulshada…

Maxaad Ka Ogtahay Xanuunka Gaaska (Gastric)

Daawo Muuqaalkii Qaraxyadii iyo Weeraradadii Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay UNDP

4:41 pm | Muqdisho: Waxaa Maanta Qaraxyo iyo Weeraro qorsheesan Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay UNDP oo kutaal agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ragan Shabaab katirsanaa oo aad u hubeesnaa sidoo kale watay Dareeska Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa Xaruntaasi galay kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay albaabka…

Daawo Muuqaalkii Qaraxyadii iyo Weeraradadii Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ku galeen Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay UNDP

Monaco Oo Dalab Qiimihiisu Sareeya Ku Dooneysa Xiddigaha El Shaarawy Iyo Boateng

11:35 am | Channel-ka Mediaset Premium ee dalka Talyaaniga ayaa daboolka ka qaadaya in kooxda Milan ay wadahadalo kula jiraan kooxda Monaco oo lagu waramayo in dalab aad u sareeya ay ku doonayaan saxiixa labada xiddiga ee Milan Kevin-Prince Boateng iyo saaxibkiisa Stephan El Shaarawy. Ku xigeenka madaxa kooxda Milan Adriano Galliani ayaa gaaray Monaco si wadahadalada mulkiilaha…

Monaco Oo Dalab Qiimihiisu Sareeya Ku Dooneysa Xiddigaha El Shaarawy Iyo Boateng

Col,Hassan Mohamed Nuur (Shaargaduud) and Humanitarian impact in Somalia 1996-2006

4:38 pm | Baydhabo janaay:(A.M.Network)It was in the middle of 1997 when I first met Col. Hassan Mohamed Nuur Shaargaduud,   in the outskirts of Baidoa town, where he led Rahanweyn Resistant Army (RRA) fighters against General Mohmamed Farah Aidid militiamen occupation in Bay and Bakool. I was one of the few Local UN humanitarian staff that used to…

Col,Hassan Mohamed Nuur (Shaargaduud) and Humanitarian impact in Somalia 1996-2006

Qolo qolo ma joogtee Qaran ayaan u Talabsanayee Kismaayooy hortaada fiiri (Qoraal Xiisa badan)

4:50 pm | Kismaayo: Siyaasadaha Qalafsan iyo Dagaalka ka dhacay Magaallada Kismaayo, ayaa waxa uu dib u dhac ku sameyn karaa Rajada Qaran ee iminka ka soo bidhaanta Somalia,iyadoona ay Kooxda Alshabaab ka faa’iideysan karto Qalalaasaha Siyaasadeed ee Kismaayo. Kismaayo, ayaa waxaa isku haya Beelo Shaatiyo kala duwan loogu soo labisay, Qeyb’baa waxa ay kusoo labisteen Shaatiyo Kenyati…

Qolo qolo ma joogtee Qaran ayaan u Talabsanayee Kismaayooy hortaada fiiri (Qoraal Xiisa badan)

ARIMAHA BULSHADA

Nin u dhashay Britain oo si mucjiso ah uga soo dhacay Dabaqa 15-aad iyo Dhakhaatiirta oo la yaabtay

3:01 pm |  Brighton: Nin lagu Magacaabo Tom Fell Stilwell oo (20-jir ah), una dhashay ama ka soo jeeda degmada Brighton ee dalka Ingiriiska, ayaa mar kaliya la arkay isaga oo cirka ka qaylinaya kana soo duulay dabaqa shan iyo tobnaad ee uu…

Dagaal ka bilaawday duleedka Jowhar kadib weerar gaadma ah oo saaka dad badan lagu laayay.

10:38 am | Jowhar: Waxaa inyar ka hor bilaawday dagaal xooggan oo u dhexeeya laba beelood oo wada…

Dhacdo layaab leh oo dhex martay Gabar Muslimad ah iyo Naag Gaal ah

10:46 am | Macalimd ayaa fasal soo gashay, kadib ayay u sheegtay ardaydii inay tahay mulxidad, (Ilaah-diid). Markaas…

Dhacdo xanuun badan Ninkan markuu sheegay inuu Muslim yahay ayaa sidan loo galay!!

1:57 pm | USA: Wiil Mareykan ah oo Cilmiga Shineemada barta ayaa Tooreey la dhacay Nin Taksiile Muslim…