Xildhibaan Ibrahim Yarow “Waxaa Lajooga Xiligii Jawaari Uu Noqon Lahaa Howlgab Kana Fariisan Lahaa Howlaha Qaran”
Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow isagoo ku hadlayay magaca Aqlabiyada Xildhibaanada isku deegaanka laga soo doortay ayaa talooyin wax ku ool ah ujeediyay Guddoomiyaha gollaha Shacabka ee Mooshinka kayaala Maxamed Cusmaan Jawaari. Xildhibaan Ibrahim Isaaq Yarow Talooyinka uusoo...
Posted On 27 Mar 2018